Monthly Archives: June 2018

DAAWO: Suldaanka Guud Ee Beesha Ayuub Oo Ka Soo Hor-jeestay Ergo Beeshooda Uga Qayb-gashay Shirka U Socda Beelaha Garxajis

(SLT-Hargeysa)-Suldaanka guud ee beesha Ayuub Suldaan Aadan Suldaan Amiin Suldaan Faarax ayaa ka soo hor-jeestay ergo beeshooda uga qayb-galaysa shirka buurta gacan-libaax uga

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: Xildhibaan Reer Awdal Ah Oo La Ilmeeyey Cadaalad-darro Ay Samaysay Xukuumadda Madaxweyne Biixi

(SLT-Boorama)-Xildhibaan Xasan Axmed Caynaan oo ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama ayaa xukuumadda Somaliland ku dhaliilay sida ay ugu gurmatay dadkii

Posted in focus, News | Leave a comment

Qalbi Dhagax Iyo Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Kulmay

(SLT-Addis Ababa)-Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Sar sare ee Jabhada ONLF oo dowladda Soomaaliya ay ku wareejisay Itoobiya

Posted in focus, News | Leave a comment

“Farmaajo Ha Na Xukumee Meesha Iska Tag Muuse Biixi-ow…”Qoys Uu Madaxweyne Muuse Biixi Ku Haysto Beertooda Oo Si Qiiro Leh U Hadlay + Carruur Iyo Hooyooyin Laga Xidh-xidhay

(SLT-Hargeysa)-Qoys Uu Madaxweyne Muuse Biixi Ku Haysto Beertooda Oo Si Qiiro Leh WarbaahintaUla Hadlay + Carruur Iyo Hooyooyin Xidh-xidhay, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in English, focus, News | Leave a comment

Masar Iyo Jabuuti Oo Ka Wada Hadlay Xaalladda Soomaaliya Iyo Ammaanka Badda Cas.

(SLT-Qaahira)-Wargeyska Maalinlaha ee Al-masri Alyoon ee ka soo baxa magaalladda Qaahira ayaa qoray in Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Masar, Samiix Shukri iyo dhigiisa

Posted in focus, News | Leave a comment

Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Soo Gaadhay Muqdisho

(SLT-Muqdisho)-Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti Cali Xasan Bahdoon ayaa maanta soo gaadhay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Waftigan ayaa

Posted in focus, News | Leave a comment

Xornimo Sibigla’ iyo Xusuustii Ingiriiska W/Q: Yaxye Xanas

Gummaystihii Qaaradda Afrika boobay ee kusoo duulay sannadihii 1880-1970 oo loogu yeedhi karo qarnigii gumaysiga dadyawga madowga ah ayna xoog kusoo galeen ciidamadda

Posted in Articles | Leave a comment

Tuugtu waa laba qaybood Tuug jeeb “Bilayska Raadiya” Tuug Siyaasi ah “Bilayska Ilaaliya”

Tuug hore “jeebka” isaga ku dooranaaya ku dabo-galaaya wuxu doonayaa inuu xado waxa ku jira jeebkaaga ama boorsadaada keliya Dadku wey neceb yihiin

Posted in Articles | Leave a comment

Jaamacadaw Xaal Qaata !!! Ma shahaado Mise Shaxaad?

Qalinka umaan qaadan inaan qoraal dheer akhristayaal idinla wadaago balse waxaan jeclayst ay inaan idinla wadaago inamo muuqaalkoodu wacnaa oo sheegay inay ka

Posted in Articles | Leave a comment

DAAWO: Madax-dhaqameedka Beeshii Ugu Horraysay Ee Lagu Casuumo Shirka Beelaha Garxajis Oo U Ambabaxay Buurta Gacan-libaax

(SLT-Hargeysa)-Madax-dhaqameedkii Beeshii Ugu Horraysay Ee Lagu Casuumo Shirka Beelaha Garxajis Oo U Ambabaxay Buurta Gacan-libaax, Halkan hoose ka DAAWO warkan

Posted in focus, News | Leave a comment