Monthly Archives: February 2018

Qaramada Midoobay iyo Somaliland Oo Ka Wadahadlay Mashruuca JPLG.

(SLT-Hargeys-)Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa kulan gaara la qaatay Wefti ballaadhan oo ka socday qaramada midoobay oo uu hoggaaminayey ku-xigeenka Ergayga Gaarka

Posted in Focus, News | Comments Off on Qaramada Midoobay iyo Somaliland Oo Ka Wadahadlay Mashruuca JPLG.

DAAWO: Xisbiyada Mucaaridka ah Oo Ka Digay Muddo Kordhin Loo Sameeyo Golaha Wakiillada.

(SLT-Hargeysa)-Xisbiyada Mucaaridka ah ayaa ka digay in muddo kordhin loo sameeyo golaha wakiillada Somaliland.

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xisbiyada Mucaaridka ah Oo Ka Digay Muddo Kordhin Loo Sameeyo Golaha Wakiillada.

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay

Hargeysa (Somalilandtoday)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa oo uu

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay

Somalia: Taliyayaasha Booliska, Nabadsugidda iyo Asluubta Oo La Magacaabay.

(SLT-Muqdisho)-Madaxwaynaha Somalia ayaa magacaabay taliyeyaasha Booliska, Nabadsugida iyo Asluubta  kaddib shir degdeg ah oo ay goor dhowayd yeesheen Golaha Wasiirada. Taliyaha Booliska ayaa

Posted in Focus, News | Comments Off on Somalia: Taliyayaasha Booliska, Nabadsugidda iyo Asluubta Oo La Magacaabay.

DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Tegitaanka Maxamed Cabdillaahi Cumar ee Muqdisho, Sherkadda SIC iyo Arrimo Kale.

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga Mucaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay kulankii Maxamed Cabdillaahi Cumar la qaatay raysal wasaare kuxigeenka Somalia Khadar Mahdi, waxaanay ay sheegeen

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Tegitaanka Maxamed Cabdillaahi Cumar ee Muqdisho, Sherkadda SIC iyo Arrimo Kale.

Xukuumaddii Siilaanyo Ee Kulmiye Waa Diin Iibgeeye Tollow Kulmiyahan Labaad Wuxuu Iibgeeyo Ayeynu Eegaynaa.

Haddaynu dib u milicsano raadkii Siilaanyo waxaa inoo muuqanaya dhibaatooyinka iyo dhaqaale burburka ay u geysatay wadanka waa waxa uu maanta si wax

Posted in Articles | Comments Off on Xukuumaddii Siilaanyo Ee Kulmiye Waa Diin Iibgeeye Tollow Kulmiyahan Labaad Wuxuu Iibgeeyo Ayeynu Eegaynaa.

Aqoonsi Raadisku Waa Oodo Dhacameed – Qaybta 2aad

Furaha Dalka ee Caalamiga ah (International Country Code) – Asalaamu caleykum, Aqoonsi raadisku waa oodo dhacameede siday u kala sarreeyaan aan u kala

Posted in Articles | Comments Off on Aqoonsi Raadisku Waa Oodo Dhacameed – Qaybta 2aad

Ciidamo Badan Oo Maamul Gobolleedka Puntland Soo Dhoobeen Jiidda Tukaraq, Rasaas Teel Teel Ah Oo Shalay Laga Maqlayay Aagaasi Iyo Ciidamada Somaliland Oo Heegan Buuxa Lagaliyay

(SLT-Tukaraq)-Iyadoo ay wali socdaan dadaalo iyo dhaq dhaqaaqyo xoogan oo lagu baajinayo inuu wax dagaal ahi ka qarxo jiida Tukaraq ee ay isku

Posted in Focus, News | Comments Off on Ciidamo Badan Oo Maamul Gobolleedka Puntland Soo Dhoobeen Jiidda Tukaraq, Rasaas Teel Teel Ah Oo Shalay Laga Maqlayay Aagaasi Iyo Ciidamada Somaliland Oo Heegan Buuxa Lagaliyay

Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar Oo Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Muqdisho Kula Kulmay Raysal Wasaare Ku-xigeenka Somalia

Inkastoo Labada Masuulba Reer Somaliland Yihiin, Xamarna Ay Ku Wada Sugan Yihiin Hadana Midna Hargeysa Ayuu Ka Laba Noqdaa Midna Dambiile Ayuu Ka

Posted in Focus, News | Comments Off on Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar Oo Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Muqdisho Kula Kulmay Raysal Wasaare Ku-xigeenka Somalia

Ganacsatadii Laga Raray Wadooyinka Suuqa Waheen Oo Cabasho Ka Muujiyay In Aan La Siin Wakhti Ku Filan.

Hargeysa (Somalilandtoday)- Ganacsatada suuqa waaheen ee magaalada Hargeysa ayaa ka haddlay hawgalkii ay shalay dawlada hoose ka bilawday  suuqa waaheen ee jid banaynta

Posted in Focus, News | Comments Off on Ganacsatadii Laga Raray Wadooyinka Suuqa Waheen Oo Cabasho Ka Muujiyay In Aan La Siin Wakhti Ku Filan.