Monthly Archives: December 2017

DAAWO: Wasiirka Diinta Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Hawlgalka Timo Xiirista Dhalinyaradda Ee Lagu Magacaabo “Horaa Loo Soconayaa”.

(SLT-Hargaysa) Wasiirka Diinta iyo Aw Qaafta Sheekh Khaliil oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargaysa ayaa tafasiil dheeraad ah ka bixiyay mashruuca timo xiirista

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: Wasiirka Diinta Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Hawlgalka Timo Xiirista Dhalinyaradda Ee Lagu Magacaabo “Horaa Loo Soconayaa”.

DAAWO: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Oo Kulan La Qaatay Shaqaalaha Wasaaradiisa

(SLT-Hargaysa) Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan la qaatay shaqaalaha iyo madaxyada maamulka Wasaardiisa. Hoos ka DAAWO.

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Oo Kulan La Qaatay Shaqaalaha Wasaaradiisa

Caasimadda Somaliland Oo Ku Jirta Cadaalad Daradii Xamar Ku Duntay, Madaxdii Iyo Fulintii Ururka SOLJA Oo Cid Gaar Ahi Isku Koobtay & Afduubka Ururadii Bulshada

(SLT-Hargaysa) Ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo shalay shirweynihiisi qabsoomay ayay ka soo baxeen arrimo fajac ku noqday ummadda Somaliland iyo bahda saxaafadda,

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Caasimadda Somaliland Oo Ku Jirta Cadaalad Daradii Xamar Ku Duntay, Madaxdii Iyo Fulintii Ururka SOLJA Oo Cid Gaar Ahi Isku Koobtay & Afduubka Ururadii Bulshada

Shil Galaaftay Nolosha Dad Badan Oo Ka Dhacay Waddanka KENYA

(SLT-Nairobi) Saraakiisha dalka Kenya ayaa sheegay in ugu yaraan 30 qof ay ku dhinteen shil labo baabuur oo bas iyo loodhi  ah oo

Posted in Focus, News | Comments Off on Shil Galaaftay Nolosha Dad Badan Oo Ka Dhacay Waddanka KENYA

“Xukuumaddii Hore Sicir Bararka Haba Yaraate Waxay Ka Qabatay Ma Jirto,” … Xildhi. Cabdiraxmaan Dheere

(SLT-Hargaysa)Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere) oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa sheegay inay Xukuumaddan Muuse Biixi ay ka nidaam wanaagsan

Posted in Focus, News | Comments Off on “Xukuumaddii Hore Sicir Bararka Haba Yaraate Waxay Ka Qabatay Ma Jirto,” … Xildhi. Cabdiraxmaan Dheere

Timaha qasabka lagu xiirayo Maxaa ka horreeya? Maxaase ku xigi doonna? W/Q Farxaan Maxamed Suldaan (Rakad)

Waxaa maanta Hargeysa ka bilaabmay ollole ka dhan ah xiirista iyo goynta timaha sida dhaqan xumada ah loo xiirtay, kuwaas oo ay fulinayaan

Posted in Articles | Comments Off on Timaha qasabka lagu xiirayo Maxaa ka horreeya? Maxaase ku xigi doonna? W/Q Farxaan Maxamed Suldaan (Rakad)

Wax Ka Baro Shuruucda Dalkaaga

Qormadan waxaynu kaga hadli doonaa kuna soo bandhigi doonaa qodobo muhiim ah in bulshadu wax ka ogaato ama ka barato oo ka mid

Posted in Articles | Comments Off on Wax Ka Baro Shuruucda Dalkaaga

DAAWO: Faysal Cali Waraabe Oo Maskaxiyan In Aanu Caadi Ahayn Isku Cadeeyay Kadib Marku Sheegay Inuu Isa Soo Sharaxaayo Markii 4-aad.

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo bulshadu ku murmi jirtay ficiladiisa ayaa u muuqda inuu ka dhabeeyay In aanu tamaam ahayn

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: Faysal Cali Waraabe Oo Maskaxiyan In Aanu Caadi Ahayn Isku Cadeeyay Kadib Marku Sheegay Inuu Isa Soo Sharaxaayo Markii 4-aad.

Somalia: Qarax Keenay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

(SLT-Muqdisho)Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay. Qarax subaxnimadii hore ee saaka magaalada Muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo

Posted in Focus, News | Comments Off on Somalia: Qarax Keenay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Sherkada DAHABSHIIL GROUP Oo Qabsatay Xaflad Shaqaalaha Lagu Abaal Marinaayay+SAWIRRO

(SLT-Hargaysa)Shirkadda Dahabshiil ayaa u qabatay Xafladd mahadnaq ah Sanadeedka Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil ee Magaaladda Hargeisa, munaasibadaas oo ay ka soo qayb galeen, Shaqaalaha,

Posted in Focus, News | Comments Off on Sherkada DAHABSHIIL GROUP Oo Qabsatay Xaflad Shaqaalaha Lagu Abaal Marinaayay+SAWIRRO