Monthly Archives: December 2017

DAAWO: Komishanka Maamul-wanaaga Iyo La-dagaalanka Musuq-Maasuqa Oo Ka Hadlay Hawlgallo Ay Ku Baadheen Ha’addo Kamid Ah Dawladda

(SLT-Hargeysa)-Komishanka Maamul-wanaaga Iyo La-dagaalanka Musuq-Maasuqa Oo Ka Hadlay Hawlgallo Ay Ku Baadheen Ha’addo Kamid Ah Dawladda, Halkan hose ka DAAWO muuqaalka warkaa Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Komishanka Maamul-wanaaga Iyo La-dagaalanka Musuq-Maasuqa Oo Ka Hadlay Hawlgallo Ay Ku Baadheen Ha’addo Kamid Ah Dawladda

New York Times Oo Dooratay 100 Ka Buug Ee Ay Ku Qiimaysay In Ay Sannadka 2017 Ka Ugu Wanaagsanaayeen

(SLT-Washington)-Boqol kitaab ayaa uu wargeyska ‘New York Times’ u doortay in ay noqdaan kutubta sannadka 2017 ka soo baxay, kuwooda ugu sii fiicnaa.

Posted in Focus, News | Comments Off on New York Times Oo Dooratay 100 Ka Buug Ee Ay Ku Qiimaysay In Ay Sannadka 2017 Ka Ugu Wanaagsanaayeen

Dalalka Carabta Oo Ka Fikiraya Cunaqabateyno Ka Dhan Ah Mareykanka

(SLT-Lubnaan)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Lubnaan Gebran Bassil, ayaa sheegay in dowladdaha Carabta ay tahay inay ka fakaraan cunaqabateyno ka dhan ah Mareykanka si

Posted in Focus, News | Comments Off on Dalalka Carabta Oo Ka Fikiraya Cunaqabateyno Ka Dhan Ah Mareykanka

“Wadahadalo Halala Galo Kuuriyada Waqooyi” Qaramada Midoobay

(SLT-Pyongyang)-Sarkaal sare oo ka mid ah hay’adda Qaramada Midoobay ayaa u sheegay mas’uuliyiin ka tirsan Kuuriyada Waqooyi in “baahi degdeg ah” loo qabo

Posted in Focus, News | Comments Off on “Wadahadalo Halala Galo Kuuriyada Waqooyi” Qaramada Midoobay

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Ingiriiska Oo Ka Dagay Dalka Iiraan

(SLT-Iran)-Boris Johnson ayaa ka dagay dalka Iiraan halkaas oo uu ka sheegi doono “walaaca wayn” ee uu ka qabo xarigga loo gaystay Nazanin

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Ingiriiska Oo Ka Dagay Dalka Iiraan

Falastiiniyiinta Oo Dhulkooda U Diiday Inuu Yimaado Madaxweyne Ku-xigeenka Maraykanka

(SLT-Paris)-Madaxweyne ku-xigeenka Maraykanka Mike Pence oo lagu waday inuu dhamaadka bishan tago dhulka Falastiin ayaa la sheegay in laga codsaday inuusan halkaasi isku

Posted in Focus, News | Comments Off on Falastiiniyiinta Oo Dhulkooda U Diiday Inuu Yimaado Madaxweyne Ku-xigeenka Maraykanka

Dawladda Ciraq Oo Sheegtay Inay Soo Gabagabeeysay Dagaalkii Daacish

(SLT-Ciraaq)-Raysal Wasaaraha dalk Ciraq Haider al-Abadi ayaa ku dhowaaqay maanta in ay guul ka gaareen dagaalkii ay muddo saddex sano ah kula jireen

Posted in Focus, News | Comments Off on Dawladda Ciraq Oo Sheegtay Inay Soo Gabagabeeysay Dagaalkii Daacish

DAAWO: Maayirka Berbera Oo Xabsiga U Taxaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Saaxil

(SLT-Hargeysa)-Maayirka Berbera Oo Xabsiga U Taxaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Saaxil, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Maayirka Berbera Oo Xabsiga U Taxaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Saaxil

Israa’iil Oo Duqaysay Qaybo Ka Mid Ah Magaalada Qaza

(SLT-Qudus)-Israaa’iil ayaa sheegtay in ay bartilmaameedsatay goobo ay leeyihiin garabka hubaysan ee Xamaas iyaga oo ka aar goosanaya gantaallo lagu soo riday. Milatariga

Posted in Focus, News | Comments Off on Israa’iil Oo Duqaysay Qaybo Ka Mid Ah Magaalada Qaza

Xarunta Xuquuqal Insaanka Oo Soo Saartay Warbixinteeda Sanad Laha Ah Ee Xaaladda Xuquuqal Insaanka Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Sannad kasta 9ka December, maalin ka hor Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqal Insaanka, waxa Xarunta Xuquuqal Insaanku ay soo saartaa warbixin sanad leh

Posted in Focus, News | Comments Off on Xarunta Xuquuqal Insaanka Oo Soo Saartay Warbixinteeda Sanad Laha Ah Ee Xaaladda Xuquuqal Insaanka Somaliland