Monthly Archives: November 2017

Muxuu Cali Guray Ka Yidhi Erey Bixinta Siyaasadeed Ee Jeegaanta Iyo Tirada Wasiirada Ah Ee Uu Filayo Inuu Soo Magacaabo Muuse Biixi, Muxuuse U Soo Jeediyay In La Siiyo Beesha Uu Kasoo Jeedo Madaxweynuhu?

(SLT-Hargeysa)-Muj Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo ka tirsan Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa markii u horaysay ka hadlay arimo xasaasi

Posted in Focus, News | Comments Off on Muxuu Cali Guray Ka Yidhi Erey Bixinta Siyaasadeed Ee Jeegaanta Iyo Tirada Wasiirada Ah Ee Uu Filayo Inuu Soo Magacaabo Muuse Biixi, Muxuuse U Soo Jeediyay In La Siiyo Beesha Uu Kasoo Jeedo Madaxweynuhu?

Jahawareer Dhinaca Shaqada Ah Oo Ka Dhex Aloosan Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Iyo Wasaaradda Shaqadda Iyo Arrimaha Bulshada

(SLT-Hargeysa)-Guud ahaan Shaqaale waynaha Somaliland iyo Cid kasta oo warkii shalay gaadhay ayaa ku jahaweertay cidda rasmi ahaan sharci u leh inay fasax

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Jahawareer Dhinaca Shaqada Ah Oo Ka Dhex Aloosan Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Iyo Wasaaradda Shaqadda Iyo Arrimaha Bulshada

Siyaasi Barkhad Jamac Batuun Oo Tallooyin U Jeediyay Madaxweynaha Cusub, Kana Hadlay Jidka Laamayda Ah Ee Loo Sameeyay Guriga Muuse Biixi

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha Cadaaladda Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Haldoor Barkhad Jaamac Batuun oo mar walba Qoraaladdiisa iyo rayigiisa ku cabira hab wadaniyadeed oo dal

Posted in Focus, News | Comments Off on Siyaasi Barkhad Jamac Batuun Oo Tallooyin U Jeediyay Madaxweynaha Cusub, Kana Hadlay Jidka Laamayda Ah Ee Loo Sameeyay Guriga Muuse Biixi

Guddoomiyaha Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka Somaliland Oo Geeriyooday

Hargeysa (Somalilandtoday)-Guddoomiyaha Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka Somaliland Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ina Ciyaale) ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Hargeysa ALLE

Posted in Focus, News | Comments Off on Guddoomiyaha Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka Somaliland Oo Geeriyooday

Ciidanka Booliska Oo Gaadhi Khamri Sida Ku Qabtay Tuulo Ka Mid Ah Oodweyne, Balse Dadkii Ka Ganacsanayey Ay Ka Fakadeen

(SLT-Hargeysa)-Ciidanka Booliska ee Gobolka Daad-madheedh ayaa Gaadhi noociisu yahay Landcruiser oo ku rarnaa Khamri ku qabtay tuulada Daahir Oogle ee hoos timaada Degmada

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Ciidanka Booliska Oo Gaadhi Khamri Sida Ku Qabtay Tuulo Ka Mid Ah Oodweyne, Balse Dadkii Ka Ganacsanayey Ay Ka Fakadeen

Dad Qayb Ka Ahaa Hal-Abuurka Mashruucyo Malaayiin Doolar Laga Faa’iday Oo Aanay Taariikhdu Iyaga Xusin

(SLT-Hargeysa)-Waa maqaal uu Geeska Afrika turjumay oo ay shabakadda wararka ee Huffington Post ku soo bandhigtay ganacsiyo dadka ku shaqaystaa ay dhaqaale aad

Posted in Focus, News | Comments Off on Dad Qayb Ka Ahaa Hal-Abuurka Mashruucyo Malaayiin Doolar Laga Faa’iday Oo Aanay Taariikhdu Iyaga Xusin

Hoggaamiye Millatari Oo Loo Haystay Dambiyo Dagaal Oo Sun Ku Dhex Cabay Maxkamada Dambiyada Adduunka

(SLT-Croatia)-Slobodan Praljak oo ka mid ahaa lix hogaamiye milatari oo racfaan ka qaatay xukun hore loogu xukumay xabsi dheer ayaa cabay sun kadib

Posted in Focus, News | Comments Off on Hoggaamiye Millatari Oo Loo Haystay Dambiyo Dagaal Oo Sun Ku Dhex Cabay Maxkamada Dambiyada Adduunka

Madaxweyne Donald Trump Oo Tallaabo Ka Qaadaya Kuuriyada Waqooyi

(SLT-Washington)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in cunaqabateyn dheeraad ah la saari doono Kuuriyada Waqooyi, kadib markii ay Pyongyang aroornimadi hore ee saakay

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweyne Donald Trump Oo Tallaabo Ka Qaadaya Kuuriyada Waqooyi

Jarmalka: Weerar Lagu Dhaawacay Maayarka Magaalo Oo Soo Dhaweeyey Qaxootiga

(SLT-Altena)-Duqa magaalada Altena ee dalka Gemrnay ayaa dhaawac fudud qoorta kasoo gaaray kadib markii uu weerar kusoo qaaday nin kasoo horjeeda qaxootiga lagu

Posted in Focus, News | Comments Off on Jarmalka: Weerar Lagu Dhaawacay Maayarka Magaalo Oo Soo Dhaweeyey Qaxootiga

Madaxda Dalalka Maraykanka Iyo Ingiriiska Oo Markale Khilaaf Soo Kala Dhex-galay

(SLT-Washington)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Ra’iisulwasaaraha Britain Theresa May u sheegay in ay diiradda saarto argagixisada UK ka dib markii ay ku dhaliishay

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxda Dalalka Maraykanka Iyo Ingiriiska Oo Markale Khilaaf Soo Kala Dhex-galay