Monthly Archives: November 2017

Madaxweynaha Aan Wali Xilka La Wareegin Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cabdirisaaq Ciyaalle

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa uu ka qaybgalay maanta aas qaran oo xabaalaha Naasahablood loogu sameeyey Guddoomiyihii Guddiga Diiwaangelinta

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Aan Wali Xilka La Wareegin Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cabdirisaaq Ciyaalle

Kooxo Hubaysan Oo Laba Wiil Oo Soomaali Ah Ku Dilay Dalka Koonfur Afrika

(SLT-Johansberg)-Kooxo hubaysan oo u dhashay Koonfur Afrika ayaa xalay maqribkii labo wiil oo Somali ah ku dilay goob ganacsi oo ku taala magaalada

Posted in Focus, News | Comments Off on Kooxo Hubaysan Oo Laba Wiil Oo Soomaali Ah Ku Dilay Dalka Koonfur Afrika

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Marxuun Cabdirisaaq Ciyaalle

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa, waxgaradka,

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Marxuun Cabdirisaaq Ciyaalle

DAAWO: Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Safar Ku Yimi Somaliland Iyo Nuxurka Kulan Ay La Qaateen Madaxweynaha Cusub.

(SLT-Hargeysa)-Wafti ka socday dawlada Jabuuti ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa,waxaana qaabilay oo kulan la qaatay madaxwaynaha dhawaan xilka la wareegaya Muuse Biixi Cabdi

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Safar Ku Yimi Somaliland Iyo Nuxurka Kulan Ay La Qaateen Madaxweynaha Cusub.

Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Doorashadii Ka Dhacday Somaliland, Diyaarna U Ah Taageerada Wada-hadallada Hargeysa Iyo Muqdisho

(SLT-Hargeysa)-Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay taageero ka gaysato dib u bilaabista wada hadalada Somaliland iyo Somaliya,

Posted in Focus, News | Comments Off on Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Doorashadii Ka Dhacday Somaliland, Diyaarna U Ah Taageerada Wada-hadallada Hargeysa Iyo Muqdisho

“Aad Bay U Adag Tahay In Somaliya Ay Soo Gaadho Halka Ay Somaliland Maanta Marayno” Wasiir Faratoon

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Arrimaha Guddaha Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa sheegay inay Somaliland 27-sanno ee ay ka madax banaanayd Somaliya, inay soo martay

Posted in Focus, News | Comments Off on “Aad Bay U Adag Tahay In Somaliya Ay Soo Gaadho Halka Ay Somaliland Maanta Marayno” Wasiir Faratoon

Beelaha Sacad Muuse Iyo Kursiga- Qalinka: Cali Cabdi Coomay

Taariikh ahaan beesha Sacad Muuse waa markii ugu horaysay ee ay fuusho kursiga dalka ugu sareeya ee madaxweynennimo, marka laga reebo muddo kooban oo

Posted in Articles | Comments Off on Beelaha Sacad Muuse Iyo Kursiga- Qalinka: Cali Cabdi Coomay

Kobcinta Suufiyada Iyo La Dagaalanka Wahaabiyada Qorshe Caalami Ah Oo Dawlado Saaxiib Ahaa Kala Fogeeyey- Qalinka: Cabdilaahi Beershiya

“Waxaanu shaki ku jirin in dawladaha reer galbeedka ee la dagaalamaya islaamku ay dhiri geliyaan ururdda SUUFIGA ah, kutubta ugu badan ee maanta

Posted in Articles | Comments Off on Kobcinta Suufiyada Iyo La Dagaalanka Wahaabiyada Qorshe Caalami Ah Oo Dawlado Saaxiib Ahaa Kala Fogeeyey- Qalinka: Cabdilaahi Beershiya

Mid Ka Mida Caqabadaha Culus Ee Horyaalla Madaxweynaha La Doortay Iyo Raggii Xisbiga Kula Soo Surmiyay Oo Intooda Badani Quuddaraynayaan Xilal Sare Oo Uu Ku Taxo

(SLT-Hargeysa)-Caqabadaha Culus ee illaa hadda Dibada u soo baxay ee horyaala Madaxweynaha Cusub ee la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa

Posted in Focus, News | Comments Off on Mid Ka Mida Caqabadaha Culus Ee Horyaalla Madaxweynaha La Doortay Iyo Raggii Xisbiga Kula Soo Surmiyay Oo Intooda Badani Quuddaraynayaan Xilal Sare Oo Uu Ku Taxo

DAAWO: Waa Sidee Xidhiidhka Ganacsi Ee U Dhexeeya Somaliland Iyo Itoobiya

(SLT-Hargeysa)-Halkan kagga boggo barnaamij ka hadlay xidhiidhka ganacsi ee u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya ee DAAWASHO wanaagsan Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Waa Sidee Xidhiidhka Ganacsi Ee U Dhexeeya Somaliland Iyo Itoobiya