Monthly Archives: October 2017

DAAWO: Murashaxa Xisbiga WADDANI Oo La Dareen Noqday Dadkii Abaarta Ku Caydhoobay Ee Gobolada Bari

(SLT-Burco) Murashaxa Xisbiga WADDANI Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ku sugan Magaalada Burco ayaa la dareen noqday dadkii abaarihii ku caydhoobay ee

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Murashaxa Xisbiga WADDANI Oo La Dareen Noqday Dadkii Abaarta Ku Caydhoobay Ee Gobolada Bari

Wacyi Galin ku Aadan Bulshada Somaliland.

bulshada somaliland iyaga oo aad ufahansan in waxa ka socda guud ahaan jamuuriyada barakaysan ee somaliland in ay tahay tartan ay tartamayaan asxaabta

Posted in Articles | Comments Off on Wacyi Galin ku Aadan Bulshada Somaliland.

Shirkii Baarlamaanada Waddamada Carabta Oo Ka Furmay Dalka Sudan.+SAWIRO

(SLT-Khartoum) —Shirka Baarlamaanka Carabta oo ay ku mideysan yihiin baarlamaanada dalalka Carabta ayaa markii ugu horreysay waxaa lagu qabtay magaaladda Khartuum ee xarunta

Posted in Focus, News | Comments Off on Shirkii Baarlamaanada Waddamada Carabta Oo Ka Furmay Dalka Sudan.+SAWIRO

Aduun-yadda Nin Noolaw Maxaa Aragti Kuu Laaban ( Dr Daacad Ally Yaqaan)?

Aqoontu waa qaali iyo garashadu, waa waxa haga noolaha, haday bani’aadam yihiin iyo xataa haddii ay yihiin Xayawaan-ba, ee uu Eebbe ku dul

Posted in Articles | Comments Off on Aduun-yadda Nin Noolaw Maxaa Aragti Kuu Laaban ( Dr Daacad Ally Yaqaan)?

Wafti Uu Hoggaaminaayo Guddoomiyaha Ololaha Degmada Burco Oo Socdaal Ku Maray Degaano Si Weyn Looga Tageero+SAWIRRO

(SLT-Burco) Gudoomiyaha Ololaha Togdheer ee xisbiga Waddani iyo Masuuliyiin kale oo socdaalka ugu baxay deegaamada Bariga gobolka Togdheer ayaa si diiran loogu soo

Posted in Focus, News | Comments Off on Wafti Uu Hoggaaminaayo Guddoomiyaha Ololaha Degmada Burco Oo Socdaal Ku Maray Degaano Si Weyn Looga Tageero+SAWIRRO

DAAWO: Xisbiga KULMIYE Oo Dalka Ku Soo Dhaweeyay Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Muddooyinkii Ugu Dambeeyay Ku Sugnaa Magaalada Muqdisho

(SLT-Hargeysa)-Xisbigga KULMIYE ayaa maanta dalka ku soo dhaweeyay wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar oo muddooyinkii u dambeeyay

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xisbiga KULMIYE Oo Dalka Ku Soo Dhaweeyay Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Muddooyinkii Ugu Dambeeyay Ku Sugnaa Magaalada Muqdisho

DAAWO: Culimadda Gobalka Awdal Oo Baaq Culus Ka Soo Saarey Doorashada Madaxtooyadda

(SLT-Boorama)-Culimadda Gobalka Awdal Oo Baaq Ka Soo Saarey Doorashada Madaxtooyadda, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Culimadda Gobalka Awdal Oo Baaq Culus Ka Soo Saarey Doorashada Madaxtooyadda

Nin Qorsheynayay In Uu Dilo Madaxweynaha Ruushka Oo La Dhaawacay

(SLT-Kiev)-Nin u dhashay Chechnya oo lagu eedeeyay in uu qorsheynayay siduu u dili lahaa madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa la dhaawacay, xaaskiisana waala

Posted in Focus, News | Comments Off on Nin Qorsheynayay In Uu Dilo Madaxweynaha Ruushka Oo La Dhaawacay

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Gashaanle Sare Maxamed Cabdi Bisle

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, ciidamada

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Gashaanle Sare Maxamed Cabdi Bisle

DAAWO: Dhallinyarada Reer Somaliland Ah Oo Farriin Adag U Direy Murrashaxiinta Xisbiyadda Qaranka

(SLT-Hargeysa)-Dhalinyarada iyo aqoonyahanka Somaliland oo maanta kulan iskugu yimi magaalada Hargeysa ayaa fariin adag u direy murrashaxiinta saddexda xisbi Qaran ee Somaliland, Halkan

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Dhallinyarada Reer Somaliland Ah Oo Farriin Adag U Direy Murrashaxiinta Xisbiyadda Qaranka