Monthly Archives: September 2017

DAAWO: Guddiga Doorashooyinka Oo Murrashaxiinta Saddexda Xisbi Qaran Guddoonsiiyay Shahaadooyinkii Murrashaxnimo.

(SLT-Hargeysa)-Guddiga doorashooyinka qaranka ayaa Murrashaxa Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka ee saddexda xisbi qaran guddoonsiiyay shahaadooyinkii Murrashaxnimo, Halkan hoose ka DAAWO warkaa Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Guddiga Doorashooyinka Oo Murrashaxiinta Saddexda Xisbi Qaran Guddoonsiiyay Shahaadooyinkii Murrashaxnimo.

Madaxweynaha Somaliland Oo Wareegto Ka Soo Saaray U Addegsiga Hantida Qaranka Ololaha Xisbiyada, Isticmaalka Warbaahinta Dawladda Iyo Gacan Siin Guddiga Doorashooyinka Qaranka

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/P/WM/ -50 /092017 uu ku dhaqan geliyey saddexdan arrimood: 1.

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Somaliland Oo Wareegto Ka Soo Saaray U Addegsiga Hantida Qaranka Ololaha Xisbiyada, Isticmaalka Warbaahinta Dawladda Iyo Gacan Siin Guddiga Doorashooyinka Qaranka

DAAWO: “Muuse Biix Ayaa Faysal Cali Waraabe Ku Yidhi Faysalow Sunnihii Reer Boorama Ayaad Khilaaftay….” Murrashaxa Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga UCID Oo Bulshada Reer Somaliland U Soo Bandhigay Qiso Yaable Oo Dhex-martay Muuse Iyo Faysal

(SLT-Hargeysa)-Murrashaxa Madaxweyne ku-xigeen ee xisbiga UCID Axmed Cabdi Muuse Abyan ayaa eedaymo culus u soo jeediyay guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, Halkan

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Muuse Biix Ayaa Faysal Cali Waraabe Ku Yidhi Faysalow Sunnihii Reer Boorama Ayaad Khilaaftay….” Murrashaxa Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga UCID Oo Bulshada Reer Somaliland U Soo Bandhigay Qiso Yaable Oo Dhex-martay Muuse Iyo Faysal

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Xadhigga Ka Jaray Saldhigga Millatari Ee Turkiga Ka Dhistay Magaalada Muqdisho

(SLT-Muqdisho)-Raysal Wasaaraha dalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow xadhigga ka jaray Saldhigga Milateri uu Turkiga ka dhistay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu

Posted in Focus, News | Comments Off on Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Xadhigga Ka Jaray Saldhigga Millatari Ee Turkiga Ka Dhistay Magaalada Muqdisho

Xisbiga KULMIYE Oo Magacaabay Guddiga Kaambaynka Ololaha Somaliland Iyo Magacyada Gobolo Uu Ka Reebay

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE ayaa soo saarya liis ay ku qoran yihiin magacyadda guddiga Kaambaynka ololaha xisbiga KULMIYE ee gobolada Somaliland. Liiska

Posted in Focus, News | Comments Off on Xisbiga KULMIYE Oo Magacaabay Guddiga Kaambaynka Ololaha Somaliland Iyo Magacyada Gobolo Uu Ka Reebay

Wargeys Calaami Ah Oo Ka Soo Baxa Dalka Mareykanka Oo Saadaaliyay In Musharax Cirro Uu Noqon Doono Madaxweynaha Somaliland

(SLT-Minnesota)-Jaraa’idka la yidhaahdo The African News Journal oo ah Joornaal ay leeyihiin bulshada African ka ah eek u nol Magaalada Minnesota ee dalka

Posted in Focus, News | Comments Off on Wargeys Calaami Ah Oo Ka Soo Baxa Dalka Mareykanka Oo Saadaaliyay In Musharax Cirro Uu Noqon Doono Madaxweynaha Somaliland

DAAWO: Barnaamij Soo Bandhigay Musuq Maasuqa Wasiirka Hawlaha Guud Ka Gaystay Dhulkii Moolka Burco, Warqadii Madaxweynaha Iyo Fadeexada Meesha Ka Dhacday Halkan Kaga Bogo.

(SLT-Burco) Wasiirka hawlaha guud Cali Xasan Maxamed ayaa musuq maasuq badan ka gaystay Dhul loogu tallo galay mool ganacsi oo ay yeelato magaalada

Posted in English, Focus, News | Comments Off on DAAWO: Barnaamij Soo Bandhigay Musuq Maasuqa Wasiirka Hawlaha Guud Ka Gaystay Dhulkii Moolka Burco, Warqadii Madaxweynaha Iyo Fadeexada Meesha Ka Dhacday Halkan Kaga Bogo.

Suldaan Ibraahim Jaamac Samater Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Cabdiraxman Talyanle.

Aniga oo ah Suldaan Ibraahin Jaamac Samartar waxaan Tasi tiiran leh u dirayaa Qayskii iyo Qaraabaddii uu ka baxay Marxuun Xildhibaan Cabdiraan Maxamed

Posted in Articles | Comments Off on Suldaan Ibraahim Jaamac Samater Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Cabdiraxman Talyanle.

Abuurista Komishanka Biyayaha Hargeysa Waa Baahida Mudo Dhaaf Ah

Si caasimadda Somaliland ee Hargeya loogu helo biyo-gelin (Water supply) iyo biyo-qaybin (Water distribution) uu hago qorshe horumarineed oo cilmiyaysan waxaaa ila haboon

Posted in Articles | Comments Off on Abuurista Komishanka Biyayaha Hargeysa Waa Baahida Mudo Dhaaf Ah

Safarkaygii Muqdisho Maxaa Iga Baxay?. W/Q Siciid Faarax Muuse

Muqdisho waa magaalo cimilo ahaa kulayl uu huur ku jira ah waxaana marta badweynta Hindiya Sahan la saameyey 2015 kii waxaa kasoo baxday

Posted in Articles | Comments Off on Safarkaygii Muqdisho Maxaa Iga Baxay?. W/Q Siciid Faarax Muuse