Monthly Archives: September 2017

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Taliska Ciidanka Dab-demiska Magaalada Boorama.

(SLT-Boorame)Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa Maanta Dhagax Dhigay Taliska Ciidanka Dab-demiska Magaalada Boorama oo laga dhagax dhigay Duleedka

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Taliska Ciidanka Dab-demiska Magaalada Boorama.

DAAWO: Gobolka Sool Oo Isugu Biyo Shubtay Xisbiga WADDANI Iyo Tageerayaal Miisaan Leh Oo Degmada Yagoori Kaga Soo Biiray

(SLT-Yagoori) Xisbiga Mucaaridka ugu weyn ee WADDANI ayaa tageero laxaad leh wuxuu ka hantiyay Gobolka Sool. Hoos ka DAAWO .

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Gobolka Sool Oo Isugu Biyo Shubtay Xisbiga WADDANI Iyo Tageerayaal Miisaan Leh Oo Degmada Yagoori Kaga Soo Biiray

DAAWO: Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Ee Togdheer Oo Lagu Soo Dhaweeyay Degaanada Hawdka.

(SLT-Burco) Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI ee Gobolka Togdheer ayaa lagu soo dhaweeyay degaanada Hawdka Burco. Hoos ka DAAWO .

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Ee Togdheer Oo Lagu Soo Dhaweeyay Degaanada Hawdka.

Ma Rabtaa Inaad Quraanka Iyo Culuumtiisa Ku Barataa Adiga iyo Ubadkaagu Online Idinkoo Gurigiina Jooga??

Machadk AL QUDUS ONLINE ACADEMY  waxuu dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed ee qurbo joogta ah ugu buushaaraynayaa inuu kuu soo kordhiyay hab cusub oo ONLINE ah

Posted in English, Focus | Comments Off on Ma Rabtaa Inaad Quraanka Iyo Culuumtiisa Ku Barataa Adiga iyo Ubadkaagu Online Idinkoo Gurigiina Jooga??

Waxaad Ceebta U Taqaan Rag Bay Camalkooda Tahay.

Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.dhaqankoodu mid maaha .Dhaliil la iskama qaato .DHafoor taabasho weeye .Dhibtana la iskuma eego.daily way kaftamaan . Hadana

Posted in Articles | Comments Off on Waxaad Ceebta U Taqaan Rag Bay Camalkooda Tahay.

Wasiir Cali Mareexaan waxaan leeyahay Xiqdiga iyo Qabyaaldda Bulshada kala dhex bax

Maalmahan u danbeeyay waxaan warbaahinta kala gadisan ku arkaayay Abwaan Axmed Saleeban Bide Oo ka Cabanaaya Wasiirka Wasaarda Hawlaha Guud Cali khadiija Ilma

Posted in Articles | Comments Off on Wasiir Cali Mareexaan waxaan leeyahay Xiqdiga iyo Qabyaaldda Bulshada kala dhex bax

“Maanta Bulshadu Waxay Doonaysaa Maamul Wanaag, Waxay Doonaysaa Adeeg Hufan Oo Dadka La Gaadhsiiyo, Waxaynu Illaahay Ka Baryeynaa Isbadal Khayr Qaba” Musharax Cabdiraxmaan Cirro

(SLT-Hargaysa) Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa sheegay in xisbiga Waddani uu saxeexay xeerka anshaxa Asxaabta isla markaana ka

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on “Maanta Bulshadu Waxay Doonaysaa Maamul Wanaag, Waxay Doonaysaa Adeeg Hufan Oo Dadka La Gaadhsiiyo, Waxaynu Illaahay Ka Baryeynaa Isbadal Khayr Qaba” Musharax Cabdiraxmaan Cirro

DAAWO: Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Suldaan Cabdillahi Suldaan Cali Muuse Oo Ka Hadlay Shirka Beesha Biciide Iyo Nuxurka Tallooyin Waayeelnimo Ah Oo Uu U Soo Jeediyay

(SLT-Hargeysa)-Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Suldaan Cabdillahi Suldaan Cali Muuse Oo Ka Hadlay Shirka Beesha Biciide Iyo Nuxurka Tallooyin Waayeelnimo Ah Oo uu

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Suldaan Cabdillahi Suldaan Cali Muuse Oo Ka Hadlay Shirka Beesha Biciide Iyo Nuxurka Tallooyin Waayeelnimo Ah Oo Uu U Soo Jeediyay

DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday In La Joojiyay Dacwadaha La Xidhiidha Dhulka Muddada Ka Hadhay Doorashada Madaxtooyadda

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland oo Ku Dhawaaqday In La Xidhay Dacwadaha Dhulka La Xidhiidha Mudada Ka Hadhay Doorashada, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday In La Joojiyay Dacwadaha La Xidhiidha Dhulka Muddada Ka Hadhay Doorashada Madaxtooyadda

“Dalka JAPAN Weelka Dhoobada Ah Ee Cusubi Haddii Uu Jabo Qiimaha Lagu Hagaajinayaa Wuu Ka Badan Yahay Ka Suuqa Uu Ku Yaallo”

“Dadka Japanese-ka ahi waxaa ay leeyihiin Murti dunida oo dhan ka caan ah oo macnaheedu noqonayo……”- W/Q: Sahra Ciidle Nuur, Washington, USA Dalka

Posted in Articles | Comments Off on “Dalka JAPAN Weelka Dhoobada Ah Ee Cusubi Haddii Uu Jabo Qiimaha Lagu Hagaajinayaa Wuu Ka Badan Yahay Ka Suuqa Uu Ku Yaallo”