Monthly Archives: August 2017

Boobka Guryaha Meytidu Waa Boog Ku Taal Golaha Degaanka Berbera Oo Ka Tirmidoonin Waligood.

Waa masiibo ku dhacdey Degmada Beebera in la faqo Guryaha Waalidiinta meytida ah, lana Ilaalin waayo Xuquuqda iyo Karaamada ay mudan yihiin. Waxaana

Posted in Articles | Comments Off on Boobka Guryaha Meytidu Waa Boog Ku Taal Golaha Degaanka Berbera Oo Ka Tirmidoonin Waligood.

Waddani Waa Rajada Ummada. W/Q Siciid X.Caliwayd

Waddani waa rajada ummada. Waana xisbi ka turjumaya aayaha iyo mustaqbalka dalkan iyo dadkan. Waddani waxa bud dhig u ah.in uu dalka  ku

Posted in Articles | Comments Off on Waddani Waa Rajada Ummada. W/Q Siciid X.Caliwayd

Faysal Cali Waraabe Cidd Murashax Madaxwayne U Noqota Doorkan Mu Waayay ?

Xisbiga haatan uga Faca wayn Asxaabta ee Ucid Oo ilaa Maanta ila Malintu Xisbi Noqday uu Murashax Madaxwayne ka yahy Faysal ayaan doorkan

Posted in Articles | Comments Off on Faysal Cali Waraabe Cidd Murashax Madaxwayne U Noqota Doorkan Mu Waayay ?

DAAWO: Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex Oo Amaro Adag Faray Ciidammada Ammaanka Somaliland.

(SLT-Hargeysa)- Badhasaabka gobolka Maroodijeex mudane Cabdillaahi Jibriil Gaaxnuug ayaa ciidamada amaanka ku amray inaanay kaantaroolada ka gudbin dhalinyarada kooxaha u wada socda ee

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex Oo Amaro Adag Faray Ciidammada Ammaanka Somaliland.

Laba Million oo Muslimiin ah oo Maanta Taagan Banka Carrafa Si ay u Gutaan Waajibka Ugu Weyn Ee Xajka

(SLT-Mecca)-Qiyaastii laba Million oo Muslimiin ah oo ka kala yimid Adduunka oo dhan ayaa maanta ku cibaadeysanaya buurta Carafat si ay u gutaan

Posted in Focus, News | Comments Off on Laba Million oo Muslimiin ah oo Maanta Taagan Banka Carrafa Si ay u Gutaan Waajibka Ugu Weyn Ee Xajka

DAAWO: Guddida Soo kabashada Abaaraha oo mudeeyey wakhtiga la fulinayo mashaariicdii ay qaadhaanka ururinayeen.

(SLT-Hargeysa)-Guddiga Abaaraha Somaliland ayaa soo bandhigay mashaariic ay sheegeen inay dhawaan fulin doonaan. Hoos ka DAAWO.

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Guddida Soo kabashada Abaaraha oo mudeeyey wakhtiga la fulinayo mashaariicdii ay qaadhaanka ururinayeen.

Madaxtooyadu Maxay Ka Tidhi in Madaxwayne Kuxigeenku Saxeexii Ka Joojiyey 25 Agaasime Oo Xukuumadda Ka Tirsan

(SLT-Hargeysa)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadlay digreeto la sheegay inuu Madaxwayne kuxigeenka Somaliland soo saaray oo uu shaqadii kaga joojiyey 25 agaasime. DAAWO

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxtooyadu Maxay Ka Tidhi in Madaxwayne Kuxigeenku Saxeexii Ka Joojiyey 25 Agaasime Oo Xukuumadda Ka Tirsan

DAAWO: “KULMIYE Iyo Awdal Beri Hore Ayay Kala Dhamaadeen” Siyaasiga Maxamed Jaamac Abgaal Oo Ka Hadlay Guddiyadii uu WADDANI Magacaabay.

(SLT-Hargeysa)-Siyaasiga Maxamed Jaamac Abgaal oo ka tirsan xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay guddigii dhawaan uu xisbiga WADDANI magacaabay, waxaana uu bogaadiyey hakinta lagu

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: “KULMIYE Iyo Awdal Beri Hore Ayay Kala Dhamaadeen” Siyaasiga Maxamed Jaamac Abgaal Oo Ka Hadlay Guddiyadii uu WADDANI Magacaabay.

Masuuliyiin Qaarkood Wasiiro Soo Ahaayeen Oo Isku Soo Gaadhay Wajahaadda Xafiis Wasiirka Maaliyaddu Ku Sugnayd, Wasiirka Maaliyadda Oo Diiday Inay La Kulanto Iyo Magaca Wasiir Khasab Ku Jiidhay Ilaaladii Albaabka

(SLT-Hargeysa)-Wakhti xaaladd dhaqale oo gabaabsi ah laga soo sheegayo khasnadda dawlada,muddo xileedka xukuumadda madaxwayne Siilaanyona ay gabaabsi tahay ayaa waxa isa soo taraya

Posted in Focus, News | Comments Off on Masuuliyiin Qaarkood Wasiiro Soo Ahaayeen Oo Isku Soo Gaadhay Wajahaadda Xafiis Wasiirka Maaliyaddu Ku Sugnayd, Wasiirka Maaliyadda Oo Diiday Inay La Kulanto Iyo Magaca Wasiir Khasab Ku Jiidhay Ilaaladii Albaabka

In Ka Badan 2 Milyan Oo Xujey Ah Oo Maanta Gudanaya Rukniga Ugu Weyn Acmaasha Xajka

(SLT-Makka)-In ka badan laba milyan oo qof ayaa maanta taagan buurta iyo banka carrafa. wuquufka Carrafa ayaa ah rukniga ugu weyn ee camalka

Posted in Focus, News | Comments Off on In Ka Badan 2 Milyan Oo Xujey Ah Oo Maanta Gudanaya Rukniga Ugu Weyn Acmaasha Xajka