Monthly Archives: August 2017

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Shacabka Somaliland iyo Umadda Islaamka ah ba ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciida.

(SLT-Makka)Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ee WADDANI ahna guddoomiyaha Xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaaya magaciisa, ka hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo

Posted in Focus, News | Comments Off on Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Shacabka Somaliland iyo Umadda Islaamka ah ba ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciida.

DAAWO: Ciidamada Booliska Somaliland Oo Shaaciyay Inay Gacanta Ku Soo Dad Argagixiso Ah

(SLT-Hargeysa)-Ciidamada Booliska Somaliland Oo Shaaciyay Inay Gacanta Ku Soo Dad Argagixiso Ah, Halkan Hoose Ka DAAWO muuqaalka Warkaa Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Ciidamada Booliska Somaliland Oo Shaaciyay Inay Gacanta Ku Soo Dad Argagixiso Ah

DAAWO: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Digniin U Dirtey Darawalada Gaadiidka Iskaga Kala Goosha Gobolada Dalka

(SLT-Hargeysa)-Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa fariin digniin ah u direy darawaliinta gaadiidka iskaga kala goosha gobolada dalka, Halkan

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Digniin U Dirtey Darawalada Gaadiidka Iskaga Kala Goosha Gobolada Dalka

Midawga Afrika Oo Muddo Kordhin U Sameeyay Ciidamadda AMISOM Ee Ku Sugan Somalia.

(SLT-Muqdisho) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa muddo kordhin u sameeyay howl galka AMISOM ee ciidamada ka socda Midowga Afrika ee ku sugan

Posted in Focus, News | Comments Off on Midawga Afrika Oo Muddo Kordhin U Sameeyay Ciidamadda AMISOM Ee Ku Sugan Somalia.

DAAWO: Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Cabdillaahi Cirro Oo Mar Kale Ka Hadlay Mas’uuliyiin Dawladda Somalia Ka Tirsan Oo Ku Sugan Somaliland Iyo Xukuumadda Oo Ka War-la.

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cabdillaahi Cirro wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland isla markaana iminka ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga WADDANI ayaa waxaa uu mar

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Cabdillaahi Cirro Oo Mar Kale Ka Hadlay Mas’uuliyiin Dawladda Somalia Ka Tirsan Oo Ku Sugan Somaliland Iyo Xukuumadda Oo Ka War-la.

DAAWO: Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Bogaadiyay Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

(SLT-Hargeysa)-Murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa bogaadiyay madaxwaynaha dawlad deegaanka Somalida Itoobiya oo uu sheegay inuu wax ka qabatay

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Bogaadiyay Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Gabadh Reer Somaliland Oo Ka Qayb-galaysa Tartanka Quruxda hablaha Ee Miss Afirka Ee Dalka Ingiriiska

(SLT-London)- Gabadh reer Somaliland ah ayaa markii u horraysay ka qaybqaadanaysa bandhigga quruxda hablaha Miss Afrika ee dalka Britain oo la qabanayo sannadkan.

Posted in Focus, News | Comments Off on Gabadh Reer Somaliland Oo Ka Qayb-galaysa Tartanka Quruxda hablaha Ee Miss Afirka Ee Dalka Ingiriiska

DAAWO: Masaajid Ku Yaalla Magaalada Gabiley Oo Uu Danab Ku Dhacay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

(SLT-Gabiley)-Masaajid ku yaala magaalada Gabiley ayaa waxa salaadii subax ee saaka ku dhacay danab,kaas oo khasaare burbur soo gaadhsiiyay minaaraddii masaajidka.

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Masaajid Ku Yaalla Magaalada Gabiley Oo Uu Danab Ku Dhacay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Murdiso By Khadar Adam Aw Muuse.

Hantida gaarka loo leeyahay iyo  ta guud way kala duwan tahay, waxaana haboon ta guud in dalka iyo dadka looga faaiideeyo, oo aan

Posted in Articles | Comments Off on Murdiso By Khadar Adam Aw Muuse.

‘Siyaasi Xume” … W/Qorey:Cabdimajiid Iid Aaden “Dhinbiil”

Kolkasta oo ay soo dhawaato wakhtiga la qabto doorashada dalkeenan Soomaalilaan waxa soo ifbaxa siyaasiyiinta kuwa ugu xun ee waliba ugu daran haday

Posted in Articles | Comments Off on ‘Siyaasi Xume” … W/Qorey:Cabdimajiid Iid Aaden “Dhinbiil”