Monthly Archives: July 2017

DAAWO: Murashaxa Xisbiga WADDANI Iyo Wafti Ballaadhan Oo U Hoggaaminaayo Oo Siweyn Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Alaybaday

(SLT-Gabilay) Murashaxa Xisbiga Waddani Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay Degmada Alaybaday ee Gobolka Gabilay.

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Murashaxa Xisbiga WADDANI Iyo Wafti Ballaadhan Oo U Hoggaaminaayo Oo Siweyn Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Alaybaday

DAAWO: Xildhibaan Dhakool Oo Kamid Ah Xildhibaanada Xisbiga KULMIYE Oo Si Adag Xukuumadda Ugu Dhaliilay Furista Kiniisada Hargaysa

(SLT-Hargaysa) Xildhibaan Dhakool oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Xisbiga KULMIYE ayaa si adag Xukuumadda ugu dhaliilay Furista Kiniisada Hargaysa. Hoos ka

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xildhibaan Dhakool Oo Kamid Ah Xildhibaanada Xisbiga KULMIYE Oo Si Adag Xukuumadda Ugu Dhaliilay Furista Kiniisada Hargaysa

Waar Muuse Ma Boorbaa Mise Waa Dhiin?

Waagii hore waxa la odhan jiray Lo’jirku wuu ka xadaarisanaa Geel-jiraha iyo Adhi jirka, wakhtigaas waxa arrintaas loo sababayn jiray dhinaca garnaqsiga, garraha

Posted in Articles | Comments Off on Waar Muuse Ma Boorbaa Mise Waa Dhiin?

Maxaa Sharciga Loogu Sinaan La Yahay Waa Yaabe?

Sharci marka laga hadlayo waa arin aad u balaadhan oo ku saleysan ilo kala duwan balse anigu aan u kala aqaano sharciga aan

Posted in Articles | Comments Off on Maxaa Sharciga Loogu Sinaan La Yahay Waa Yaabe?

Xulafadda Siilaanyo iyo Saylici ee Madaxtooyadda oo War-maha isula Galay

(SLT-Hargaysa)-Wasiirkii hore ee Xidhiidhka golayaasha Qaranka Cali Xaamud Jibriil, ayaa sheegay hadii kooxo dan-gaar ah lehi ay saameyn ku yeeshan go’aamada qaranka ay

Posted in Focus, News | Comments Off on Xulafadda Siilaanyo iyo Saylici ee Madaxtooyadda oo War-maha isula Galay

Murashax Cirro oo Kasbadday Taageeradda Qoor-weynta Galbeedka Saaxil.

(SLT-Hargaysa))-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(Cirro), ayaa kulan qado-sharaf ah u sameeyey Cuqaasha, qoorweynta, iyo wax-garadka ka soo jeeda beelaha

Posted in Focus, News | Comments Off on Murashax Cirro oo Kasbadday Taageeradda Qoor-weynta Galbeedka Saaxil.

Shirkii Madaxtooyada + Shiishka Bogcadaha Berbera + Shaxda Bari-kicinta Saddexda Kun ee Qoys + Sallowgii Qaylada Iyo Diffaacii Shurun-shuurka

(SLT-Berbera) Safiirka Somaliland u fadhiya Isu-tagga Imaaraadka Carabta Md. Baashe Cawil, ayaa, xilli ay weli dheggaha bulshada kasii guuxayan dhaliilo la xidhiidha ku

Posted in Focus, News | Comments Off on Shirkii Madaxtooyada + Shiishka Bogcadaha Berbera + Shaxda Bari-kicinta Saddexda Kun ee Qoys + Sallowgii Qaylada Iyo Diffaacii Shurun-shuurka

Xukuumadda Oo Codsatay In Dib Loo Dhigo Kaadh Qaybinta Gobolada Sool Iyo Sanaag, Xisbiga UCID Oo Taageeray+Doodda WADDANI Iyo KULMIYE Iyo Jawaabtii Komishanka Doorashooyinka

(SLT-Hargeysa)-Guddiga komishanka Qaranka Somaliland,saddexda xisbi Qaran iyo xukuumadda Somaliland ayaa kulan ay yeesheen sabtidii galinkii danbe socdayna ilaa 7-dii habeenimo,waxay kaga wada hadleen

Posted in Focus, News | Comments Off on Xukuumadda Oo Codsatay In Dib Loo Dhigo Kaadh Qaybinta Gobolada Sool Iyo Sanaag, Xisbiga UCID Oo Taageeray+Doodda WADDANI Iyo KULMIYE Iyo Jawaabtii Komishanka Doorashooyinka

Xukuumadda Somaliland Oo Cadaysay Inay Fasaxday Furitaanka Kiniisadda Hargeysa, Culimada Somaliland Oo Madal Wasiir Khaliil Fadhiyo Kaga Digay Khatarteeda iyo Bulshada Somaliland Oo Dareen Diidmo Ah Ka Muujisay

“Umadan Diinteeda iyo Caqiiqadeeda Ayaa Duullaan Lagu Yahahy Haddii Aynu Ogolaanay Kiniisadda Waxaynu Ansixinay In Dadkeena La Gaaleeyo” Sheekh Xasan Cabdisalaan Hargeysa (Somalilandtoday)-Wasiirka

Posted in Focus, News | Comments Off on Xukuumadda Somaliland Oo Cadaysay Inay Fasaxday Furitaanka Kiniisadda Hargeysa, Culimada Somaliland Oo Madal Wasiir Khaliil Fadhiyo Kaga Digay Khatarteeda iyo Bulshada Somaliland Oo Dareen Diidmo Ah Ka Muujisay

“Axsaabta QarankuXaq Uma Laha Inay Shacabka Ku Hagaan Arrimo Wax Yeeli kara Nabad-galyada Dalka” Cali Waran-cadde Cali Waran-cadde Oo Digniin U Diray Murrashaxiinta Saddexda Xisbi Qaran

(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha Cali Maxamed Waran-cadde ahna la-taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Murrashaxiinta saddexda

Posted in Focus, News | Comments Off on “Axsaabta QarankuXaq Uma Laha Inay Shacabka Ku Hagaan Arrimo Wax Yeeli kara Nabad-galyada Dalka” Cali Waran-cadde Cali Waran-cadde Oo Digniin U Diray Murrashaxiinta Saddexda Xisbi Qaran