Monthly Archives: July 2017

“Aroorta Hadaad Wax U Dhiibataan Ku Aan Imikaba Cid Qabataba Aan Lahaynoo, Siilaanyo ba Laga Qaban Kari Waayey, Ilaa Uu Kursigii Uu Siiyuu Madaxa Kaga Dhufto” Siyaasi Ismaaciil Yare

“Cabdiraxmaan Waa Nin Aan Kibir Ku Jirin, Oo Aayar Socda, Oon Cirka Eegayn Oo Dhulka Eegaya, Alle Ha Guuleeyo Ayaanu Leenahay” Siyaasi Ismaaciil

Posted in English, Focus, News | Comments Off on “Aroorta Hadaad Wax U Dhiibataan Ku Aan Imikaba Cid Qabataba Aan Lahaynoo, Siilaanyo ba Laga Qaban Kari Waayey, Ilaa Uu Kursigii Uu Siiyuu Madaxa Kaga Dhufto” Siyaasi Ismaaciil Yare

DAAWO: Waxgaradka Togdheer Oo Burco Ku Qabsaday Shir Lagu Anbaqaadayo Midaynta Shacbiga Gobolkaas

(SLT-Burco) Shirarkii midnimo mid la xidhiidha ayaa lagu qabtay Magaalada Burco. Hoos ka DAAWO.

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Waxgaradka Togdheer Oo Burco Ku Qabsaday Shir Lagu Anbaqaadayo Midaynta Shacbiga Gobolkaas

Mas’uul Sare Oo Ka Tirsanaa Guddiga Doorashooyinka Kenya Oo Meydkiisa La Helay

(SLT-Nairobi)-Mas’uul sare oo guddiga doorashooyinka Kenya u qaabilsanaa maamulida hanaanka codeynta ee kombuuterada ayaa meydkiisa la helay iyadoo isbuuc uun ay ka harsan

Posted in Focus, News | Comments Off on Mas’uul Sare Oo Ka Tirsanaa Guddiga Doorashooyinka Kenya Oo Meydkiisa La Helay

“Xisbi La Wareejinayaa Ma Jiro Maxamuud Xaashoow, Hadduu Ina Biixi Guulaystana Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Baa…” Cabdiladiif Maxamed Faarax.

(SLT-Hargeysa)-Cabdiladiif Maxamed Faarax oo sheegay inuu ka mid yahay Salaaddiinta Beesha Bariga Burco, ayaa ku eeddeeyay Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi inuu fadqalalo ka

Posted in Focus, News | Comments Off on “Xisbi La Wareejinayaa Ma Jiro Maxamuud Xaashoow, Hadduu Ina Biixi Guulaystana Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Baa…” Cabdiladiif Maxamed Faarax.

Dawladda Qadar Oo 290 Mashruuc Ka Fulisay Soomaaliya, Intii Ka Dambaysay Khilaafka Dalalka Khaliijka Iyo Somaliland Oo Ku Khasaartay Taageeradii Xulafada Sucuudiga

(SLT-Qadar)-Hay’adda dowladda u Qadar qaabilsan  gargaarka ee Qadar Charity ayaa sheegtay in waddanka Soomaaliya ay ka fulisay 290 mashaariic horumarineed oo ahayd taageero

Posted in Focus, News | Comments Off on Dawladda Qadar Oo 290 Mashruuc Ka Fulisay Soomaaliya, Intii Ka Dambaysay Khilaafka Dalalka Khaliijka Iyo Somaliland Oo Ku Khasaartay Taageeradii Xulafada Sucuudiga

DAAWO: Komishanka Doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqay In La Soo Gabagabeeyey Kaadh Qaadashadii Gobolada Togdheer iyo Maroodi-jeex.

(SLT-Hargeysa)-Komishanka Doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay inay soo gabagabeeyeen kaadh qaadashadii ka socotay gobolada Togdheer iyo Maroodi-jeex. 

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Komishanka Doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqay In La Soo Gabagabeeyey Kaadh Qaadashadii Gobolada Togdheer iyo Maroodi-jeex.

DAAWO: Xukuumadda Oo Xilli Gar-gaar Laga Sugayo Shacabka Ka Codsatay Qaadhaan Lacageed.

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay halka ay marayso lacagtii qaadhaan ururinta ahayd ee guddiga ka soo kabashada abaaruhu wadeen.

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xukuumadda Oo Xilli Gar-gaar Laga Sugayo Shacabka Ka Codsatay Qaadhaan Lacageed.

Kulmiye Iyo Xukuumadiisu Maantana Maxay Shacabka Ssc La Hortegi Doonaan

Shirkii Awrboogays kadib Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisu way ka baxeen hehiis iyo balan kasta oo ay la galeen dadkii iska diiwaangeliyey Gobolada SSC.

Posted in Articles | Comments Off on Kulmiye Iyo Xukuumadiisu Maantana Maxay Shacabka Ssc La Hortegi Doonaan

DAAWO: “Afar Dawladood Ayaan Wasiir Ka Soo Noqday, Xukuumadda KULMIYE Waxaan Ku Arkay Iyo Sidaanay Dad Iyo Dal Uga Naxayn Wallahay Saddexdii Hore Kuma Arag”. Siyaasiga Weyn Abiib Timacadde

(SLT-Alaybaday) Siyaasiga weyn Abiib Diiriye Nuur, oo ah shakhsiga kaliya ee Afar Madaxweyne oo Somalilland soo maray mid kasta Wasiir u noqday ayaa

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Afar Dawladood Ayaan Wasiir Ka Soo Noqday, Xukuumadda KULMIYE Waxaan Ku Arkay Iyo Sidaanay Dad Iyo Dal Uga Naxayn Wallahay Saddexdii Hore Kuma Arag”. Siyaasiga Weyn Abiib Timacadde

DAAWO: Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Oo Rer Alaybaday Uga Mahadnaqay Cududa Tageero Ee Ku Soo Biirtay Iyo Soo Dhawaynta Ay U Mujiyeen.

(SLT-Alaybaday) Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa uga mahadnaqay shacbiga Rer Alaybaday iyo Tageerayaasha xoogan ee degmadaas kaga soo biiray Xisbiga

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Oo Rer Alaybaday Uga Mahadnaqay Cududa Tageero Ee Ku Soo Biirtay Iyo Soo Dhawaynta Ay U Mujiyeen.