Monthly Archives: June 2017

SLT SPORTS: Xidiga Muslimka Ah ee Paul Pogba Oo Ka Hadlay Nolosha Muslimiinta ee Magaalada Manchester Kadib Qaraxyadii Ka Dhacay.

(SLT-Manchester)-Xidiga xulka qaranka France iyo kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa waraysi dheer oo dhinacyo badan uu kaga hadlay siiyay majalada Esquire magazine

Posted in Focus, News | Comments Off on SLT SPORTS: Xidiga Muslimka Ah ee Paul Pogba Oo Ka Hadlay Nolosha Muslimiinta ee Magaalada Manchester Kadib Qaraxyadii Ka Dhacay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway oo Kulan La Yeeshay Raysal Wasaaraha Somalia.

(SLT-Muqdisho)-Wafdi uu horkacayo wasiirka wasaaradda arimaha dibada Norway Borge Brende ayaa shalay ah gaadhay magaalada caasimada ee Muqdisho. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Norway

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway oo Kulan La Yeeshay Raysal Wasaaraha Somalia.

“Noloasha Macaankeeduba Waa Markaad Hawlgabka Noqoto” Madaxwaynihii Hore ee Tanzania.

(SLT-Tanzania)-Madaxweyihii hore ee Tansaaniya Jakaya Kikwete, ayaa sheegay in dhadhanka noloshaba la ogaado marka laga hawlgabo xilka Madaxweynenimada, xafiiskana laga tego. 66 jirkan

Posted in Focus, News | Comments Off on “Noloasha Macaankeeduba Waa Markaad Hawlgabka Noqoto” Madaxwaynihii Hore ee Tanzania.

USA: Maraykanka Oo Kala Badh Dhimay Miisaaniyaddii Uu Hawlgalada Qaramada Midoobay KU Kabi Jiray.

(SLT-New York)-Safiirka Maraykanka u fadhida qaramada Midoobay ee Nikki Haley ayaa ku dhawaaqday in 50% ay dhimeen misaaniyadii ay ku kabi jireen howlgalada

Posted in Focus, News | Comments Off on USA: Maraykanka Oo Kala Badh Dhimay Miisaaniyaddii Uu Hawlgalada Qaramada Midoobay KU Kabi Jiray.

DAAWO: Dhallinyaro Afrikaan Ah Oo Doonaya Inay Galaan UK Oo Xaniban Xuduuda Clais.

(SLT-UK)-Boqolaal Dhallinyaro ah oo Afrikaan ah ayaa ku xanibay xuduudka ingiriiska, waxaanay doonayaan inay galaan UK.

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Dhallinyaro Afrikaan Ah Oo Doonaya Inay Galaan UK Oo Xaniban Xuduuda Clais.

Maraykanka Oo Sharciyada Socdaalka Ku Adkaynaya Lix Dal Oo Ay Soomaalidu Ku Jirto

(SLT-Washinton)-Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka ayaa soo saaray shuruudo cusub oo looga baahan yahay dadka dal ku gal ka soo dalbanaya

Posted in Focus, News | Comments Off on Maraykanka Oo Sharciyada Socdaalka Ku Adkaynaya Lix Dal Oo Ay Soomaalidu Ku Jirto

Wargayska New York Times Oo Baahiyey Xayiraad La Saaray Amiirkii Hore Maxamed Bin Naayif Iyo Dawladda Sucuudiga Oo Beenisay.

(SLT-Jiddah)-Masuul sare oo Sucuudi ah yaa beeniyey warbixin uu qoray wargeyska New York Times oo sheegaysay in Sucuudigu xabsi guri ku soo rogay

Posted in Focus, News | Comments Off on Wargayska New York Times Oo Baahiyey Xayiraad La Saaray Amiirkii Hore Maxamed Bin Naayif Iyo Dawladda Sucuudiga Oo Beenisay.

Maraykanka Oo Beeniyey Inuu Xoojinayo Ciidamadiisa Afghanistan.

(SLT-Afghanistan)-Xoghayaha gaashaandhigga ee Maraykanka, James Mattis, ayaa sheegay in ciidanka dalkiisa uu si degdeg ah uga soo baxay dalka Afghanistan, oo ay haboonaan

Posted in Focus, News | Comments Off on Maraykanka Oo Beeniyey Inuu Xoojinayo Ciidamadiisa Afghanistan.

Mosul: Daacish Oo Laga Qabsaday Masjidka Wayn ee Al-Nuuri.

(SLT-Mosul)-Ciidamada nabad gelyada Ciraaq ayaa dib uga qabsaday mitidiinta Dawladda Islaamka goobtii uu ku yaallay masaajidkii la dumiyey ee Al-Nuuri ee magaalada Mosul.

Posted in Focus, News | Comments Off on Mosul: Daacish Oo Laga Qabsaday Masjidka Wayn ee Al-Nuuri.

Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Halis Ugu Jira Al-shabaab iyo Dawladda Oo Gurmad U Dirtay.

(SLT-Bakool)-Wararka ka imanaya gobolka Bakool ee dalka Somalia ayaa sheegaya ciidamo ka tirsan maamul K/galbeed ku sii jeedaan deegaanka uu ku sugan yahay

Posted in Focus, News | Comments Off on Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Halis Ugu Jira Al-shabaab iyo Dawladda Oo Gurmad U Dirtay.