Monthly Archives: June 2017

DAAWO: Khilaaf Xooggan Oo Ka Dhex-qarxay Xildhibbaanada Gollaha Deegaanka Degmada Oodweyne Iyo Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta

(SLT-Oodweyne)-Khilaaf Xooggan ayaa ka dhex-qarxay Xildhibbaanada gollaha deegaanka degmada Oodweyne iyo maamulka wasaaradda macdanta iyo tamarta, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Khilaaf Xooggan Oo Ka Dhex-qarxay Xildhibbaanada Gollaha Deegaanka Degmada Oodweyne Iyo Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta

DAAWO: “Waxaynu U Baahanahay Koox Madax-bannaan Oo Dalkan Badbaadisa…….” Sheekh Aadan Siiro

(SLT-Hargeysa)-Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland ayaa waxaa uu khudbadii maanta ee salaada Jimcaha uu ku

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Waxaynu U Baahanahay Koox Madax-bannaan Oo Dalkan Badbaadisa…….” Sheekh Aadan Siiro

Maraykanka Oo Taiwan Ka Iibinaya Hub Ku Kacaya 1.4 Bilyan Oo Dollar iyo Shiinaha Oo Cambaareeyey.

(SLT-China)-Shiinaha ayaa muujiyey sida aanu ugu qanacsaneyn hub ku kacaya 1.4 bilyan oo dollar oo Mareykanka uu ka iibinayo Taiwan. Beijing ayaa dooneysa

Posted in Focus, News | Comments Off on Maraykanka Oo Taiwan Ka Iibinaya Hub Ku Kacaya 1.4 Bilyan Oo Dollar iyo Shiinaha Oo Cambaareeyey.

Shabakadda Caalamiga Ah Ee Daroogada Oo Isticmaalay Diyaaradaha Aan Duuliyaha Lahayn Si ay Ula Socdaan Dhaq-dhaqaaqa Booliska.

(SLT-Austaralia)-Shabakad daroogada ka ganacsata oo caalami ah ayaa adeegsatay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn si ay ugu suuragasho in ay la socdaan dhaqdhaqaaqa booliiska.

Posted in Focus, News | Comments Off on Shabakadda Caalamiga Ah Ee Daroogada Oo Isticmaalay Diyaaradaha Aan Duuliyaha Lahayn Si ay Ula Socdaan Dhaq-dhaqaaqa Booliska.

Ciidamada Maraykanka iyo Kuwa Suuriya Oo Go’doomiyey Magaalada Raqqa.

(SLT-Syria)-Ciidamada Siiriyaanka ah ee dalka Maraykanku taageero ayaa sheegay in ay qabsadeen waddadii u danbeysey ee gasha magaalada Raqqa ee dalka Siiriya, taas

Posted in Focus, News | Comments Off on Ciidamada Maraykanka iyo Kuwa Suuriya Oo Go’doomiyey Magaalada Raqqa.

Afrika: Laba Gabdhood Oo Qarxiyey Xero Qaxoonti Oo Ku Taalla Dalka Niger

(SLT-Niger)-Laba qof oo haween ah ayaa isku qarxiyey xero qaxooti oo ku taala magaalada Kebalewa ee dalka Nayjar.   Ugu yaraan laba qof

Posted in Focus, News | Comments Off on Afrika: Laba Gabdhood Oo Qarxiyey Xero Qaxoonti Oo Ku Taalla Dalka Niger

Baarlamaanka Somalia Oo La Filayo Inay Mooshin Ka Keenaan Xukuumadda Farmaajo iyo Dalal Carbeed Oo Dabada Ka Riixaya

Warbaahinta Gudaha Somalia Oo Sheegtay In Dalalka Sucuudigu Hogaaminayaa Qayb Ka Yihiin Mooshinkan Muqdisho (Somalilandtoday)-Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia oo ku sugan magaalada

Posted in Focus, News | Comments Off on Baarlamaanka Somalia Oo La Filayo Inay Mooshin Ka Keenaan Xukuumadda Farmaajo iyo Dalal Carbeed Oo Dabada Ka Riixaya

Maxsuulka Kulan Dhexmaray Cali Khaliif iyo Saraakiisha Kooxda Khaatumo

“Ninkii iska hadlayaaba ha iska hadlee Dhulbahante waa Khaatumo, Khaatumana Cali Khaliif Baa U Madaxwayne Ah” Saraakiisha Ciidanka Kooxda Khaatumo Buuhoodle (Somalilandtoday)-Saraakiil ka

Posted in Focus, News | Comments Off on Maxsuulka Kulan Dhexmaray Cali Khaliif iyo Saraakiisha Kooxda Khaatumo

“Waxa Booqasho Inoogu Yimi Wefti Ka Socday Safaarada Maraykanka Oo Uu Hoggaaminaayo Safiirka Maraykanka Ee Soomaaliya”

Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyey! Hargeysa (Somalilandtoday)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici) ayaa

Posted in Focus, News | Comments Off on “Waxa Booqasho Inoogu Yimi Wefti Ka Socday Safaarada Maraykanka Oo Uu Hoggaaminaayo Safiirka Maraykanka Ee Soomaaliya”

“Waxaan Ilaawaba Saw Nin Xumi Ima Ogaysiiyo” Wasiir Cali Mareexaan Oo Faallo Ka Bixiyey Khubdaddii Farmaajo ee 26 June

Cabdi yusuf Ducale Boobe siyaasi, qoraa, halgamaa iyo taarikhyahay afkaaga caano lagu qabay. Waxaan dhegaystay jawaabtii uu siiyey Farmaajo oo runtii ahayd jawaab

Posted in Focus, News | Comments Off on “Waxaan Ilaawaba Saw Nin Xumi Ima Ogaysiiyo” Wasiir Cali Mareexaan Oo Faallo Ka Bixiyey Khubdaddii Farmaajo ee 26 June