Monthly Archives: May 2017

DAAWO: Sheekh Berberaawi Oo Ka Hadlay Sheekh Reer Boosaaso Ah Oo Duleedka Hargeysa Ku Dabiibaya Dadka Cudurada Jinka, Sixirka Iyo Isha Hayaan.

(SLT-Hargeysa)-Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi (Berberaawi) oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka ayaa ayaa ka hadlay Sheekh Cabdulxaq oo ah sheekh muddooyinku u

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: Sheekh Berberaawi Oo Ka Hadlay Sheekh Reer Boosaaso Ah Oo Duleedka Hargeysa Ku Dabiibaya Dadka Cudurada Jinka, Sixirka Iyo Isha Hayaan.

31-ka May: 29 Guurada Guda-galkii SNM Ee Hargeysa Sannadkii 1988-kii & Xog-warranka Maxamed Cilmi Galaan

(SLT-Hargeysa)-Ciidammadii hubeysnaa ee Ururkii SNM, ayaa 29 sanadood ka hor Maanta oo kale oo ay taariikhdu aheyd 31kii May, 1989, dagaal Naf hur

Posted in Focus, News | Comments Off on 31-ka May: 29 Guurada Guda-galkii SNM Ee Hargeysa Sannadkii 1988-kii & Xog-warranka Maxamed Cilmi Galaan

DAAWO: Muxaadiro Ka Hadlaysa Sababaha Jannada Lagu Gallo, Waxa Soo Jeedinaya Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

(SLT-Hargeysa)-Halkan ka DAAWO muxaadiro ka waramaysa waxyaabo fudud oo sabab u noqon kara in Ilaahay SWT ku geliyo Jannada, ku dedaal inaad qodobadan

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Muxaadiro Ka Hadlaysa Sababaha Jannada Lagu Gallo, Waxa Soo Jeedinaya Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Halkan Ka Akhriso Dhawr Qodob Oo Beesha Caalamka Iyo Midowga Afrika Uga Cago Jiidayaan Aqoonsiga Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Warbaahinta National Public Radio (NPR.Org) ee fadhigeedu yahay dalka Maraykanka ayaa falanqaysay sababaha Somailand ictiraaf caalamiya u heli wayday 26 sanadood kadib markii

Posted in Focus, News | Comments Off on Halkan Ka Akhriso Dhawr Qodob Oo Beesha Caalamka Iyo Midowga Afrika Uga Cago Jiidayaan Aqoonsiga Somaliland

Xildhibaan Waabeeye Oo Soo Bandhigay Isbedelka Xukuumadda Ku Yimid Mudadii Isbahaysigu Ka Sii Maqnaa

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) oo hadda ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku marayo

Posted in Focus, News | Comments Off on Xildhibaan Waabeeye Oo Soo Bandhigay Isbedelka Xukuumadda Ku Yimid Mudadii Isbahaysigu Ka Sii Maqnaa

Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Qaraar Ka Soo Saartay Dacwad U Dhaxaysa Ganacsadaha Shirkadda Al-Xarbi Iyo Muwaadinad Hibaaq Cabdiqaadir Koosaar

(SLT-Hargeysa)-Maxkamada Gobolka Maroodi jeex ayaa shaacisay inay awood u leedahay ka garnaqa dacwad u dhaxaysa ganacsadaha shirkada Al Xarbi iyo muwaadinada Hibaaq Cabdiqaadir

Posted in Focus, News | Comments Off on Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Qaraar Ka Soo Saartay Dacwad U Dhaxaysa Ganacsadaha Shirkadda Al-Xarbi Iyo Muwaadinad Hibaaq Cabdiqaadir Koosaar

Itoobiya Oo Baahisay Socdaalka Uu Wasiir Sacad Cali Shire Ku Joogo Dalka Maraykanka

(SLT-Hargeysa)-Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa baahisay war ku saabsan xafiiska diblomaasiyadeed ee Jamhuuriyadda Somaliland ku leedahay magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo xadhiga

Posted in Focus, News | Comments Off on Itoobiya Oo Baahisay Socdaalka Uu Wasiir Sacad Cali Shire Ku Joogo Dalka Maraykanka

Somaliland Oo Beesha Caalamka iyo Dalalka Geeska Uga Digtay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta Haddii Maamulka Hawada Lagu Wareejiyo Dawladda Soomaaliya.

“Haddii Ay Dhacdo in Lagu Wareejiyo (Maamulka Hawada), Somaliland Tallaabooyinka Ay Qaadaysaa Way Cadyihiin, Mandiqadana..” Wasiirka Duulista Somaliland, Farxaan Aadan Haybe Hargeysa (Somalilandtoday)-Xukuumadda

Posted in Focus, News | Comments Off on Somaliland Oo Beesha Caalamka iyo Dalalka Geeska Uga Digtay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta Haddii Maamulka Hawada Lagu Wareejiyo Dawladda Soomaaliya.

Kalamaanka Wargeyska Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Xaaladda Dalka??

Bogaadiye: Waar heedhe waxaa la yidhi tii aanu aragnaaba tii kale ka darane, markii aynu abaar a soo baxnayna ma shuba biyood umadeena

Posted in News | Comments Off on Kalamaanka Wargeyska Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Xaaladda Dalka??

Musiibo: Cudurka Shuban-biyoodka Oo Burco Si Xawli Ah Ugu Faafaya, Laba Kun Oo Qof Oo Uu Soo Ritay Iyo Soddomeeyo Qof Oo U Geeriyooday

Maxbuuskii Afraad Ayaa Xabsiga Burco Cudurkan Ugu Geeriyooday, Tirakoobkana Kuma Jiraan Dadka Aan Weli Goobaha Caafimaadka Soo Gaadhin Hargeysa (Somalilandtoday)-Mid ka mid Ah

Posted in Focus, News | Comments Off on Musiibo: Cudurka Shuban-biyoodka Oo Burco Si Xawli Ah Ugu Faafaya, Laba Kun Oo Qof Oo Uu Soo Ritay Iyo Soddomeeyo Qof Oo U Geeriyooday