Monthly Archives: April 2017

DAAWO: Mas’uuliyiin Iska Casilay Xisbiga UCID Iyo Eedaymo Ay U Jeediyeen Murrashax Faysal Cali Waraabe.

(SLT-Hargeysa)-Waxaa iminka ku dhawaaqey inay iska casileen xisbiga mucaaridka ah ee UCID Afhayeenkii guud ee xisbigaasi Mr Shabaash iyo guddoomiyihii gobalka Maroodi-jeex ee

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Mas’uuliyiin Iska Casilay Xisbiga UCID Iyo Eedaymo Ay U Jeediyeen Murrashax Faysal Cali Waraabe.

“Muxaafidnimadii Weli Lamaan Qabsan Iyo In Aan Wax Ammaano Amma Hadalo Ammaan Ah Jeediyo” Jamaal Cali Xuseen

(SLT-Washington)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka mid ah xisbiga talada ee Kulmiye ayaa sheegay in aanu weli la qabsan muxaafidnimada, maadaama oo uu

Posted in Focus, News | Comments Off on “Muxaafidnimadii Weli Lamaan Qabsan Iyo In Aan Wax Ammaano Amma Hadalo Ammaan Ah Jeediyo” Jamaal Cali Xuseen

DAAWO: Xoghayaha Guud Ee Xisbiga KULMIYE Oo Dhaliilay Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha guud ee xisbiga muxaafidka ah KULMIYE Xasan Siciid Yusuuf ayaa wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ku dhaliilay bedelaada badan xoghayaha dawladda hoose ee

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xoghayaha Guud Ee Xisbiga KULMIYE Oo Dhaliilay Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

DAAWO: “Dalkii Waa Ilaabay, Wasiiradii Muuse Biixi Ayay Dabayaacayaan, Nin Kastaa Waxa Uu Isleeyahay Yaanu Hadhow Wasiirnimada Ka Eryin” Faysal Cali Waraabe

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa farriin u diray Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Somaliladtoday/Hargeysa/Office

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Dalkii Waa Ilaabay, Wasiiradii Muuse Biixi Ayay Dabayaacayaan, Nin Kastaa Waxa Uu Isleeyahay Yaanu Hadhow Wasiirnimada Ka Eryin” Faysal Cali Waraabe

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Oo Maqaaxida Baraada ee Berbera Kala Shaaheeyey Boqolaal Ka Mid ah Dadweynaha Ku Dhaqan Magaaladdaasi+ SAWIRRO

(SLT-Hargeysa)-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maqaaxida Baraada ee ku taala badhtamaha magaalada Berbera kala shaaheeyey boqolaal ka

Posted in Focus, News | Comments Off on Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Oo Maqaaxida Baraada ee Berbera Kala Shaaheeyey Boqolaal Ka Mid ah Dadweynaha Ku Dhaqan Magaaladdaasi+ SAWIRRO

Wasiirka Shaqada Oo Ka Hadlay Shaqaalaha Ajaanibka Ah Ee Dalka Ka Qabta Shaqooyinkii Muwaadinka

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Maxamed Cabdilaahi Obsiiye, ayaa ka hadlay shaqo la’aanta baahsan ee dalka ka jirta, iyo shaqaalaha ajaanibka ah ee

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiirka Shaqada Oo Ka Hadlay Shaqaalaha Ajaanibka Ah Ee Dalka Ka Qabta Shaqooyinkii Muwaadinka

BBC-da Oo Bedeshay Kelmadii “La Baxday” Ee Ay Somaliland U Isticmaali Jirtay.

(SLT-Hargeysa)-Hay’adda BBC world service ayaa bedeshay magacii ay hore ugu yeedhi jirtay Somaliland ee ahayd “Jamhuuriyadda la baxday Somaliland”, waxaana la go’aamiyay magac

Posted in Focus, News | Comments Off on BBC-da Oo Bedeshay Kelmadii “La Baxday” Ee Ay Somaliland U Isticmaali Jirtay.

Xaaladii Shalay Ee Xayndaabka Maxkamada W/Q Baashe Yuusuf Axmed

Habeen hore ayaan qorshe-hawleedkayga qodobka koowaad ka dhigtay kaqaybgalka garmaqalka dacwada Maxamed Sidiiq Cabdilahi (Dhamme) iyo Yonis Axmed Yonis oo ka fumaysay Maxkamada

Posted in Articles | Comments Off on Xaaladii Shalay Ee Xayndaabka Maxkamada W/Q Baashe Yuusuf Axmed

Agoomaha Oo La Daryeelo Waa Asbabaha Guusha Imika Iyo Berito !

Agoomahu maxay yihiin ? Agoomuhu waa qayb ka mida bulshada, waana caruurta ay geeriyoodaan Abayaashood, ama Abahood iyo hooyadoodba(labadooda Waalid), caruurtaasi oo aan

Posted in Articles | Comments Off on Agoomaha Oo La Daryeelo Waa Asbabaha Guusha Imika Iyo Berito !

Xubno Saraakiil Ciidan Iyo Xildhibaano Iskugu Jira Oo Ka Socda Maamulka Puntland Oo Ku Sugan Deegaanka Widh-widh Ee Gobolka Sool Iyo Ujeedada Socdaalkooda

(SLT-Laascaanood)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in shalay galinkii danbe ay deegaanka Widh-widh ee gobolkaasi ay

Posted in Focus, News | Comments Off on Xubno Saraakiil Ciidan Iyo Xildhibaano Iskugu Jira Oo Ka Socda Maamulka Puntland Oo Ku Sugan Deegaanka Widh-widh Ee Gobolka Sool Iyo Ujeedada Socdaalkooda