Monthly Archives: April 2017

Goortaan Dhurwaayada Didshaba Dhidaro Loo Yeedh

Dhaqaneiyo dhaashane dhalin weeye magaallo. dhaqankoodu mid maaha . Dhaliil la iskama qaato . DHafoor taabasho weeye . Dhibtana la iskuma eego. daily

Posted in Articles | Comments Off on Goortaan Dhurwaayada Didshaba Dhidaro Loo Yeedh

DAAWO: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Eedaymo U Jeediyay Wasiirka Caafimaadka Somaliland.

(SLT-Hargaysa) Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtida ayaa eedaymo u jeediyay Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Saleebaan Ciise Xagla-toosiye. Hoos ka DAAWO.

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Eedaymo U Jeediyay Wasiirka Caafimaadka Somaliland.

DAAWO: Xildhibaan rer Awdal Ah Oo Ka Wabiyay Hanaanka Kaadhbixinta Ka Socota Gobolkaas.

(SLT-Boorame) Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Ayaanle oo kamid ah Xildhibaanada Gooaha Wakiilada ee laga soo doortay Gobolka Awdal ayaa ka wabiyay hanaanka qaybinta

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xildhibaan rer Awdal Ah Oo Ka Wabiyay Hanaanka Kaadhbixinta Ka Socota Gobolkaas.

Dib U Milicso Labaatan Sanno Ka Hor Kaalintii Hogaamineed Ee Gudoomiyihii Hore Golaha Guurtida Alle Ha U Naxariistee Sheekh Ibraahin Sh Yuusuf

Gudaha Ka Akhri Hab Sami U Socodkii Shirwaynihii Sadexaad Ee Beelaha S/land Uga Qabsoomay Guriga Shaqaalaha Hargaysa Iyo Kaalintii Hogaamineed Ee Gudoomiyihii Hore

Posted in Articles | Comments Off on Dib U Milicso Labaatan Sanno Ka Hor Kaalintii Hogaamineed Ee Gudoomiyihii Hore Golaha Guurtida Alle Ha U Naxariistee Sheekh Ibraahin Sh Yuusuf

DAAWO: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Eedaymo Uga Yimid Xisbiga KULMIYE

(SLT-Hargeysa)-Wasiir Ku-xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Gobolada iyo Degmooyinka Jaamac Biin ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay xoghayaha guud ee

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Eedaymo Uga Yimid Xisbiga KULMIYE

“Sida Aad La Socotaan, Waxaan Ahay Mas’uul Caan Ku Ahaa Cimrigii, Maamul Wanaag Iyo Nacaybka Xatooyada Xoolaha Ummadda…….” Madaxweyne Siilaanyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, wuxuu maanta oo ay bishu tahay 30 April 2017 kulan muhiimada isugu yeedhay Saddexda hay’addood ee

Posted in Focus, News | Comments Off on “Sida Aad La Socotaan, Waxaan Ahay Mas’uul Caan Ku Ahaa Cimrigii, Maamul Wanaag Iyo Nacaybka Xatooyada Xoolaha Ummadda…….” Madaxweyne Siilaanyo

Ilduufka shacabka iyo aramida siyaasiga (WQ: Xuseen-Lucky Maxamed Maxamuud)

Horaantii sideetamaadkii ayay ahayd markii ufadii qiirada siyaasadda lagu kiciyay shacabkii reer waqooyiga ahaa, oo dhagax iyo mudaharaadyo kala hortegay Nidaamkii uu Hogaamiyaha

Posted in Articles | Comments Off on Ilduufka shacabka iyo aramida siyaasiga (WQ: Xuseen-Lucky Maxamed Maxamuud)

Haqayiline Qaadka Iska Daa Waa Quud Ibliise ! W/Q, Abdirahmaan H. Osman ( GEELE)

Qaadka maanta waa aafa qaran gurikastaa waa laga dareemay mushkilada qaadka laakiinse su’aasha waxay tahay wali ma gaaray qaadku waqtigii ay dadku joojin

Posted in Articles | Comments Off on Haqayiline Qaadka Iska Daa Waa Quud Ibliise ! W/Q, Abdirahmaan H. Osman ( GEELE)

Shan Dhallinyaro Rag Ah Oo Faro-xumeeyay Gabadh Yar Oo 14 Jir Ah, Siday U Shirqooleen Oo Laga Warramay Iyo Xaaladdeeda Caafimaad

(SLT-Hargeysa)-Ciidammada Ammaanka ee Gobolka Mudug ee Dalka Soomaaliya, ayaa Gacanta ku dhigay Shan Dhallinyaro ah oo si wadar ah kufsi ugu geystay Gabadh

Posted in Focus, News | Comments Off on Shan Dhallinyaro Rag Ah Oo Faro-xumeeyay Gabadh Yar Oo 14 Jir Ah, Siday U Shirqooleen Oo Laga Warramay Iyo Xaaladdeeda Caafimaad

DAAWO: Wasiirka Waxbarashada Oo Eedaymo Culus U Soo Jeediyay Komishanka Doorashooyinka Qaranka

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane ayaa dhaliilay komishanka doorashooyinka qaran Somaliland Somaliladtoday/Hargeysa/Office

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Wasiirka Waxbarashada Oo Eedaymo Culus U Soo Jeediyay Komishanka Doorashooyinka Qaranka