Monthly Archives: March 2017

“Adeer Somalia Walaalo Ma Nihin, Waxbaynu Isku Darsanay Wixiina Waynu Ku Kala Tagnay Dee Nabad-galyo” Faysal Cali Waraabe.

(SLT-Hargeysa)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey waxaana uu ugu horeyn uu ka

Posted in Focus, News | Comments Off on “Adeer Somalia Walaalo Ma Nihin, Waxbaynu Isku Darsanay Wixiina Waynu Ku Kala Tagnay Dee Nabad-galyo” Faysal Cali Waraabe.

Taliyahii iyo Xisaabiyahii Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada oo Xalay Xilalkii Laga Xayuubiyey+ Sababta iyo Cidda Lagu Bedelay

Hargeysa (Somalilandtoday)-Wararka hada na soo gaadhaya ayaa sheegaya in xilkii laga xayuubiyey taliyahii ciidanka ilaalada Madaxtooyada Somaliland Gaashaanle Axmed Daahir iyo weli ba

Posted in Focus, News | Comments Off on Taliyahii iyo Xisaabiyahii Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada oo Xalay Xilalkii Laga Xayuubiyey+ Sababta iyo Cidda Lagu Bedelay

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Kulamo La Qaatay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Baarlamaanka Dalka Jarmalka+SAWIRO

(SLT-Berlin)-Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo waftigii uu hoggaaminaayay ayaa kulamo muhiim u ah qadiyadda Jamhuuriyadda Somaliland wuxuu la qaatay

Posted in Focus, News | Comments Off on Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Kulamo La Qaatay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Baarlamaanka Dalka Jarmalka+SAWIRO

Somaliland Oo Wajahaysa Dagaal Siyaasadeed Iyo Mid Diblomaasiyadeed Oo Ay U Rag La’dahay Oo Kaga Imanaaya Xagga Xukuumadda Somalia

Ceeb Mise Caadi: Diyaaradda Hargeysa Ka Duusha Waxaa Amaankeeda Lagu Hubin Doonaa Laguna Baadhi Doonaa Muqdisho! Hargeysa (Somalilandtoday)- Xukuumadda cusub ee Somalia ee

Posted in Focus, News | Comments Off on Somaliland Oo Wajahaysa Dagaal Siyaasadeed Iyo Mid Diblomaasiyadeed Oo Ay U Rag La’dahay Oo Kaga Imanaaya Xagga Xukuumadda Somalia

Ma Guddiga Bariga Burco Ayaa Been Sheegaya, Ma Cali Mareexaan Ayaa Mililka Guudka Ka Dhayaya, Mise Wargayska Somalilandtoday Ayaan Xog Ogaal Ahayn??

Wasiirka Hawlaha Guud oo Beeniyey Inay Beesha Bariga Burco Doonayso Guddoomiyaha KULMIYE Hargeysa (Somalilandtoday)-Wasiirka hawlaha guud Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayaa beeniyey

Posted in Focus, News | Comments Off on Ma Guddiga Bariga Burco Ayaa Been Sheegaya, Ma Cali Mareexaan Ayaa Mililka Guudka Ka Dhayaya, Mise Wargayska Somalilandtoday Ayaan Xog Ogaal Ahayn??

Kalamaanka Wargayska Somalilandtoday Iyo Weedhiisa Jimcaha Maanta.

Baafiye: Waar heedhe wasaaraddii hawlaha guud ee biriishyada iyo waddooyinka inoo qaabilsanayd hadal ma waxay ku soo goysay dadku ha samraan inta daadku

Posted in News | Comments Off on Kalamaanka Wargayska Somalilandtoday Iyo Weedhiisa Jimcaha Maanta.

Somaliland Oo Ka Qaybgashay Shir Caalami Ah Oo Lagaga Hadlay Iskaashiga Ganacsi Ee U Dhexeeya Afrika Iyo Jarmalka

Berlin (Somalilandtoday)-Wefti ka socda xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu hoggaaminayo Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda  Duulista  Hawada iyo Gaadiidka Cirka Md. Guuleed Maxamed Shire, isla markaana

Posted in Focus, News | Comments Off on Somaliland Oo Ka Qaybgashay Shir Caalami Ah Oo Lagaga Hadlay Iskaashiga Ganacsi Ee U Dhexeeya Afrika Iyo Jarmalka

SLT SPORTS: Saadaasha Kulamada Todobaadkan ee Horyaalka Ingiriiska Iyo Khabiirka Paul Merson.

Khabiirka Sky Sports Paul Merson ayaa saadaal ka bixiyay kulamada isbuucaan ee horyaalka Premier League iagoo guulo siiyay kooxaha waaweyn badankood inkastoo uu

Posted in Focus, News | Comments Off on SLT SPORTS: Saadaasha Kulamada Todobaadkan ee Horyaalka Ingiriiska Iyo Khabiirka Paul Merson.

Haweenay U Dhalatay Ruushka Oo Jeclaatay Madaxweynaha Suuriya!

(SLT-Syria)-Mariana  waa gabadh u dhalatay Dalka ruushka waxaanay Jaceyl ay u qabto Madaxweynaha Suuriya ee Bashaar Al-asad ay ku muujisay saacadeeda gacanta ugu

Posted in Focus, News | Comments Off on Haweenay U Dhalatay Ruushka Oo Jeclaatay Madaxweynaha Suuriya!

Xaaskiisa Ayuu Saddex Maalmood Cunto Iyo Cabitaanba U Diidey Kadib Markii Ay Facebook Samaysatay.

(SLT-Masar)-Nin u dhashay dalka Masar, ayaa  muddo saddex maalmood ah jidh-dilaayey xaaskiisa, aakhirkiina guri ku qufulay, kadib markii uu ogaaday in ay samaysatay

Posted in Focus, News | Comments Off on Xaaskiisa Ayuu Saddex Maalmood Cunto Iyo Cabitaanba U Diidey Kadib Markii Ay Facebook Samaysatay.