Monthly Archives: February 2017

Caruuskii Qabay Gabadhii Ninku Malxiisada U Aha Oo Ka Warramay Siday Wax U Dhaceen Iyo Qoyskiisa Oo Farriin U Diray Wasaaradda Diinta Iyo Aw-Qaafta

(SLT-Hargeysa)-Cabdiraxmaan Ismaaciil Cumar oo ah nin dhalinyaro ah oo dhawaan la aqal galay haweenay lagu magacaabo Aamina Muuse Aw Diiriye, isla markaana qofkii

Posted in Focus, News | Comments Off on Caruuskii Qabay Gabadhii Ninku Malxiisada U Aha Oo Ka Warramay Siday Wax U Dhaceen Iyo Qoyskiisa Oo Farriin U Diray Wasaaradda Diinta Iyo Aw-Qaafta

Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Mashruuca Sannadlaha Ah Ee Horumarinta Dawladaha Hoose.

(SLT-Hargeysa)-Madaxwayne Ku-xigeenaka Jamhuuriyadda Somaliland ahna kusimaha Madaxwayanaha Mudane: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka furay mashruuca sanadlaha ah ee horumarinta dawlada hoose ee

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Mashruuca Sannadlaha Ah Ee Horumarinta Dawladaha Hoose.

Wada-hadalladii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Oo La Shaaciyey Wakhtiga Ay Dib U Bilaabmayaan

(SLT-Hargeysa)-Wada hadalladii Somaliland iyo Khaatumo u socday muddooyinkii u dambeeyey, ayaa la sheegay in loo ballamay labaatanka bisha soo socota ee March in

Posted in Focus, News | Comments Off on Wada-hadalladii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Oo La Shaaciyey Wakhtiga Ay Dib U Bilaabmayaan

Saldhigi Suurta Geli Waa Ee Kulmiyow Banka Joogsoo Ka Barooroo Ba’ayey Dhe By Abdi Mustafe

 Saldhigii afarta qof wateen suurta geli waa in lagu wareejiyo emaaraadka. Afratan iyaga waa la macna garanayaa oo waxay doonayeen inay faaiido shakhsi

Posted in Articles, Focus | Comments Off on Saldhigi Suurta Geli Waa Ee Kulmiyow Banka Joogsoo Ka Barooroo Ba’ayey Dhe By Abdi Mustafe

Waraaqdii Jacaylka Ahayd Ee Magool Suudaan Looga Soo Diray, W/Q: Cali Cabdi Coomay

Sababtii Ay Ku Timid Heesta Jacayl Dhiig Ma Lagu Qoray Abwaan Hadraawi iyo koox fanaaniin ah oo jooga guriga Xaliimo Khaliif Magool AUN

Posted in Articles | Comments Off on Waraaqdii Jacaylka Ahayd Ee Magool Suudaan Looga Soo Diray, W/Q: Cali Cabdi Coomay

London Iyo Mudaaharadka Waddani Qore Khadar Ibrahim

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah ,waxaana salaamaya muwadiniinta Somaliland. Waxaan la yaabanhay dadkan siyaasaddi gudaha dalkoodii ku

Posted in Articles | Comments Off on London Iyo Mudaaharadka Waddani Qore Khadar Ibrahim

Sarrifkii Lacagaha Qalaad oo markale cirka Isku shareeray, Xukuumadda oo waxba ka qaban kari weyday iyo Saraakiil Lacag loo soo qoray oo Doolar ku Weyday

(SLT-Hargaysa) Qiimihii sarrifka Lacaga qalaad ee Suuqyadda Somaliland ayaa mar kale cirka isku shareeray, halka Qiima dhicii Shilling-ka Somaliland-na uu hoos u sii

Posted in Focus, News | Comments Off on Sarrifkii Lacagaha Qalaad oo markale cirka Isku shareeray, Xukuumadda oo waxba ka qaban kari weyday iyo Saraakiil Lacag loo soo qoray oo Doolar ku Weyday

“Ma Jirto Wax Xisaab Gaar Ah Oo Guddoomiye Shariif Abokor Dhuux Yare Furtay Oo Lacag Loogu Shubo”. Gudida Qandaraasyada Qaranka

(SLT-Hargaysa) Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ayaa sheegay in aanay jirin wax khilaaf oo ka dhex jira gudida, waxa kale oo ay hoosta ka

Posted in Focus, News | Comments Off on “Ma Jirto Wax Xisaab Gaar Ah Oo Guddoomiye Shariif Abokor Dhuux Yare Furtay Oo Lacag Loogu Shubo”. Gudida Qandaraasyada Qaranka

SOMALILAND: Guurtida Oo Ansixiyay Kalfadhiga 62-aad Ee Golahooda, Sabtidana La Filaayo Inay Ku Dhawaaqaan Muddo Kordhintii Xukuumadda

(SLT-Hargaysa)Fadhi ay saaka isku yimadeen golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa ay dood adag ka yeeshen ajandaha kal-fadhiga 62 aad ee golahaasi oo sabtidii Furmey

Posted in Focus, News | Comments Off on SOMALILAND: Guurtida Oo Ansixiyay Kalfadhiga 62-aad Ee Golahooda, Sabtidana La Filaayo Inay Ku Dhawaaqaan Muddo Kordhintii Xukuumadda

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Xaalada Caafimaad Ee Madaxweyne Siilaanyo

(SLT-Haraya)Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay inay xaalad caafimaad darro la soo deristay Madaxweyne Axmed Siilaanyo, waxaanay xukuumadu beenisay warar maalmihii u dambeeyay ku

Posted in Focus, News | Comments Off on Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Xaalada Caafimaad Ee Madaxweyne Siilaanyo