Monthly Archives: February 2017

Somalia: Madaxweyne Famaajo Oo Ku Dhawaaqay Masiibo Qaran Oo abaaru Sababeen

(SLT-Muqdisho) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayay shirka gurmadka Abaarahaayaa ku dhawaaqay in abaaraha ka jira dalka ay yihiin musiibo qaran

Posted in Focus, News | Comments Off on Somalia: Madaxweyne Famaajo Oo Ku Dhawaaqay Masiibo Qaran Oo abaaru Sababeen

Dr. Maxamed Cabdillaahi, Porf. Cabdi Ismaaciil Samatar Iyo Foosiya Oo Olole Xooggan Ugu Jira Jagada Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

(SLT-Hargeysa)-Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa Arbacada Berri hortegi doona Golayaasha Baarlamaanka Federaalka (Aqalka sare iyo Aqalka hoose); si ay

Posted in Focus, News | Comments Off on Dr. Maxamed Cabdillaahi, Porf. Cabdi Ismaaciil Samatar Iyo Foosiya Oo Olole Xooggan Ugu Jira Jagada Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Somaliland Iyo Saldhig Millateri Carbeed Qalinka: Muuse jaambiir…….Qaybtii 3aad

“Imaaraadku waxay dagaal kula jiraan qolladan Yemen dee Masaaridu kuma jirto” “Colaad toos ah oo ka dhaxaysa Yemen iyo  Imaaraadka ma ogin, ciidamo

Posted in Articles | Comments Off on Somaliland Iyo Saldhig Millateri Carbeed Qalinka: Muuse jaambiir…….Qaybtii 3aad

Fadlan Mudane Madaxweyne Dulmiga iyo Boobka Masuuliyiinta Dawladda hoose Ku Hayaan Umaddi Ku Soo Dooratay Ka Qabo

Shacabka caasimadda Hargeysa ee masaakiinta ah ,waxay khaati ka joogaan boobka iyo dulmiga xadhkaha goostay ee ay ku hayaan masuuliyiinta dawladda hoose,khaaasatn bishii

Posted in Articles | Comments Off on Fadlan Mudane Madaxweyne Dulmiga iyo Boobka Masuuliyiinta Dawladda hoose Ku Hayaan Umaddi Ku Soo Dooratay Ka Qabo

Bidaari sibiq bay kugu gashaa (WQ: Cumar Cali Cabdillaahi “Cumar-Dheere”)

Ma dhabbaa Soomaalidu been way sheegtaa beense ma maahmaahdo?  Oo haddii aad been-sheegga taqaan, maxaa diiday in aad ku maahmaahdo? Hal booli ahi,

Posted in Articles | Comments Off on Bidaari sibiq bay kugu gashaa (WQ: Cumar Cali Cabdillaahi “Cumar-Dheere”)

Maxey Dumarku La Ooyaan? W/Q Siciid Xagaa

Wax sahlan maaha in jawaab deg-deg ah aan markiiba u keeno su’aasha ah maxey dumarku u ooyaan marka xaalad qabsataba? Alle SW ayaa

Posted in Articles | Comments Off on Maxey Dumarku La Ooyaan? W/Q Siciid Xagaa

Suxufiga iyo saxaafada madaxabanaan

Muwaadin dalkan jamhuuriyada Somaliland tan iyo intii saxaafadiisu raad baratay waxa caado noqotay xukuumada iyo suxufiyiintu inay noqdeen mudac mudac ku tag. Hadaba

Posted in Articles | Comments Off on Suxufiga iyo saxaafada madaxabanaan

DAAWO: Hal Qof Oo Ku Dhintay Xannuun Ka Dilaacay Degmada Qorilugud, Maamulka Iyo Bulshada Deegaanka Oo Baaq U Diray Xukuumadda.

(SLT-Qorilugud)-Xanuunka Jadeecada ayaa ka dilaacay deegaanka Qorilugud ee gobolka Buuhoodle oo kamida deegaanada ay abaartu saamaysay,waxaana ilaa hadda u dhintay xanuunkaasi Hal Qof.

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Hal Qof Oo Ku Dhintay Xannuun Ka Dilaacay Degmada Qorilugud, Maamulka Iyo Bulshada Deegaanka Oo Baaq U Diray Xukuumadda.

Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

(SLT-Muqdisho)-Saraakiisha Soomaaliya ayaa sheegay in qarax ka dhashay baabuur lagu xiray waxyaabaha qarxa uu hal qof ku dilay magaalada Muqidhso, aroornimadii maanta. Ilo-wareedyo

Posted in Focus, News | Comments Off on Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Silsilad-suugaanneed Xaraf-raaceedu SHIIN Yahay Oo Toddobaadkan Bilaabantay.

(SLT-Hargeysa)-Silsiladan SHIINLEYDA- oo todobaadkan gudihiisa ka bilaabantay Barta Facebook ayaa ka dhalatay meerisyo kooban uu abwaan Sidiiq Burmad kaga hadlayay shirarka jaraaid ee

Posted in Focus, News | Comments Off on Silsilad-suugaanneed Xaraf-raaceedu SHIIN Yahay Oo Toddobaadkan Bilaabantay.