Monthly Archives: January 2017

Ninkii Xasuuqa Ka Geystey Masaajidka Ku Yaalla Dalka Canada Oo Maxkamad La Horgeeyay

(SLT-Canada)-27 sano jir lagu magacaabo Alexandre Bissonnette asal ahaan ka soo jeeda dalka Faransiiska haystana dhalashada dalka Kanada ayaa la soo taagey Maxkamad

Posted in Focus, News | Comments Off on Ninkii Xasuuqa Ka Geystey Masaajidka Ku Yaalla Dalka Canada Oo Maxkamad La Horgeeyay

DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Wefti Uu Hoggaaminayo Xidhiidhiyaha Arrimaha Samafalka Ee Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa.

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay xidhiidhiyaha arimaha samafalka ee Qaramada Midoobey Mr. Peter Drucker iyo

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Wefti Uu Hoggaaminayo Xidhiidhiyaha Arrimaha Samafalka Ee Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa.

Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Ka Hadlay Baaqii Beesha Caalamka Ee Dib U Dhigista Doorashooyinka.

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay sida uu arko muddo kordhinta ay ku heshiiyeen

Posted in Focus, News | Comments Off on Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Ka Hadlay Baaqii Beesha Caalamka Ee Dib U Dhigista Doorashooyinka.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Amar Ku Bixiyay In La Joojiyo Hawlgelinta Shaqaalaha Dawladda Iyo Ciidamada Ku Jira Miisaaniyadda 2017-ka.

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa amray in la hakiyo in si rasmi ah loo hawlgeliyo shaqaalaha dawladda iyo ciidamada dalka ee

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweyne Siilaanyo Oo Amar Ku Bixiyay In La Joojiyo Hawlgelinta Shaqaalaha Dawladda Iyo Ciidamada Ku Jira Miisaaniyadda 2017-ka.

Saylici iyo Muse Biixi oo mudo kordhiska ku kala duwanaa by Abdi Mustafe

Saylici wuxuu soo jeediyey in mudo sanad ah doorashada madaxweyna ha iyo madaxweyne ku xigeenka dub loo dhigo. Muse Biixi wuxuu taagnaa in

Posted in Articles | Comments Off on Saylici iyo Muse Biixi oo mudo kordhiska ku kala duwanaa by Abdi Mustafe

Dadweynaha Ku Nool Koonfurta Madaarka Hargeysa Oo Dhaliilo U Jeediyay Wasaaradda Duulista

Guddiga beeralayda ku nool Koonfurta Madaarka Hargeysa oo hore dhulkooda loogu kordhiyay ballaadhintii Madaarka Cigaal ee Hargeysa ayaa dhaliilo kala duwan u jeediyay

Posted in Articles, Focus | Comments Off on Dadweynaha Ku Nool Koonfurta Madaarka Hargeysa Oo Dhaliilo U Jeediyay Wasaaradda Duulista

Hayaay Biriijkii Hargeysa Wuu Dumayaa..W/Q Khadar Aar

Hargeysa waa magaalo aad u wayn,runtiina la odhan karo waxa ay soo dhisnayn mudo aad u badan,walaw aanay ahayn dhinaca wakhtiga Magaalo wakhti

Posted in Articles, Focus | Comments Off on Hayaay Biriijkii Hargeysa Wuu Dumayaa..W/Q Khadar Aar

Yaa mudan in loo doorto Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya?W/Q. Ahmed Nuur Arlaadi

Waxaa horey uga jawaabay sheekh Xasan Jaamici oo sheegay sifaha Murashaxa Mudan in loo doorto Madaxweynaha dalka Soomaaliya oo ah inuu yahay Murashaxa

Posted in Articles | Comments Off on Yaa mudan in loo doorto Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya?W/Q. Ahmed Nuur Arlaadi

Maayar Ku-xigeenka Hargaysa oo digniin u diray Degmooyinka laga soo doortay.

wajigii labaad ee dhiska dayactirka wadada airport oo hada si ficaan u socda moyar klxigeenka caasimada hargeisa cabdi casiis maxd hashi oo runtii

Posted in Articles | Comments Off on Maayar Ku-xigeenka Hargaysa oo digniin u diray Degmooyinka laga soo doortay.

Somaliland: Amarkii Xukuumadda Ee Sarrifka Lacagaha Oo Dhibaato Soo Kordhiyey, Suuqyadii Hargeysa Oo Dollar Laga Waayay Iyo Qiimaha Maceeshadda Oo Kor U Kacay

Waxaa Samaysay Suuqyo Madaw Oo 100-ka Dollar Gacanta Dambe Lagu Sarrifayo 850,000 Oo Shilinka Somaliland Ah!! Hargeysa (Somalilandtoday)-Kadib markii ay xukuumadda Somaliland 24-kii

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Somaliland: Amarkii Xukuumadda Ee Sarrifka Lacagaha Oo Dhibaato Soo Kordhiyey, Suuqyadii Hargeysa Oo Dollar Laga Waayay Iyo Qiimaha Maceeshadda Oo Kor U Kacay