Monthly Archives: January 2017

Murashaxiinta U Tartamaaya Kursiga Madaxweynaha Somalia Oo 20-Kamid Ahi Haystaan Dhalashooyin Wadamo Shisheeye.

(SLT-Muqdisho) Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Dalkaasi Soomaaliya oo  ka kooban 24 Musharax ayaa la ogaaday in 20 ka mid ahi ay heystaan

Posted in Focus, News | Comments Off on Murashaxiinta U Tartamaaya Kursiga Madaxweynaha Somalia Oo 20-Kamid Ahi Haystaan Dhalashooyin Wadamo Shisheeye.

Bulshada Somaliland Waxaan Ku Hor Marin Karnaa Sidan;By Fuaad Qawdhan

HORUMARINTA BULSHADA Bulshadu waa Shacabka Somaliland oo ay sharaf noo tahay inaan u shaqeyno, oo tusno sidii dadkeena somaliland aay u noqon lahaayeen

Posted in Articles | Comments Off on Bulshada Somaliland Waxaan Ku Hor Marin Karnaa Sidan;By Fuaad Qawdhan

SOMALILAND: Nuxurka Kulankii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Qaramada Midoobay Ku Dhexmaray Hargaysa

(SLT-Hargaysa)Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silanyo ayaa maanta (31.01.2017) la kulmay Wefti ballaadhan oo ah UN-ta, oo uu hoggaaminayey Peter de Clercq oo

Posted in Focus, News | Comments Off on SOMALILAND: Nuxurka Kulankii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Qaramada Midoobay Ku Dhexmaray Hargaysa

“Dalka Kuwait  Maalmo Yar Gudahood Waxa Uu Inoo Soo Diri-doonaa Cunno, Daawooyin iyo Ceelal Biyood Dalka Laga Qodidoono.”Wasiirka Madaxtooyada JSL

(SLT-Kuwait)-Kuwat City (Somalilandtoday-Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa shaaciyey in maalmo yar gudahood ay dawaladda Kuwait Somaliland soo gaadhsiin doono deeqo ku aadan

Posted in Focus, News | Comments Off on “Dalka Kuwait  Maalmo Yar Gudahood Waxa Uu Inoo Soo Diri-doonaa Cunno, Daawooyin iyo Ceelal Biyood Dalka Laga Qodidoono.”Wasiirka Madaxtooyada JSL

Sixir Bararka Iyo Sawaxanka Bulshada….W/Q Yuusuf Goodir Maxamed

Waa wax caadiya in dawladuhu la kulmaan dhibaatooyin, xalintooduna waa qayb ka mid ah sababta loo samaystay. Waxa run ah in dawladuhu u

Posted in Articles | Comments Off on Sixir Bararka Iyo Sawaxanka Bulshada….W/Q Yuusuf Goodir Maxamed

Murrashax Muuse Biixi Oo Tacsi U Diray Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuun Mustafe Cali Obsiiye (Cali Gabiley)

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah hay’adaha

Posted in Focus, News | Comments Off on Murrashax Muuse Biixi Oo Tacsi U Diray Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuun Mustafe Cali Obsiiye (Cali Gabiley)

Warbixin Dareen Argaggax Leh Ka Muujisay Ganacsiga Haragga Dameeraha Oo Shiinuhu Afrika Ka Bilaabay Iyo Saamaynta Somaliland Ay Ku Leedahay.

(SLT-Hargeysa)-Waxaa walaac laga muujiyey Ganacsi cusub oo lagu dabar-jarayo Boqollaal kun oo Dameero ah, ka dib markii waddanka Shiinuhu bilaabay inuu iibsado Hargaha

Posted in Focus, News | Comments Off on Warbixin Dareen Argaggax Leh Ka Muujisay Ganacsiga Haragga Dameeraha Oo Shiinuhu Afrika Ka Bilaabay Iyo Saamaynta Somaliland Ay Ku Leedahay.

Iftiinka Qorshe Siyaasadeed Oo Maraykanku Ka Leeyahay Jamhuuriyadda Somaliland Oo Bilaabmay Iyo Trump Oo Khariiradda Soomaaliya Ka Saaray Somaliland.

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa kala saaray Khariiradda Somaliland iyo Soomaaliya, waxaanu gaar uga saaray Maabka Soomaaliya oo ku jirta toddoba Waddan oo

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Iftiinka Qorshe Siyaasadeed Oo Maraykanku Ka Leeyahay Jamhuuriyadda Somaliland Oo Bilaabmay Iyo Trump Oo Khariiradda Soomaaliya Ka Saaray Somaliland.

DAAWO: Ciidamada Booliska Gobolka AWDAL Oo Xabsiga U Taxaabay Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore Ee Degmada Boorama Iyo Sababta.

(SLT-Boorama)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegaya in ciidamada booliska gobolka Awdal ay maanta xabsiga u taxaabeen gudoomiye

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Ciidamada Booliska Gobolka AWDAL Oo Xabsiga U Taxaabay Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore Ee Degmada Boorama Iyo Sababta.

Biriishkii Hargeysa Oo Qarka U Saaran Inuu Go’o Iyo Baaqa Bulshada Hargeysa U Dirtay Madaxweynaha.

(SLT-Hargaysa)-Biriishka weyn ee caasimadda Hargeysa ayaa halis ugu jira inuu gebi ahaanba dumo, ka dib markii tiirarkii uu ku taagnaa ay qodmeen islamarkaana

Posted in Focus, News | Comments Off on Biriishkii Hargeysa Oo Qarka U Saaran Inuu Go’o Iyo Baaqa Bulshada Hargeysa U Dirtay Madaxweynaha.