Monthly Archives: December 2016

DAAWO: Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhex-maray Xildhibaannada Gollaha Wakiillada Somaliland.

(SLT-Hargeysa)-Qaar ka tirsan xildhibbaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta uu dagaal gaca ka hadal ahi ku dhex-maray xarunta Golaha Wakiilada Somaliland ee magaalada

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhex-maray Xildhibaannada Gollaha Wakiillada Somaliland.

DAAWO: Golaha Wakiilada Somaliland Oo Gacan Qaad Xildhibaanadu Isku Sameeyeen Iyo Qaylo Ku Soo Xidhmay

(SLT-Hargaysa) Golaha Wakiilada Somaliland oo ay hortaalo miisaaniyad sanadeedka 2017-ka, ayaa wuxuu saaka la kawsaday gacan hadal dhexmaraayay Xildhibaanada golaha wakiilada dhexdooda, iyadoo

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Golaha Wakiilada Somaliland Oo Gacan Qaad Xildhibaanadu Isku Sameeyeen Iyo Qaylo Ku Soo Xidhmay

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Cabdillaahi Cumar, Kana Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Socdaal Ku Jooga Muqdisho Iyo Ujeedada Safarkiisa.

(SLT-Muqdisho)-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland, haatana ah xubin fir-fircoon oo ka tirsan xisbiga KULMIYE ayaa ay wararku sheegayaan inuu shalay ka degay

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Cabdillaahi Cumar, Kana Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Socdaal Ku Jooga Muqdisho Iyo Ujeedada Safarkiisa.

Cabdiraxmaan Cirro Waa Kuma? W/Q.Mustafe Baaruud

Odayga Cirro sida Subxaanyo loogu haysto, in uu marmar Abees noqdo waa lagu yaqaan. Soo xasuuso siyaasadii Maxamed Cali kalay iyo xasuusta sheekadii

Posted in Articles | Comments Off on Cabdiraxmaan Cirro Waa Kuma? W/Q.Mustafe Baaruud

Maxamed Cali Bile waa cagabaruur siyaasada ku cusub

Siyaasada Somaliland waxaad kula yaabaysaa kolba mid maqiiqan oo meel daran ka yimi ayaa daff soo yidhaa. Maxamed Cali Bile oon siyaasada ABC

Posted in Articles | Comments Off on Maxamed Cali Bile waa cagabaruur siyaasada ku cusub

War Deg-deg Ah: Madaxtooyada Somalia Oo Daqiiqado Ka Hor Dil Toogasho Ah Laga Fuliyey.

(SLT-Muqdisho)-Askari tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa goor dhaweyd Qasriga Villa Soomaaliya ku toogtay taliye ku-xigeenkii ilaalada madaxtooyada oo magaciisa lagu sheegay Cabdi Qoorgaab.

Posted in Focus, News | Comments Off on War Deg-deg Ah: Madaxtooyada Somalia Oo Daqiiqado Ka Hor Dil Toogasho Ah Laga Fuliyey.

DAAWO: Suldaan Habaar Oo Sheegay Inuu Ka Qayb Qaatay Dagaaladii Sokeeyaha , Dhaliilana U Jeediyey Xisbiga WADDANI

(SLT-Hargeysa)- Suldaan Habaar oo hore uga mid ahaa maleeshiyadii dagalada Sokeeye ayaa Sheegay Inuu Ka Qayb Qaatay Dagaaladii Sokeeyey, Dhaliilana U Jeediyey Xisbiga

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Suldaan Habaar Oo Sheegay Inuu Ka Qayb Qaatay Dagaaladii Sokeeyaha , Dhaliilana U Jeediyey Xisbiga WADDANI

DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Xidhiidhiyey Inay U Kala Ololaynayso Xubnaha Baarlamaanka Ku Tartamaaya Somalia.

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa KULMIYe ku eedeeyey inuu isagu u ololaynayo xildhibaanada doorashada Somalia ka qaybgalaya qaarkood.

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Xidhiidhiyey Inay U Kala Ololaynayso Xubnaha Baarlamaanka Ku Tartamaaya Somalia.

Dr. Maxamed Rashiid Oo Xisbiyada Siyaasadda Somaliland Ku Waaniyay Inay Tartan Hufan Doorashada Ku Galaan Dacaayadahana Iska Dhaafan.

(SLT-Hargaysa)Wasiirul dawlihii hore ee wasaarada arimaha dibada somaliland Dr.Maxamed Rashiid Sheekh Xasan ayaa fariin waano ah u diray xisbiyada siyaasada Somaliland ku loo

Posted in Focus, News | Comments Off on Dr. Maxamed Rashiid Oo Xisbiyada Siyaasadda Somaliland Ku Waaniyay Inay Tartan Hufan Doorashada Ku Galaan Dacaayadahana Iska Dhaafan.

Ka Digtoonow Xuska Ciida Gaalada … W/Q: Haldoor Ismail Mohed Aden-Dhicir

Bismilaahi Raxmaani Raxiim Eebe Mahadiiye Nolol Sugan Iimaan Saadiqa Arsaaq Xalaaleed Sharafleh Mariin Deeq Mawle Iyo Muddanti Maalinkale oo Gobonimo. Rabbi Weyne Haynaga

Posted in Articles | Comments Off on Ka Digtoonow Xuska Ciida Gaalada … W/Q: Haldoor Ismail Mohed Aden-Dhicir