Monthly Archives: December 2016

Madaxweynaha Somaliland Oo Farriin Duco Iyo Salaan Isugu jirta U Diray Shacbiga curashada Sannadka Cusub.

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu Hambalyo iyo Salaan ku saabsan munaasabadda Sannadka Cusub ee 2017-ka u dirayaa dhammaanba Shacbi

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Somaliland Oo Farriin Duco Iyo Salaan Isugu jirta U Diray Shacbiga curashada Sannadka Cusub.

DAAWO: Xaalada Amiir Kamid Ah Qoyska Boqortooyadda Waddanka Sucuudiga Ee Koomada Ku Jiray 11 Sanno.

(SLT-Hargeysa)-Barnaamijka xogta dahsoon oo ku saabsan amiirkii dalka sucuudiga ee koomada ku jiray 11 sanno

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xaalada Amiir Kamid Ah Qoyska Boqortooyadda Waddanka Sucuudiga Ee Koomada Ku Jiray 11 Sanno.

DAAWO: “Farmaajo Waa Shicib Sabab Aanu U Aragnaa Ma Jirto, Ina Cabdirashiid-na Ismaanu Arag Waayo Umaanu Socon, Nimankaas Waan Is Haynaa Iyagu Waa Dawlad Gaara Innaguna Ka Gooni Ayaynu Nahay, Muuse Biixi Anigu….”Hoggaamiye Xirisi

(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa si adag u beeniyay warar been abuur ah oo lagu faafiyay qaar

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Farmaajo Waa Shicib Sabab Aanu U Aragnaa Ma Jirto, Ina Cabdirashiid-na Ismaanu Arag Waayo Umaanu Socon, Nimankaas Waan Is Haynaa Iyagu Waa Dawlad Gaara Innaguna Ka Gooni Ayaynu Nahay, Muuse Biixi Anigu….”Hoggaamiye Xirisi

Dhibaatooyinka Ka Haysta Dadka Ku Nool Magaalada Hargeisa Taawarada Ka Taagan Xaafadaha Dhexdooda Kuwaas Aan U Wanaagsanayn Caafimaad Ahaan.

Dadka ku nool xaafadaha kale duwan ee maagalada hargeisa oo dhibaato wayni ka haysto taawarada ka taagan xaafadaha dhexdooda oo aan u wanaagsanayn

Posted in Articles, Focus | Comments Off on Dhibaatooyinka Ka Haysta Dadka Ku Nool Magaalada Hargeisa Taawarada Ka Taagan Xaafadaha Dhexdooda Kuwaas Aan U Wanaagsanayn Caafimaad Ahaan.

Maraykan Ma Aha Hal Dal Oo Meel Fog Ku Yaalla, Ee Waa Dal Deris La Ah Wadan Kasta Oo Dunida Ku Yaalla!!

Dhallin badan oo la yaabtay Lecture ka Prof. Samatar ayaan arkayey, oo leh Trump iyo Maraykan maxaa innaga galey miyaa Somaliland laga hadlo?

Posted in Articles | Comments Off on Maraykan Ma Aha Hal Dal Oo Meel Fog Ku Yaalla, Ee Waa Dal Deris La Ah Wadan Kasta Oo Dunida Ku Yaalla!!

Wasiir Khaliil Oo Ka Digay Sannadka Cusub In La Sameeyo Waxyaabo Diinta Iyo Dhaqanka Ka Soo Horjeeda.

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa ka hadlay Sannadka cusub ee 2017, ee caawa curanaya, waxaanu ka digay

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiir Khaliil Oo Ka Digay Sannadka Cusub In La Sameeyo Waxyaabo Diinta Iyo Dhaqanka Ka Soo Horjeeda.

DAAWO: Xildhibaanada Ibraahin Mahdi Buubaa Oo Ka Hadlay Dhacdo Ugub Ku Ah Qaranka Somaliland Oo Idaacadda Radio Hargaysa Siidaysay.

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaanada Ibraahin Mahdi Buubaa Ayaa Ka Hadlay Dhacdo Ugub Ku Ah Qaranka Somaliland Oo Idaacadda Radio Hargaysa Siidaysay.

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xildhibaanada Ibraahin Mahdi Buubaa Oo Ka Hadlay Dhacdo Ugub Ku Ah Qaranka Somaliland Oo Idaacadda Radio Hargaysa Siidaysay.

DAAWO: Wefti Uu Hoggaaminayo Musharraxa Madaxweyne Ku-xigeen Ee Xisbiga WADDANI Oo Hoygiisa Ku Booqday Abwaan Af-Gudhiye Oo Borama Ku Xanuunsanaya

(SLT-Borama)-Iyada oo uu u jiifey beryahanba Abwaan Af-gudhiye xanuun daashadey ayaa saaka waxaa magaalada Boorama Hoygiisa uu ku deggan ku booqdey Musharaxa madaxweyne

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Wefti Uu Hoggaaminayo Musharraxa Madaxweyne Ku-xigeen Ee Xisbiga WADDANI Oo Hoygiisa Ku Booqday Abwaan Af-Gudhiye Oo Borama Ku Xanuunsanaya

Meelaha Ay Iska Shabbahaan Sheekh Madar Iyo Sh. Aadan-Siiro!

Sh. Madar Iyo Nabada: Hargaysa oo ahayd goob cidlo ah oo safarrada lagu dhaco ayuu Sheekh Madar yimid oo uu ka aasaasay magaalo,

Posted in Articles | Comments Off on Meelaha Ay Iska Shabbahaan Sheekh Madar Iyo Sh. Aadan-Siiro!

Ruushka Oo Diidey In Uu Tarxiilo Diblomasiyiinta Reer Maraykan Ee Dalkiisa Ku Sugan

(SLT-Moscow)-Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa gelinkii danbe ee Jimacihii shalay ku dhawaaqey in aanu dalka ka saareyn Diblomaasiyiinta Maraykanka, taas oo la

Posted in Focus, News | Comments Off on Ruushka Oo Diidey In Uu Tarxiilo Diblomasiyiinta Reer Maraykan Ee Dalkiisa Ku Sugan