Monthly Archives: November 2016

Hawl-gal Xidhiidhsanaa Hargeysa Illaa Berbera Oo Xalay Ciidammada Booliisku Ku Soo Qabteen Gacan-ku-dhiigle Baadi-doon Loogu Jirey.

(SLT-Hargeysa)-Ciidanka Booliiska Somaliland, ayaa Xalay fiidkii gacanta ku dhigay dhagar qabe Toddobaadkii hore toogasho ku dilay Nin farmasi ku haystay gudaha Magaalada Hargeysa,

Posted in Focus, News | Comments Off on Hawl-gal Xidhiidhsanaa Hargeysa Illaa Berbera Oo Xalay Ciidammada Booliisku Ku Soo Qabteen Gacan-ku-dhiigle Baadi-doon Loogu Jirey.

Halkay Ku Dembeysay Digreetadii Luuqadda Kakan Ku Qorneyd ee Wasiir Faratoon Ku Mamnuucay Caleemo-saarka Madax-dhaqameedku?

(SLT-Hargeysa)-Iyadoo   digreetooyin kala dembeeyey  ay xukuumadda Somaliland sanadkan gudihiisa ku mamnuucday  saaxadda dhaqanka kaga mamnuucday caleemo saarka madax-dhaqameedyada  kuwaas oo foolladayntooda iyo caano

Posted in Focus, News | Comments Off on Halkay Ku Dembeysay Digreetadii Luuqadda Kakan Ku Qorneyd ee Wasiir Faratoon Ku Mamnuucay Caleemo-saarka Madax-dhaqameedku?

DAAWO: Somalilandtoday Oo War-bixin Ka Diyaarisay Muhiimada Ay Dalka U Leedahay Dhul Beeristu.

(SLT-Boorame) Dhul beerista iyo in dalaga wax soo saar lagala soo baxo dhulku waa shayga kaliya ee lagaga bixi karo cunto yarataanta. Wariye

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Somalilandtoday Oo War-bixin Ka Diyaarisay Muhiimada Ay Dalka U Leedahay Dhul Beeristu.

Maamulka Dugsiga Agoomaha Ee Kuwait Oo Beeniyey Eedo Loo Soo Jeediyey

(SLT-Hargeysa)-Maamulka Dugsiga Agoomaha Ee Kuwiet Oo Beeniyey Eedo Loo Soo Jeediyey

Posted in Focus, News | Comments Off on Maamulka Dugsiga Agoomaha Ee Kuwait Oo Beeniyey Eedo Loo Soo Jeediyey

“Wasiiradii Waxay U Qaybsameen, Qayb Dadka Ka Wada Sareeya Oo Aan Cidina La Hadal iyo Qayb Qabyaalad Ahaan Aan Shaqaalihiiba Amarkii Ka Qaadanayn” Xoghaya WADDANI

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Maxamed Cabdillaahi Uurcadde ayaa xukuumadda ku dhaliilay inay masuuliyiin ka mid ahi xilal u doontaan Xamar.

Posted in Focus, News | Comments Off on “Wasiiradii Waxay U Qaybsameen, Qayb Dadka Ka Wada Sareeya Oo Aan Cidina La Hadal iyo Qayb Qabyaalad Ahaan Aan Shaqaalihiiba Amarkii Ka Qaadanayn” Xoghaya WADDANI

Fidel Castro 14 Jirkiisii Ayuu Madaxweynihii 32 Ee Maraykanka Weydiistay $10, Madaxweynihii 35-Na Waxa Uu La Galay Dagaal. Kamaal A. Cali

Maalintii jimce ee 25kii Noofambar waxaa lagu dhawaaqay geerida madaxweynihii hore ee dalka Kuubba oo ahaa nin shakhsiyaddiisu muran badan dunida oo dhan

Posted in Focus, News | Comments Off on Fidel Castro 14 Jirkiisii Ayuu Madaxweynihii 32 Ee Maraykanka Weydiistay $10, Madaxweynihii 35-Na Waxa Uu La Galay Dagaal. Kamaal A. Cali

Liiska Xubnaha Somaliland Metelaya Ee U Tartami Doona Xubinimada Aqalka Sare Ee Somalia Oo La Soo Saaray.

(SLT-Muqdisho)-Waxaa la soo saaray liiska xubnaha  ku tartami doona xubinimada aqalka sare ee Somalia ee Somaliland ku meteli doona.

Posted in Focus, News | Comments Off on Liiska Xubnaha Somaliland Metelaya Ee U Tartami Doona Xubinimada Aqalka Sare Ee Somalia Oo La Soo Saaray.

Reerkii Kaa Dul guuriyo Dariskii wax kugu tara markay dani ku haysaad dadka kala ogaataa Ma Kaambayn buu u yimi Mise Waa Gurmad Muuse Bixi Togdheer?W/Q Aqoonyahan Cabdirashiid Cabdi Nuur.

waxaan jecelhay inaad maanta ka hadlo xaaladada  wadanka  gaar ahaan gobolada bari somaliland sida aanu ognahay waxa ka jirta hada abaar aad iyo

Posted in Articles | Comments Off on Reerkii Kaa Dul guuriyo Dariskii wax kugu tara markay dani ku haysaad dadka kala ogaataa Ma Kaambayn buu u yimi Mise Waa Gurmad Muuse Bixi Togdheer?W/Q Aqoonyahan Cabdirashiid Cabdi Nuur.

SONSAF Oo Soo Diyaarisay Xeerkii Lagu Dooran Lahaa Golaha Wakiilada Somaliland.SAWIRRO

(SLYT-Hargeysa)-Guddi hoosaadka arimaha gudaha ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa maanta lagu wareejiyey qabyo qoraalka xeerkii lagu dooran lahaa xildhibaanada aqalkaas. Gudida ayaa

Posted in Focus, News | Comments Off on SONSAF Oo Soo Diyaarisay Xeerkii Lagu Dooran Lahaa Golaha Wakiilada Somaliland.SAWIRRO

“Maayarka Berbera iyo Maareeyaha Wakaalada Biyuhu Waxa Yidhaahdeen Ciise Muuse Ayaanu Nahay Oo Annaga Ayaa Magaalada Leh Amar Wasiir-na Qaadan Mayno” Wasiirka Khayraadka Biyaha

Hargeysa (Somalilandtoday)-Wasiirka wasaaradda khayraadka biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac ayaa ka hadlay sababaha uu u cuskaday shaqo joojin uu ku sameeyay agaasimaha guud

Posted in Focus, News | Comments Off on “Maayarka Berbera iyo Maareeyaha Wakaalada Biyuhu Waxa Yidhaahdeen Ciise Muuse Ayaanu Nahay Oo Annaga Ayaa Magaalada Leh Amar Wasiir-na Qaadan Mayno” Wasiirka Khayraadka Biyaha