Monthly Archives: November 2016

Xurmo Daran Safaaradeena Ku Taal Dalka Ethiopia . W/Q: Sharmarke Cabdi Ibraahim ( Dhuux )

Aan salaamo bulsho weynta Somaliland, marka labaad aan salaamo bahda saxaafada , mar saddexaad aan salaamo intii magacayga iyo muuqaygaba taqaan. Salaam ka

Posted in Articles | Comments Off on Xurmo Daran Safaaradeena Ku Taal Dalka Ethiopia . W/Q: Sharmarke Cabdi Ibraahim ( Dhuux )

Talo:-Shaqodoon ma tahay, shaqaale ma tahay , loo shaqeeyana ma tahay Q3aad :-W/Q: Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad)

Qaybtii u dambaysay  loo shaqeeye ma tahay? Hore waxa aynu uga soo hadalnay shaqaalaha iyo shaqo doonka maanta se waxa aan ku xigsiin

Posted in Articles | Comments Off on Talo:-Shaqodoon ma tahay, shaqaale ma tahay , loo shaqeeyana ma tahay Q3aad :-W/Q: Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad)

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu hoggaaminayo oo lagu soo Dhaweeyey Sheekh iyo Berbera.+SAWIRRO

(SLT-Hargaysa)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa lagu soo dhaweeyey degmada Sheekh iyo

Posted in Focus, News | Comments Off on Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu hoggaaminayo oo lagu soo Dhaweeyey Sheekh iyo Berbera.+SAWIRRO

Wejiga Labaad Ee Abaarta…W/Q Cabdiraxmaan Caydiid

Mahad dhamaanteed Eebe ayay u sugnaatay, Naxariis Iyo Nabadgelyana Suubanaheena Muxammad. Ilaahay isgaa raxmaadka hayee Abaarta haynaga soo jebiyo, baryadana haynaga aqbalo. Intaas

Posted in Articles | Comments Off on Wejiga Labaad Ee Abaarta…W/Q Cabdiraxmaan Caydiid

Fanaanadda Caanka Ah Ee Sahra Halgan Oo Ugu Baaqday Wasiirada Maaliyada Inay Is-casisho, Shirkii Burco-na Ku Tilmaantay Dhaawac Qaran

(SLT-Hargaysa) Fanaanada Caanka ah ee sida weyn loo yaqaano Sahra Halgan, ayaa foolxumo ku tilmaantay shirkii Madaxweynuhu qayb kamid ah Beelaha Habarjeclo ugu

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Fanaanadda Caanka Ah Ee Sahra Halgan Oo Ugu Baaqday Wasiirada Maaliyada Inay Is-casisho, Shirkii Burco-na Ku Tilmaantay Dhaawac Qaran

DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Saaxil.

(SLT-Berbera)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Berbera

Posted in Entertainment | Comments Off on DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Saaxil.

Madaxweyne Donald Trump Oo Mar Kale Weerar Afka Ah Ku Qaaday Soomaalida Dalka Maraykanka.

(SLT-Washington)-Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in ninkii Soomaaliga ahaa ee dhowrka qof ku dhaacaway jaamacad ku taalla Ohio ka

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweyne Donald Trump Oo Mar Kale Weerar Afka Ah Ku Qaaday Soomaalida Dalka Maraykanka.

Kalgacaylkii Kaaha!! W/Q: Abokor Jirde Cabdi

Roob tiix ah oo da’ay ayaa dhulka rusheeyay, boodhkana nabay, oogadiisana ka dhigay wax ishu ku negaan karto. Cad-ceed dacal la soo  jeedda

Posted in Articles | Comments Off on Kalgacaylkii Kaaha!! W/Q: Abokor Jirde Cabdi

“Hore Looma Arag Madaxweynayaashii Hore Oo Shirarka Reeraha Dhex Fadhiya Siilaanyo, Mooyee” Cabdi Haybe Siyaasi

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, isla markaana ka mid ah aasaasayaashii Xisbiga Kulmiye, Xukuumaddii hore ee Daahir

Posted in Entertainment | Comments Off on “Hore Looma Arag Madaxweynayaashii Hore Oo Shirarka Reeraha Dhex Fadhiya Siilaanyo, Mooyee” Cabdi Haybe Siyaasi

TOGDHEER: Hooyo Iyo Ilmo Ay Dhashay Oo Harraad Ugu Geeriyooday Deegaan 8KM U Jira Burco

(SLT-Burco)-Xaaladda Abaareed ee Gobollada Bariga Somaliland, ayaa sii adkaanaysa, waxayna gaadhay in Hooyo iyo Ilmo ay dhashay Harraad ugu Geeriyoodaan Duleedka Galbeed ee

Posted in Focus, News | Comments Off on TOGDHEER: Hooyo Iyo Ilmo Ay Dhashay Oo Harraad Ugu Geeriyooday Deegaan 8KM U Jira Burco