Monthly Archives: October 2016

Waa maxay Faaiidada Toonta ?

Siduu inoo sheegay Rasuulkena scw  sas ay tahay dad badan kuma dhaqmaan oo waaba neceb yihiin!!!!!!!! Balse hada waxaa lashegay inay khubara  ku

Posted in Articles | Comments Off on Waa maxay Faaiidada Toonta ?

Saylici Han-Kiisu Ha Dhaafo Madaxwyne Ku Xigeen By Abdi Mustafe

Ma Kulmiye ayaa ka hadli kara cadaalad iyo doorasho gole dhexe. Shame on you!! Saylici oo han kiisu dhaafi kari waayay madaxweyne ku

Posted in Articles | Comments Off on Saylici Han-Kiisu Ha Dhaafo Madaxwyne Ku Xigeen By Abdi Mustafe

Qorshaynta Wakhtiga, Fahmka Iyo Barashadda Diinta Q.9aad Ee Buuga Dhalinyarada Maanta W/Q: Mr.Hamse Bashe (Wiyeer Yare)

3.2.3 Tariikhayn/qorshayn (planning):- midda kale ee muhiimka u ah in qofka noloshiisu ujeeddo yeelato waxa weeye in nolosha mid nidaamsan laga dhigo oo

Posted in Articles | Comments Off on Qorshaynta Wakhtiga, Fahmka Iyo Barashadda Diinta Q.9aad Ee Buuga Dhalinyarada Maanta W/Q: Mr.Hamse Bashe (Wiyeer Yare)

TOGDHEER: Xisbiga WADDANI Oo Xafiisyo Ka Furtay Shanshacadde, Balicalanle Iyo Degaano Kale. DAAWO+SAWIRRO

(SLT-Burco) Xisbiga Weyn ee WADDANI oo hadda ah Xisbiga ugu tunka weyn saddexda Xisbi Qaran ee tartamaaya, ayaa xafiisyo ka furtay Degaanada Shanshacadde,

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on TOGDHEER: Xisbiga WADDANI Oo Xafiisyo Ka Furtay Shanshacadde, Balicalanle Iyo Degaano Kale. DAAWO+SAWIRRO

Farshaxanka Aamin Arts Oo Sawir Gacmeed Ku Cabiray Xaalada Xisbiga KULMIYE Iyo Muuse Biixi

(SLT-Hargaysa) Farshaxanka caanka ah ee Aamin Arts ayaa Sawir gacmeed kun kelmadood la macno ah wuxuu ku cabiray xaalada Xisbiga KULMIYE iyo Murashax

Posted in Focus, News | Comments Off on Farshaxanka Aamin Arts Oo Sawir Gacmeed Ku Cabiray Xaalada Xisbiga KULMIYE Iyo Muuse Biixi

Muran Xagga Shaqada Ah Oo Ka Taagan Wasaarad Ay Ka Hawlgalaan Shan Mas’uul Oo Digreeto Ku Magacaabani.

(SLT-Hargeysa)-Agaasimihii guud ee hore ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Md.Cabdifataax Siciid Axmed oo madaxweynuhu xil kale oo agaasimenimo uga magacaabay isla wasaaraddaas, ayaa

Posted in Focus, News | Comments Off on Muran Xagga Shaqada Ah Oo Ka Taagan Wasaarad Ay Ka Hawlgalaan Shan Mas’uul Oo Digreeto Ku Magacaabani.

Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay in Beesha Caalamku Ka Niyad Jabayso Somaliland Haddii Doorashaddu Dib U Dhacdo.

(SLT-Hargeysa)-Ku xigeenka Danjiraha  Ingiriiska ee Somaliland iyo Soomaaliya,  Anddrew Allen, ayaa sheegay in ay dunida ku noqoneyso u qaadan waa iyo niyad jab

Posted in Focus, News | Comments Off on Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay in Beesha Caalamku Ka Niyad Jabayso Somaliland Haddii Doorashaddu Dib U Dhacdo.

Xisbiga WADDANI Oo Cudud  Taageero Oo Miisaan Leh Ka Helay Bariga Burco.

WADDANI Oo Shirkii Murashaxiinta Lagu Doortay Kadib Kasbaday Tageerayaal Aan Xisbiga Hore Uga Mid Ahayn. Burco (Somalilandtoday)-Xisbiga mucaaridka ah ee wadani oo ah

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Xisbiga WADDANI Oo Cudud  Taageero Oo Miisaan Leh Ka Helay Bariga Burco.

Kalamaanka Wargeyska Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Dhawaaqii Cabdiraxmaan Saylici??

(SLT-Hargeysa)-Bogaadiye: Waar heedhe odaygii Saylici wuxu yidhi dawlad loo siman yahay ayaanu dhisaynaa haddii nala doorto oo aan idin su’aale iminka maxaa u

Posted in News | Comments Off on Kalamaanka Wargeyska Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Dhawaaqii Cabdiraxmaan Saylici??

Madaxwaynaha Somaliland Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Hadlay Kulankii Ay La Qaateen Raysal Wasaaraha Itoobiya

Addis Ababa (Somalilandtoday)-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka hadlay kulankii uu la qaatay raysal wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, waxaana uu

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxwaynaha Somaliland Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Hadlay Kulankii Ay La Qaateen Raysal Wasaaraha Itoobiya