Monthly Archives: October 2016

DAAWO: Beesha Degaanada Dhoqoshay, Balidhiig Iyo Xagal Oo Ku Biiray Xisbiga WADDANI

(SLT-Burco) Beesha Degaanada Balidhiig, Dhiqoshay iyo Xagal ee Daahir Faarax ayaa shaaciyay inay ku biireen Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo maal mihii

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Beesha Degaanada Dhoqoshay, Balidhiig Iyo Xagal Oo Ku Biiray Xisbiga WADDANI

Wax Ka Baro Xanuunka Gaastarida Iyo Waxa Uu Yahay W/Q:- Maxamed Shucayb Axmed.

Waa xaalad uu caabuq ama boog ku samaysanto  dahaadhka sarre ee caloosha caadi ahaan dahaadhka sarre ee calooshu waxa uu ka kooban yahay

Posted in Articles | Comments Off on Wax Ka Baro Xanuunka Gaastarida Iyo Waxa Uu Yahay W/Q:- Maxamed Shucayb Axmed.

Afrika ‘habaaran’ (WQ: Cabdiqaadir Dayib Askar)

“Qoysku waa sida kaynta oo kale. Marka aad dibadda uga baxsan tahay, kayntu way cufan tahay. Marka aad dhex joogtidna, geed kasta  wuu

Posted in Articles | Comments Off on Afrika ‘habaaran’ (WQ: Cabdiqaadir Dayib Askar)

Golaha Deegaanka Hargeysa; Xaabo Ay Bulshadu Qiiq Uun Ka Dhaxashay!-W/Q: Maxamed Fu’aad Xasan Dhago-Cadde

Magaalo waliba waxa ay leedahay gole deegaan oo lagu soo doorto doorasho cod-bixin ah oo ay dadku codkooda siiyaan kolba cidda ay u

Posted in Articles | Comments Off on Golaha Deegaanka Hargeysa; Xaabo Ay Bulshadu Qiiq Uun Ka Dhaxashay!-W/Q: Maxamed Fu’aad Xasan Dhago-Cadde

Xulka Gobolka Sanaag Oo Guuldarro Xanuun Badan Kala Kulmay Dhigooda Xaysimo

(SLT-Hargeysa)-Kulamada wareega labaad ee sideed dhamaadka ciyaaraha gobolada Somaliland ayaa galabta ka bilawday  garoonka Hargaysa Stadium waxaana kulan adag iskaga hor yimid xulalka

Posted in Focus, News | Comments Off on Xulka Gobolka Sanaag Oo Guuldarro Xanuun Badan Kala Kulmay Dhigooda Xaysimo

Dawladda Itoobiya Oo Xabsiga Ka Sii Daysay Dad Gaadhaya 2,000 Oo Qof

(SLT-Addis Ababa)-Xoogagga ammaanka ee dalka Itoobiya ayaa xabsiga ka sii daayay ilaa iyo 2,000 oo qof oo isbuucyadii la soo dhaafay la xiray,

Posted in Focus, News | Comments Off on Dawladda Itoobiya Oo Xabsiga Ka Sii Daysay Dad Gaadhaya 2,000 Oo Qof

Dal Baaba’ay haddaad aragto, hoggaanka ayaa ka Xumaadey.

Wadamada burburey ee qeyrkood ka hadhey maaha iney dadka ka aqoon yaraayeen. Balse habaar ayaa ku dhacay. habaar ummad ku dhaca waxa u

Posted in Articles | Comments Off on Dal Baaba’ay haddaad aragto, hoggaanka ayaa ka Xumaadey.

Maxaa Ka Jira In Ciidammada Laanta Socdaalka Mushaharkooda Laga Jaro Lacago Lagu Bixiyo Deyn Uu Galey Taliyihii Hore?

(SLT-Hargeysa)-Ciidamadda Laanta Socdaalka Somaliland ayaa la sheegayaa in Mushaharooyinkooda laga Jaro lacago lagu Bixiyo deyn la sheegay inuu galey Taliyihii hore ee ciidamadaasi

Posted in Focus, News | Comments Off on Maxaa Ka Jira In Ciidammada Laanta Socdaalka Mushaharkooda Laga Jaro Lacago Lagu Bixiyo Deyn Uu Galey Taliyihii Hore?

Dawladda Soomaaliya Oo Amar Ku Bixisay In La Xidho Safaarada Ay Ku Leedahaya Yemen.

(SLT-Muqdisho)-Dowladda Soomaaliya ayaa amartay in muddo bil guddaheed ah lagu  albaabada loogu soo laabo  safaarada Soomaaliya ee magaalada Sanca, sidda uu warbaahinta u

Posted in Focus, News | Comments Off on Dawladda Soomaaliya Oo Amar Ku Bixisay In La Xidho Safaarada Ay Ku Leedahaya Yemen.

DAAWO: “Saylici Isaga Oo Madaxweyne Ku-xigeenkii Qaranka Ah Ayuu Yidhi Nin Suuqa Jooga Ayaa Madaxweyne Ku-xigeen U Noqonayaa” Buubaa

(SLT-Hargeysa)-Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa si adag uga jawaabay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici  oo eedaymo

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Saylici Isaga Oo Madaxweyne Ku-xigeenkii Qaranka Ah Ayuu Yidhi Nin Suuqa Jooga Ayaa Madaxweyne Ku-xigeen U Noqonayaa” Buubaa