Monthly Archives: September 2016

Ruushka Oo Ku Eedeeyay Maraykanka Inuu Tageero Kooxo Xagjiriin Ah

(SLT-Washington) Ruushka ayaa sheegay inuu u aaminsan yahay in Maraykanku uu si xeeladaysan u taageero koox ka mid ah mintidiinta Suuriya oo horay

Posted in Focus, News | Comments Off on Ruushka Oo Ku Eedeeyay Maraykanka Inuu Tageero Kooxo Xagjiriin Ah

QISO YAR OO CAJIIB AH. (Muxuu Shaaha ula soo daahay).

Nin Hindi ah ayaa wuxuu gaaray Halka laga raaco Tareenka, isagoo Sugaayay inuu yimaado Tareenkii uu Raaci lahaa, waxaana loo Sheegay in uu

Posted in Articles, Focus | Comments Off on QISO YAR OO CAJIIB AH. (Muxuu Shaaha ula soo daahay).

Muuse Biixi Waxa Jebin Doona Isbahaysiga Iyo Jamaal & Xagla-toosiye. Abdi Mustafe

Muse Biixi waxay indhihiisu cirka arki doonaan marka garabkii Kulmiye ka jabay ee isbahaysiga kulmiye ay xisbiga Waddani isku shubaan ee Jamaal Cali

Posted in Articles, Focus | Comments Off on Muuse Biixi Waxa Jebin Doona Isbahaysiga Iyo Jamaal & Xagla-toosiye. Abdi Mustafe

Hooyada Dhashay Askarigii Kenya U Dhashay Ee Al-shabaab Soo Bandhigtay, Oo Codsatay In Wiilkeeda Loo Soo Daayo.

(SLT-Nairobi) Qoyska askari ku jira gacanta ururka Alshabaab oo ay dhawaan ay soo bandhigtay ururka Alshabaab ayaa codsaday in la sii daayo. Hooyada askarigan

Posted in Focus, News | Comments Off on Hooyada Dhashay Askarigii Kenya U Dhashay Ee Al-shabaab Soo Bandhigtay, Oo Codsatay In Wiilkeeda Loo Soo Daayo.

Dawladda Maraykanka Oo Ku Adkaysatay Inay Dulaankii Galmudug Ku Layeen Al-shabaab.

(SLT-Washington)Taliska ciidamada Maraykanka ee Africom ayaa ku adkeystey in ay ku dileen dagaalyahano Alshabaab ah duleedka magaalada Gaalkacyo iyadoo dawlada Somalia ay sheegtay

Posted in Focus, News | Comments Off on Dawladda Maraykanka Oo Ku Adkaysatay Inay Dulaankii Galmudug Ku Layeen Al-shabaab.

Reer Awdal Oo Mansabka Madaxwayne Kuxigeenka Ku Macneeyey Gacan-yare Iyo Xildhibaan Axmed Yaasiin Oo Soo Jeediyey In Raysal-Wasaare La Sameeyo Si Awoodda Loo Qaybsado

“Dastuurka Marka La Eegayo Madaxwayne Kuxigeenku Wuxuu Qabtaa Wixii Madaxwaynuhu U Diro, Markaa Hadiiba Ay Beeli Ku Magac Qaadayso Waa In…” Xildhibaan Axmed

Posted in Focus, News | Comments Off on Reer Awdal Oo Mansabka Madaxwayne Kuxigeenka Ku Macneeyey Gacan-yare Iyo Xildhibaan Axmed Yaasiin Oo Soo Jeediyey In Raysal-Wasaare La Sameeyo Si Awoodda Loo Qaybsado

Kalamaanka Wargayska Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Xisbiyada Talada Ku Loolamaya??

Bogaadiye: Horta waxba yaynaan indhaha ka qarsanine xaalka Somaliland waxa uu marayaa laba daran mid dooro, Xaaji Axmed dabadii cid dalka ku haboon

Posted in News | Comments Off on Kalamaanka Wargayska Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Xisbiyada Talada Ku Loolamaya??

Somaliland: Muwaadinkii U Horeeyay Ee Hindisay Warshad Soo Saarta Tamaashiirta Goobaha Waxbarashada

Hargeysa (Somalilandtoday)-Mr. Cali Xasan Faarax waa mid ka mid ah shakhsiyaadka Somaliland ee aqoonta durugsan u leh qaababka ay u shaqeeyaan hannaanka bangiyadu,

Posted in Focus, News | Comments Off on Somaliland: Muwaadinkii U Horeeyay Ee Hindisay Warshad Soo Saarta Tamaashiirta Goobaha Waxbarashada

Somalia: Colaadda Maamulada Gal-mudug Iyo Puntland Oo Heer Waxshinimo Ah Maraysa

Gaalkacayo (Somalilandtoday)-Cadaawada u dhexeysa maamulada Galmudug iyo Puntland ee Somalia  ayaa gaadheay heerkii ugu sareeyay kadib markii habeen hore ay ciidamo Maraykan ah

Posted in Focus, News | Comments Off on Somalia: Colaadda Maamulada Gal-mudug Iyo Puntland Oo Heer Waxshinimo Ah Maraysa

Xaqiiqooyin La Soo Ururiyey Oo Muujiyey Goolhayaha Ugu Xun Horyaalka Ingiriiska Xilli Ciyaareedkan.

(SLT-England)-Xilli ciyaareedka 2016-17 ee Premier League ayaa haatan lix kulan jirsaday, waxaana durbaba la soo saaray xaqiiqooyin muujinaya goolhayaha ugu liita xilli ciyaareedkan

Posted in Focus, News | Comments Off on Xaqiiqooyin La Soo Ururiyey Oo Muujiyey Goolhayaha Ugu Xun Horyaalka Ingiriiska Xilli Ciyaareedkan.