Monthly Archives: September 2016

Buugga Danjire Cawil Cali Ducaale ee Raad-raaca Taariikh Somaliyeed.

Falanqayn kooban Buugga Danjire Cawil Cali Ducaale ee Raad-raaca Taariikh Somaliyeed. Buuggan oo ay daabacday shirkadda Sagaljet bishii 7aad ee sannadkan 2016ka wuxu

Posted in Articles | Comments Off on Buugga Danjire Cawil Cali Ducaale ee Raad-raaca Taariikh Somaliyeed.

Doorkii Sheekh Ibraahim Sheekh Madar. BY: Qalinkii Subeer Daahir

Qormooyin Taxane  Ah Oo Diirada Ku Saarayno Kala  Duwanaanshaha  Hogaamineed  Ee  Madaxwayne Siiraanyo ,Gudoomiye Saleemaan , Madaxwayne Rayaale Iyo ALLE Ha U Naxariistee

Posted in Articles | Comments Off on Doorkii Sheekh Ibraahim Sheekh Madar. BY: Qalinkii Subeer Daahir

“Waa Runtii Jamaal Cali Xuseene, Muusi Biixi Waa Fulay Kuwa Ku Xeerana Qof Dhaama Kuma Jiro” Muj: Cali Guray

(SLT-Hargaysa) Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID, Muj: Cali Yuusuf Axmed (Cali Guray) ayaa sheegay inuu u markhaati furaayo Jamaal Cali Xuseen oo

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on “Waa Runtii Jamaal Cali Xuseene, Muusi Biixi Waa Fulay Kuwa Ku Xeerana Qof Dhaama Kuma Jiro” Muj: Cali Guray

SLT SPORTS: Kooxaha Illaa Hadda Ugu Wanaagsan Horyaalka Ingiriiska, Goolasha Ay Dhaliyeen, Fursadaha Ay Abuureen Iyo Qodobo Kale. SAWIRRO

(SLT-England)-Waxaa laysku diyaarinayaan kulamada todobaad ee Premier Leaque-ga iyada koox kastaaba ay doonayso in natiijo fiican ka soo hoyso kulamadan, laakiin ilaa hadda

Posted in Focus, News | Comments Off on SLT SPORTS: Kooxaha Illaa Hadda Ugu Wanaagsan Horyaalka Ingiriiska, Goolasha Ay Dhaliyeen, Fursadaha Ay Abuureen Iyo Qodobo Kale. SAWIRRO

Maraykanka: Baadhitaanka Shilkii Tareen Ee Gobolka New Jersey Iyo Khasaaraha Ka Dhashay + DAAWO

(SLT-USA)-Waxaa baadhitaan lagu wadaa shilkii Tareen ee khamiistii ka dhacay gobalka New Jersey, shilkaasi oo uu ku dhintay hal qof ayaa waxaa ku

Posted in Focus, News | Comments Off on Maraykanka: Baadhitaanka Shilkii Tareen Ee Gobolka New Jersey Iyo Khasaaraha Ka Dhashay + DAAWO

Madaxwayne Obama Iyo Angela Merkel Oo Cambaareeyey Madaxwaynaha Ruushka

(SLT-Washington)-Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa khadka teleefonka kula hadley Mustashaarka dalka Jarmalka Angela Merkel maalintii Khamiista. Labada Hoggaamiye ayaa si wadajir ah u

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxwayne Obama Iyo Angela Merkel Oo Cambaareeyey Madaxwaynaha Ruushka

Imaraadka Carabta Oo Kulan Ku Saabsan Balaadhinta Dekeda Berbera La Yeeshay Madaxweynaha Somalia Iyo Xogaha Dahsoon Ku Lamaan Mashruuca DP World.

(SLT-Abudabi)Dhaxal-sugaha Imaaradda Abu dhabi, ahna Abaanduulaha ciidamada qalabka sida ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta Mohammed bin Zayed Al Nahyan ayaa shir jaraa’id oo

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Imaraadka Carabta Oo Kulan Ku Saabsan Balaadhinta Dekeda Berbera La Yeeshay Madaxweynaha Somalia Iyo Xogaha Dahsoon Ku Lamaan Mashruuca DP World.

DAAWO: Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Aafada Qabyaalada Iyo Xumaanteeda..

(SLT-Hargaysa) Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo kamid ah culimada waa weyn ee dalka, ayaa khudbadii Jimacaha ku soo qaatay aafada qabyaalada iyo

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Aafada Qabyaalada Iyo Xumaanteeda..

“Waanu Sii Wadi Doonaan La Shaqeynta Xukuumada Iyo Shacabka Somaliland… Mr. Muzaffer Yuksel, Qunsulka Turkiga U Fadhiya Somaliland.

(SLT-Berbera)Qunsulka dalka Turkiga u fadhiya Somaliland Mr. Muzaffer Yuksel ayaa sheegay in dalkiisu labanlaabi doono taageerada uu u fidinayo shacabka ay walaalaha yihiin

Posted in Focus, News | Comments Off on “Waanu Sii Wadi Doonaan La Shaqeynta Xukuumada Iyo Shacabka Somaliland… Mr. Muzaffer Yuksel, Qunsulka Turkiga U Fadhiya Somaliland.

DAAWO: Tobonka Masaajid Ee Adduunka Ugu Weyn.

(SLT-Hargaysa) Masaajidyada lagu cibaadaysto ee ku yaala adduunka dacaladiisa, ayaa ah kuwo noocyo kala duwan u dhisan una kala weyn. 10-ka Masaajid ee

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Tobonka Masaajid Ee Adduunka Ugu Weyn.