Monthly Archives: August 2016

DAAWO: “Maalqabeenada Iyo Tujaarta Somaliland 50% Waxa Ay Ka Soo Jeedaan Gobolka Gabiley” Muuse Biixi.

(SLT-Gabilay) Guddoomiyaha ahna murrashaxa Madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyay qalin jabinti Jaamacdda Timacadde, ayaa sheegay in Tujaarta

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Maalqabeenada Iyo Tujaarta Somaliland 50% Waxa Ay Ka Soo Jeedaan Gobolka Gabiley” Muuse Biixi.

DAAWO: Chief Caaqil Daahir Cismaan Cilmi Oo Jawaabtii Ugu Adkayd Ka Bixiyay Hadalo Shalay Ka Soo Yeedhay Suldaan Mawliid Sabeyste.

(SLT-Boorama)- Chief Caaqil Daahir Cismaan Cilmi ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo shalay ka soo yeedhay Suldaan Mawliid Sabeyste

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Chief Caaqil Daahir Cismaan Cilmi Oo Jawaabtii Ugu Adkayd Ka Bixiyay Hadalo Shalay Ka Soo Yeedhay Suldaan Mawliid Sabeyste.

Xukuumadda Somaliland Oo Xisbiga WADDANI Ku Eedaysay Inuu Kaga Baxay Go’aan Ay Ka Wada Gaadheen Goobaha Xayirnaanta Doorashadu Saarnayd.

(SLT-Hargeysa)-Wasiir ku-xigeenka maamulka gobolada iyo degmooyinka dalka Jaamac Cabdillaahi Biin ayaa sheegay in guddoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaam Maxamed Cabdillahi Cirro uu kaga baxay go’aan

Posted in Focus, News | Comments Off on Xukuumadda Somaliland Oo Xisbiga WADDANI Ku Eedaysay Inuu Kaga Baxay Go’aan Ay Ka Wada Gaadheen Goobaha Xayirnaanta Doorashadu Saarnayd.

Maayirka Iyo Golaha Deegaanka Caasimadda Maxaa La Gudboon? W/Q: Liibaan Ismaaciil Buraale

Marka aynu eegno magaaladda hargeysa waa magaalo xawliga koritaankeedu uu ku socdo xawaare aad u sareeya sidaas oo ay tahay koriinkaasi wuxuu u

Posted in Articles | Comments Off on Maayirka Iyo Golaha Deegaanka Caasimadda Maxaa La Gudboon? W/Q: Liibaan Ismaaciil Buraale

Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Berbera.

(SLT-Hargeysa)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil ayaa sheegaya in shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada berbera. Gaaadhigan shilka

Posted in Focus, News | Comments Off on Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Berbera.

Xukuumadda Washington Oo Malaayiin Doollar Ku Bixinaysa Kobicinta Waxbarashada Soomaaliya.

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadaha dalka Somalia iyo Mareykanka ayaa ku kala saxiixday Muqdisho heshiis lagu horumarinayo Waxbarashada Somalia, iyadoo dowladda Mareykanka ay ballan-qaadday inay ku bixinayso

Posted in Focus, News | Comments Off on Xukuumadda Washington Oo Malaayiin Doollar Ku Bixinaysa Kobicinta Waxbarashada Soomaaliya.

GABILAY: Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Qalinjabinta Dufcadii Afraad Ee Jaamacada Timacadde.+SAWIRRO

(SLT-Gabilay)Madaxweynaha Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa magaalada Gabilay kaga qayb galay qalinjabinta dufcadii afraad ee ka baxda Jaamacada Timacadde. Soo DAAWO

Posted in Focus, News | Comments Off on GABILAY: Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Qalinjabinta Dufcadii Afraad Ee Jaamacada Timacadde.+SAWIRRO

DAAWO: Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ka Hadlay Kulankii Dhexmaray Saladiinta Togdheer.

(SLT-Laascaanood) Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ka hadlay kulankii ay dhawaan la yeesheen Saladiin ka tagtay Somaliland, kulankaas oo ka dhacay Magaalada Saaxdheer

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ka Hadlay Kulankii Dhexmaray Saladiinta Togdheer.

Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo Iftiimiyey Sababta Keenta Khilaafka Masuuliyiinta Hay’adaha Dawladda Somaliland.

(SLT-Hargeysa)-Garyaqaanka Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdisamad Cumar Maal, ayaa tilmaamay sababta keenta isku dhacyada amma khilaafaadka dhexmara masuuliyiinta wasaaradaha ama hay’adaha

Posted in Focus, News | Comments Off on Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo Iftiimiyey Sababta Keenta Khilaafka Masuuliyiinta Hay’adaha Dawladda Somaliland.

Bakhayl damac yaqaan!, W/Q. Axmed Iid Aadan

Nin baa maalin isaga oo meel maraya arkay dhagax weyn oo sallax ah. Waxa dhagaxa ku dul qornaa weedho sidan u dhowaa: “Haddii

Posted in Articles | Comments Off on Bakhayl damac yaqaan!, W/Q. Axmed Iid Aadan