Monthly Archives: August 2016

Faysal Cali Waraabe Hayska Daayo Khudbadaha Badan Iyo Hadalada Iska Hor Imanaaya….By: Xamse Riiraash.

mudane faysal cali waraabe ama eng waa aqoonyahan ka mida aqoonyahanada dalkeena,isla markaasina ka mida hogaamiyayaasha xisbiga caddaalada iyo daryeelka ee somaliland.isagoo isku

Posted in Articles | Comments Off on Faysal Cali Waraabe Hayska Daayo Khudbadaha Badan Iyo Hadalada Iska Hor Imanaaya….By: Xamse Riiraash.

Muxuuse Kaga Duwan-yahay Labada Musharax Ee Kale? W/Q: Abdi Aziz Ahmed Ismail

Dadka Ka Faalooda Arimaha Siyaasada Waxay Sheegayaan In Doorashada Madaxwayne-nimo Ee Somaliland In Musharaxa Madaxwayne-nimo Ee XISBIGA KULMIYE MUDANE MUUSE BIIXI CABDI Uu

Posted in Articles, Focus | Comments Off on Muxuuse Kaga Duwan-yahay Labada Musharax Ee Kale? W/Q: Abdi Aziz Ahmed Ismail

Dawladda Hoose Ee Hargaysa Oo Dhamaystirtay Qalabkii Wadooyinka Lagu Samaynaayay, Wershadii Jaygna Istaadhay.+SAWIRRO

(SLT-Hargaysa) Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargaysa ayaa ku guulaysatay inay soo dhamaystiraan qalabkii u sahlaayay samaynta wadooyinka Caasimadda oo muddo dheer laga sugaayay.

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Dawladda Hoose Ee Hargaysa Oo Dhamaystirtay Qalabkii Wadooyinka Lagu Samaynaayay, Wershadii Jaygna Istaadhay.+SAWIRRO

Muranka Lixda Goobood ee Xeebta iyo Shirarkii Laga yeeshay.

Horaantii Bishii Feb. ee Sanadkan 2016, ayay ku beegnayd waqtigii la bilaabay Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Gobolka Awdal, maalmo ka hor Qasriga Madaxtooyada JSL waxa

Posted in Articles | Comments Off on Muranka Lixda Goobood ee Xeebta iyo Shirarkii Laga yeeshay.

DAAWO: Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Ka Hadlay Diwaangalinta Lixda Goobood Ee Xeebta.

(SLT-Gabilay) Wasiirka Waxbarashada Somaliland, Cabdillaahi Dheere ayaa ka hadlay Diwaangalinta Lixda goobood ee Xeebta oo muran weyni ka taaganyahay. Isagoo ka hadlaaya Qalin

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Ka Hadlay Diwaangalinta Lixda Goobood Ee Xeebta.

Dhiirigelinta Dhalinyaradda

Dhalinyarada marka aynu ka hadalno waxaynu og nahay inay yihiin xoogga iyo dhimaha wax soo saar ee uu dal leeyahay,horumar kasta oo dad

Posted in Articles | Comments Off on Dhiirigelinta Dhalinyaradda

DAAWO: Guddoomiye Cirro Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaala Ah Ee Dirirtu Ku Dhex-marayso Deegaanka Ceel-afweyn.

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha gollaha wakiillada ahn guddoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Guddoomiye Cirro Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaala Ah Ee Dirirtu Ku Dhex-marayso Deegaanka Ceel-afweyn.

Dagaal Mar Kale Ka Qarxay Deegaannada Dararweyne Iyo Dogoble Ee Ka Tirsan gobolka Sanaag.

(SLT-Hargeysa)-Wararka ka imanaaya deegaanka Dararweyne oo ka tirsan gobolka Sanaag waxay sheegayaan in dagaal halkaas ka dhacay ay ku dhinteen ugu yarraan 4

Posted in Focus, News | Comments Off on Dagaal Mar Kale Ka Qarxay Deegaannada Dararweyne Iyo Dogoble Ee Ka Tirsan gobolka Sanaag.

Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka Donald Trump Oo Booqasho Ku Tagaya Mexico.

(SLT-Mexico)-Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in maalinta Arbacado uu booqasho ku tago dalka Mexico, saacad ka hor

Posted in Focus, News | Comments Off on Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka Donald Trump Oo Booqasho Ku Tagaya Mexico.

Iska Hor-imaad Ka Dhacay Magaalada Ceel Lahelay Oo Kamid Ah Goobihii Muranka Diwaangalintu Ka Taagna.

(SLT-Hargaysa) Sida warar deg deg ahi hadda ku soo gaadheen Shabakadda Wararka ee Somalilandtoday.com, dagaal iska hor imaad ah oo u dhaxeeya Ciidamadda

Posted in Focus, News | Comments Off on Iska Hor-imaad Ka Dhacay Magaalada Ceel Lahelay Oo Kamid Ah Goobihii Muranka Diwaangalintu Ka Taagna.