Monthly Archives: July 2016

DAAWO: Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan Oo Xukuumadda Ku Tageeray Wareejinta Dekada Berbera.

(SLT-Hargeysa)-Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan Xasan ayaa xukuumadda Somaliland ku bogaadiyay heshiiska ay la gashay shirkada DP World ee dekedda berbera dadweynaha reer Saaxil

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan Oo Xukuumadda Ku Tageeray Wareejinta Dekada Berbera.

Turkiga: Maxaa Ka Dhab Ah Inqilaabka Dhicisoobay? Qallinkii Xassan Cumar Hoorri Qaybta Afaraad

Xidhiidhka Turkiga iyo Maraykan Waxaa ay ahayd in aan daah-furno colaadda u dhexaysa Madaxweyne Erdogan iyo Xarrakada Gulen. Hase ahaatee, waxaa ka soo

Posted in Articles | Comments Off on Turkiga: Maxaa Ka Dhab Ah Inqilaabka Dhicisoobay? Qallinkii Xassan Cumar Hoorri Qaybta Afaraad

DAAWO: Xadiga Lacagta Qarsoon Ee Maalqabeenada Carbeed & Xogta Dahsoon.

(SLT-Hargeysa)-Barnaamijkeenan waxaynu ku eegaynaa xadiga hantida ay haystaan ganacsatada waaweyn ee dunida carabtu, Hoos ka DAAWO

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xadiga Lacagta Qarsoon Ee Maalqabeenada Carbeed & Xogta Dahsoon.

DAAWO: Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inay Somaliland Tahay Maamul Ka Mid Ah Soomaaliya.

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda Biyaha somaliland Baashe Cali Jaamac ayaa sheegay inay Somaliland tahay qayb ka mid ah maamulada Soomaaliya Somalilandtoday/Hargeysa/Office Contact@somalilandtoday.com

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inay Somaliland Tahay Maamul Ka Mid Ah Soomaaliya.

Long Live Turkish Nile Academy

Waxaan ka mid ahaa dadkii aad uga xumaaday inqlaabkii fashilmay ee Turkiga ka dhacay,aniga oo u arkaaye inqilaabka fara gelin cusub oo reer

Posted in Articles | Comments Off on Long Live Turkish Nile Academy

Congo Waxa Aan Uga Soo Joogay……????

Hanti raadis adduun iyo habaar waalid…!!! Hooyo… Hooyo… Hooyo, geboobay oo da; a ayaa iga daba timi jeclaaye in aan inta aan noolahay

Posted in Articles | Comments Off on Congo Waxa Aan Uga Soo Joogay……????

Ma runbaa Soomalidu wax akhriska iyo wax qorista ma jecla ??

Waa su’aal in badan ay dadku iswaydiyaan ,runtii marka aad u dhabbo gashana waxa aad oganaysaa in ay tahay wax jira oo aan

Posted in Articles | Comments Off on Ma runbaa Soomalidu wax akhriska iyo wax qorista ma jecla ??

“Wasiirka Warshadaha Somaliland waa Masuul Qaran Oo ka Soo baxay Wajibaadkii Qaran Ee Loo Igmaday”….Qalinkii Aqoonyahan Jaamac Jiir

Aniga oo ah Aqonyahan Jaamac Jiir Waxaan wasiirka ku halmablaynayaa shaqada uu u hayo qaraka taas oo uu u gudtay si hagar la’aana.

Posted in Articles | Comments Off on “Wasiirka Warshadaha Somaliland waa Masuul Qaran Oo ka Soo baxay Wajibaadkii Qaran Ee Loo Igmaday”….Qalinkii Aqoonyahan Jaamac Jiir

Xildhibaan Sicdiid Cilmi Rooble Oo Dhaliilay Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi, Isagoo Ammaana Huwiyay Ex Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa si adag weeraray Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ammaanayna wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Xirsi Cali

Posted in Focus, News | Comments Off on Xildhibaan Sicdiid Cilmi Rooble Oo Dhaliilay Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi, Isagoo Ammaana Huwiyay Ex Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan

Qaraxyo Is Miidaan Ah Oo Lagu Qaaday Xarunta Dalka Somalia Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

(SLT-Muqdisho)-Warar dheeraad ayaa ka soo kordhaya qaraxyo ismiidaamin ah oo lagu weeraray xarunta CID-da ee dambi baarista Booliska Soomaaliya, iyadoo ciidamada booliska ay

Posted in Focus, News | Comments Off on Qaraxyo Is Miidaan Ah Oo Lagu Qaaday Xarunta Dalka Somalia Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.