Monthly Archives: July 2016

IS-BURINTA WEEDHAHA DANJIREYAASHA TURKIGA IYO SAAMAYNTA AY KU YEELATAY SHUCUUBTA SOMALILAND IYO SOMALIA

Muddo laba todobaad ka yar ayaa laga jooga xili qusulka dowladda Turkiga u fadhiya Caasimadda Somaliland ee Hargeysa mr Muzaffer Yuksel, uu ku

Posted in Articles, Focus | Comments Off on IS-BURINTA WEEDHAHA DANJIREYAASHA TURKIGA IYO SAAMAYNTA AY KU YEELATAY SHUCUUBTA SOMALILAND IYO SOMALIA

Faransiiska Oo Ammaanka Goobaha Lagu Dalxiiso Adkeeyay, Soona Dhoobay Ciidamo Tiro Badan+SAWIRRO

(SLT-Paris)Faransiiska ayaa heegan geliyay ciidamadiisa ammaanka, iyadoo  dalbaday ciidamo dheeraad ah oo ka qeyb qaata haawl galada, marka ay soo kordhaan xaalado deg

Posted in Focus, News | Comments Off on Faransiiska Oo Ammaanka Goobaha Lagu Dalxiiso Adkeeyay, Soona Dhoobay Ciidamo Tiro Badan+SAWIRRO

“Muuse Biixyow Habar Yar Anigu Heesihii Waan Iska Daayay, Siyaasadna Kama Hadlo”. Fanaanadda Khadra Daahir Cige.

(SLT-Hargaysa) Fanaanadda caanka ah ee codkeeda sida weyn ay Soomaalidu guud ahaan u jeclaayeen, Khadra Daahir Cige ayaa iyadoo ku hal qabsanaysa Murashaxa

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on “Muuse Biixyow Habar Yar Anigu Heesihii Waan Iska Daayay, Siyaasadna Kama Hadlo”. Fanaanadda Khadra Daahir Cige.

“Maxamuud Xaashi Waa Nin Qabiilnimo Ku Cabaysan, Xirsi-na Bilaash Ayaynu Ku Maagaynaye Nin Balaadhan Ayuu Ahaa” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble.

Hargeysa (Somalilandtoday)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland, sidoo kalena ka mid ah xisbiga WADDANI ayaa dhaliilay wasiirka Madaxtooyada

Posted in English, Focus, News | Comments Off on “Maxamuud Xaashi Waa Nin Qabiilnimo Ku Cabaysan, Xirsi-na Bilaash Ayaynu Ku Maagaynaye Nin Balaadhan Ayuu Ahaa” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble.

Shirkii Qurba-jooga Somaliland Oo Wakhtiga Uu Qabsoomayo La Cayimay

Hargeysa (Somalilandtoday)-Guddoomiyaha Wakaaladda Qurbajoogga JSL Mudane Cabdi Cabdillaahi Xirsi oo maanta la hadlay telefiishanka qaranka JSL ayaa sheegay inay haatan Wakaaladda iyo Wasaaradda

Posted in Focus, News | Comments Off on Shirkii Qurba-jooga Somaliland Oo Wakhtiga Uu Qabsoomayo La Cayimay

DAAWO: Xildhibaanada Gobolka Saaxil Laga Soo Doortay Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Mashruuca DP World.

(SLT-Hargaysa) Xildhibaanada laga soo doortay Gobolka Saaxil ayaa qaylo dhaan dheer ka muujiyay mashruuca sherkada DP World ee Dekada Berbera. Maray Saxaafadda kula

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xildhibaanada Gobolka Saaxil Laga Soo Doortay Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Mashruuca DP World.

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Tacsi U Diray Eheladii Marxuum Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Cumar Warfaa.

(SLT-Hargaysa)Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadlaya afka Guddiga Fulinta, Golaha

Posted in Focus, News | Comments Off on Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Tacsi U Diray Eheladii Marxuum Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Cumar Warfaa.

“Cidda Ka Hortimaada Heshiiska Dekada Berbra Waxay La Mawqif Yihiin Soomaaliya”.Wasiir Cali Shoonbe

(SLT-Hargeysa)-Dawladda Somaliland, ayaa sheegtay in Cidda keliya ee Diiddan inuu hirgelo Heshiiska Shirkadda Carbeed ee DP World ku Maalgelinayso Dekedda Berbera tahay Dawladda

Posted in Focus, News | Comments Off on “Cidda Ka Hortimaada Heshiiska Dekada Berbra Waxay La Mawqif Yihiin Soomaaliya”.Wasiir Cali Shoonbe

Askariga iyo Shacabka Somaliland

Wakhtigii Halgankii Dadku waxa ay ugu Jeclaayeen ninka amma Qofka Qoriga Sita,Dadka oo dhan Ayaa Mujaahidiin ugu Yeedhay Kuwii Naftooda u soo Hurey

Posted in Articles | Comments Off on Askariga iyo Shacabka Somaliland

DAAWO: Guddoomiyaha Xidigaha Geeska Oo Shuruud Ku Xidhay Kamid Noqoshada Kooxda Ee Fanaanka Maxamed BK

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha kooxda xiddigaha geeska ayaa shuruud ku xidhay in fanaanka Maxamed BK uu mar kale ka mid noqdo kooxdooda Somalilandtoday/Hargeysa/Office Contact@somalilandtoday.com

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Guddoomiyaha Xidigaha Geeska Oo Shuruud Ku Xidhay Kamid Noqoshada Kooxda Ee Fanaanka Maxamed BK