Monthly Archives: June 2016

Falaqaynta Ciyaar Xiiso Badan Oo Dhexmari Doonta Kulliyadaha Dhaqaalaha Iyo Culuumta Xoolaha Ee Jaamacadda Hargeysa.

(SLT-Hargeysa)Ciyaar xiiso badan ayaa la filayaa inay galabta garoonka beerta xorriyadda Ku dhexmarto laba kooxood oo ka tirsan jaamacadda Hargeysa oo kala ah

Posted in Focus, News | Comments Off on Falaqaynta Ciyaar Xiiso Badan Oo Dhexmari Doonta Kulliyadaha Dhaqaalaha Iyo Culuumta Xoolaha Ee Jaamacadda Hargeysa.

DAAWO: Waraysi Lala Yeeshay Guddoomiyaha Guddida Ictiraaf Raadinta Ee Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka Finland.

(SLT-Hargeysa)-La taliyaha arrimaha dibadda ee murrashaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Marwo Saamiya Sheekh Muuse ah guddoomiyaha guddida ictiraad raadinta ayaa ka hadashay ka

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Waraysi Lala Yeeshay Guddoomiyaha Guddida Ictiraaf Raadinta Ee Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka Finland.

Hiigsigaaga Iyo Himiladaada Hir Gali:W/Q Eng Hibo Ahmed Ismail

Bismilaahi wa salaatu wa salaamu calaa  man la Nabiya bacdah ,maqaalkaygan  waxaan idinkula wadaagi lahaa hirgalinta qofku uu hir galin karo hiigsigiisa nololeed iyo himilada uu

Posted in Articles | Comments Off on Hiigsigaaga Iyo Himiladaada Hir Gali:W/Q Eng Hibo Ahmed Ismail

Thumaama Binu Uthaal “Wuxuu Cunqabatayn Dhaqaale Ku Soo Rogay Qureysh” (21)

Sannadkii lixaad ee hijriyada wuxuu Rasuulka (scw) go’aan ku qaatay inuu ballaariyo dadaalkii uu ugu jiray fidinta dacwada islaamka, isagoo siddeed dhambaalood oo

Posted in Articles | Comments Off on Thumaama Binu Uthaal “Wuxuu Cunqabatayn Dhaqaale Ku Soo Rogay Qureysh” (21)

Ummu Xabiiba Eebbe raali haka noqdo … W/Q: Farax Cusmaan Jaamac

Kuma soo dhici jirin caqliga abii Sufyaan inuu jiro qof reer quraysh ah oo awood u leh inuu khilaafo amarkiisa ama diido arinkiisa

Posted in Articles | Comments Off on Ummu Xabiiba Eebbe raali haka noqdo … W/Q: Farax Cusmaan Jaamac

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Wacdi Diiniya U Jeediyey Ciidanka Dab-damiska Ee Hargeysa.

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Mundane Sheekh Khaliil C/laahi Axmed ayaa maanta wacdi diiniya u jeediyay Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa oo uu ku

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Wacdi Diiniya U Jeediyey Ciidanka Dab-damiska Ee Hargeysa.

Axkaamta Ramadaanta, Qaybtii 23-aad. Qore. Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Raluub.

Sida oo kale Ictikaafku wuxu leeyahay Axkaam, Shuruud, Adaab iyo wax jabiya markaa haddaynu iska soo ururino waxa aynnu ku soo koobi lahayn

Posted in Articles | Comments Off on Axkaamta Ramadaanta, Qaybtii 23-aad. Qore. Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Raluub.

Liyuu Booliska Iyo Xasuuqyada Ay Geystaan: W/Q: Cali Cabdi Coomay.

Sannadkii 2014-kii ayay ciidanka Liyuu Boolisku 9 qof ku laayeen koonfurta Kaam-abokor, oo ahaa xoolo-dhaqato aan hubaysnayn. Goobaha ay Ciidanka liyuu Boolisku xasuuqyada

Posted in Articles | Comments Off on Liyuu Booliska Iyo Xasuuqyada Ay Geystaan: W/Q: Cali Cabdi Coomay.

Al-Shabaab Oo Qorsheynaysa Weeraro Ka Dhan Ah Ciidamada Mareykanka Ee Ku Sugan Soomaaliya.

(SLT-Muqdisho)-Xarakada Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida ayaa qorsheynaya weeraro ka dhan ah Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya, kadib war qoraal ah

Posted in Focus, News | Comments Off on Al-Shabaab Oo Qorsheynaysa Weeraro Ka Dhan Ah Ciidamada Mareykanka Ee Ku Sugan Soomaaliya.

Hadal Badan Danbaa Dhaanta.

Dan Baa Dhaanta, Hadal Badan Danbaa Dhaanta, Dadka Meel Ku Wada Noolihaddii Uu Dagaalamayo.   ASC, ABDILLAHI, GABAYGAN WAXA LEH SAAXIIBKAY WARANCADE, MA

Posted in Articles | Comments Off on Hadal Badan Danbaa Dhaanta.