Monthly Archives: June 2016

“Waxa Is Haya Bahweyntii UCID Oo Dhinac Ah Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Dhinac Ah”. Muj: Cali Guray

(SLT-Hargaysa)  Guddoomiye ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID Muj: Cali Yuusuf  Axmed (Cali Guray) ayaa sheegay inay is hayaan Xisbiga UCID oo dhinac ah

Posted in Focus, News | Comments Off on “Waxa Is Haya Bahweyntii UCID Oo Dhinac Ah Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Dhinac Ah”. Muj: Cali Guray

DAAWO: “Afar Qof Oo Isku Rer Ahi Xisbiga UCID Ma Odhan Karaan Waa Laysku Haystaa, Dekeda Berberana Cid Gaar Uma Leh Waana Khasab In La Maalgaliyo Cid Is Hortaagi Kartaa Ma Jirto”. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa gaashanka ku dhuftay dhawaaq eedaymo aha oo ay u soo jeediyeen xubno Xisbiga ka

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Afar Qof Oo Isku Rer Ahi Xisbiga UCID Ma Odhan Karaan Waa Laysku Haystaa, Dekeda Berberana Cid Gaar Uma Leh Waana Khasab In La Maalgaliyo Cid Is Hortaagi Kartaa Ma Jirto”. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

DAAWO: Xisbiyada Qaranka Somaliland Oo Isku Af-gartay Ajandaha Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada.

(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyeyaasha saddexda xisbi qaran ee Somaliland iyo guddiga doorashooyinka ayaa heshiis ka gaadhay ajandaha saami qaybsiga kuraasta Golaha Wakiilada

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xisbiyada Qaranka Somaliland Oo Isku Af-gartay Ajandaha Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada.

SOMALILAND: Diyaar Garawga Ciidal Fidriga Oo Siweyn Looga Dareemaayo Suuqyada Caasimadda Hargaysa & Gobolada Dalka. Warbixin Somalilandtoday Staff.+SAWIRRO

(SLT-Hargaysa)Saxmad iyo cidhiidhi ayaa ka jira suuqyada magaalada Hargeysa tobankii maalmood ee u dambeeyay bishan barakaysan ee Ramadaan. Waxa si weyn carruurta loogu

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on SOMALILAND: Diyaar Garawga Ciidal Fidriga Oo Siweyn Looga Dareemaayo Suuqyada Caasimadda Hargaysa & Gobolada Dalka. Warbixin Somalilandtoday Staff.+SAWIRRO

Layaabka Dunida: Haweeney Lixdan Jir Ah Oo Guursatey Wiil Yar Oo 9 Jir Ah.

(SLT-Hargeysa)-Wiil yar oo 9 sanno jir ah oo lagu magacaabo Saneie Masilela iyo haweeney 62 sanno jir ah oo la yidhaahdo Helen Shabangu

Posted in Focus, News | Comments Off on Layaabka Dunida: Haweeney Lixdan Jir Ah Oo Guursatey Wiil Yar Oo 9 Jir Ah.

DAAWO: Kooxda Xiddiga Geeska Oo Magaalada Ku Soo Dhaweeyay Fanaanka Axmed Biif.

(SLT-Hargeysa)-Koox faneedka xiddiga geeska ayaa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ku soo dhaweeyay fanaanka Axmed Biif Somalilandtoday/Hargeysa/Office Contact@somalilandtoday.com

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Kooxda Xiddiga Geeska Oo Magaalada Ku Soo Dhaweeyay Fanaanka Axmed Biif.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Cusbitaalka Hargeysa Ku Booqday Dadkii Ku Dhaawacmay Dagaalkii Dharkayn-geenyo

(SLT-Hargeysa)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo ay weheliyaan saraakiil sar

Posted in Focus, News | Comments Off on Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Cusbitaalka Hargeysa Ku Booqday Dadkii Ku Dhaawacmay Dagaalkii Dharkayn-geenyo

Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi Oo Beeshiisa Oo Qudha Ku Koobay Guddida Fulinta Xisbiga KULMIYE Ee Gobolka Gabiley.

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, ahna Murrashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi, ayaa Gobolka Gabiley u magacaabay 17 xubnood oo ka kooban Guddida fulinta

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi Oo Beeshiisa Oo Qudha Ku Koobay Guddida Fulinta Xisbiga KULMIYE Ee Gobolka Gabiley.

DAAWO: Garabka Murrashax Jamaal Cali Xuseen Oo Eedaymo U Jeediyay Faysal Cali Waraabe Fariin U Diray Guddida Ururadda Siyaasada.

(SLT-Hargeysa)-Garabka Murrashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa eedaymo u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe waxaanay fariin u direen

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Garabka Murrashax Jamaal Cali Xuseen Oo Eedaymo U Jeediyay Faysal Cali Waraabe Fariin U Diray Guddida Ururadda Siyaasada.

DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Dalka Jarmalka U Fadhiya Kenya.

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti ay hoggaaminayso safiirka cusub ee dalka Jarmalka u fadhiya waddanka Kenya

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Dalka Jarmalka U Fadhiya Kenya.