Monthly Archives: May 2016

Soomaaliya: Lixdan Jir Ka Mid Ah Ardeyda U Fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga Ah

(SLT-Muqdisho)-Axmed-ney oo ah Odey Da’diisu tahay Lixdan Jir, ayaa ka mid ah Ardayda dhamaysatay Fasalka Afraad ee Dugsiga Sare ee uu Doraad u

Posted in Focus, News | Comments Off on Soomaaliya: Lixdan Jir Ka Mid Ah Ardeyda U Fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga Ah

Qormo Taariikheed: Markii Aan Ahaa Guddoomiyaha Ceel-Buur WQ: Ambassador Xuseen A. Ducaale “Cawil”

Maxkamaddii noo haysatay Inqilaabkii naga fashilmay 1961-kii waxay na sii daysay 1963-kii markii aanu xidhnayn ku dhawaad laba sanno. Sharciyan waxaanu weli ahayn

Posted in Focus, News | Comments Off on Qormo Taariikheed: Markii Aan Ahaa Guddoomiyaha Ceel-Buur WQ: Ambassador Xuseen A. Ducaale “Cawil”

Maxamed Ibrahim Qabo Hogaamiyihii Midnimadda iyo Horumarka Togdheer

Doorkii badhasaab Maxamed Ibraahim ka qaatay diwaan-gelintii codbixiyayaasha gobolka Togdheer: Waxay tariikhdu ku beegnayd 16kii jeeniwari ee sanadkan (16/01/2016) maalin Sabti ah markii

Posted in Articles | Comments Off on Maxamed Ibrahim Qabo Hogaamiyihii Midnimadda iyo Horumarka Togdheer

10 Arimood Oo Dadka Ganacsigooda Ku Guulaystay Sameeyeen, Qalinkii cabdi caawiye

Waxaan ku bilaabayaa magaca UUMAHA SAMOOYINKA IYO ARLADA DHEXDEEDA WAANA ALLAAH SWTC intaa ka dib. Waxaan maqaalkan oo aan kasoo xigtay jariirado badan

Posted in Articles | Comments Off on 10 Arimood Oo Dadka Ganacsigooda Ku Guulaystay Sameeyeen, Qalinkii cabdi caawiye

Wargeyska The National Business Oo Sheegay In Somaliland Noqotay Dalkii 8-aad Ee Afrikaan Ah Ee Ay Ka Hawl-gasho Shirkadda DP World.

(SLT-Dubai)-Wargeyska The National Business oo ka soo baxa dalka isku taga imaaraadka carabta, ayaa shalay warbixin ka qoray heshiiska is-faham ee lagu casriyaynayo

Posted in Focus, News | Comments Off on Wargeyska The National Business Oo Sheegay In Somaliland Noqotay Dalkii 8-aad Ee Afrikaan Ah Ee Ay Ka Hawl-gasho Shirkadda DP World.

Wada Hadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Dib U Dhacay Iyo Wakhtiga Cusub Ee Loo Mudeeyay Inay Dib U Furmaan.

(SLT-Hargeysa)-Wada hadalada Somaliland iyo Somaliya oo mudaysnaa inay Turkiga ka qabsoomaan 30 iyo 31 May ayaa dib uga dhacay wakhtigaas loo qorsheeyay. Si

Posted in Focus, News | Comments Off on Wada Hadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Dib U Dhacay Iyo Wakhtiga Cusub Ee Loo Mudeeyay Inay Dib U Furmaan.

Muuse Biixi Muxuu Ku Cadaynayaa Inay Rer Berbera Tuug Tiyhiin. By: Dr. Kayse Yaasiin

Muuse Biixi markuu leeyahay reer Berbera waa tuug oo Kabahay dadka ka Xadaan, Dadkana hoosbay u laayaan, waxaseegay wax badan, waa ta koobade

Posted in Articles, Focus | Comments Off on Muuse Biixi Muxuu Ku Cadaynayaa Inay Rer Berbera Tuug Tiyhiin. By: Dr. Kayse Yaasiin

Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Qof Ahaantiisa Jaabta ayaa ka Qaalisan. W/Q: Dr. Khadar

Waxaw halis ah badaw mawjad galay, inu habaabaaye. Xaajada badh baa la huwiyaa, huga la saaraaye Haasaawe uma eko’e wuu, hadadafaayaaye Hullaxumada uunkoo

Posted in Articles | Comments Off on Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Qof Ahaantiisa Jaabta ayaa ka Qaalisan. W/Q: Dr. Khadar

Wasiiraddii Soo Maray Wasaaradda Maaliyada Iyo Miisaaniyadahoodii. W/Q: Cali Cabdi Coomay

Wasaaradda maaliyadu waxa ay soo martay heerar kala duwan oo kolba meel taagnaa. Sannadihii u dhexeeyey 1993-kii ilaa 1995-kii wasaaradda maaliyadu waxa ay

Posted in Articles | Comments Off on Wasiiraddii Soo Maray Wasaaradda Maaliyada Iyo Miisaaniyadahoodii. W/Q: Cali Cabdi Coomay

Hargaysa Iyo Gudo Galkii SNM: 31-kii May 1988, Saaka Oo Kale.

(SLT-Hargaysa)Maalin wliba waxa aan marnaba ka guureyn xiska muwaadin kasta oo reer somaliland oo damiir fayow lahaa gudagalkii Burco ee May 27, 1988,

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Hargaysa Iyo Gudo Galkii SNM: 31-kii May 1988, Saaka Oo Kale.