Monthly Archives: May 2016

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Kulan Prof. Samatar Muxaadaro Aqooneed uga Jeediyey Dhallinyarada Jaamacadaha.+SAWIRRO

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay kulan ballaadhan oo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar muxaadaro

Posted in Focus, News | Comments Off on Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Kulan Prof. Samatar Muxaadaro Aqooneed uga Jeediyey Dhallinyarada Jaamacadaha.+SAWIRRO

Somaliland: Xukuumadda Oo Wariyihii Shanaad Todobaad Gudihii Ku Xidhay Laascaanood.

Hargeysa (Somalilandtoday)-Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu ku cambaareynayo xadhig sharci darro ah oo

Posted in Focus, News | Comments Off on Somaliland: Xukuumadda Oo Wariyihii Shanaad Todobaad Gudihii Ku Xidhay Laascaanood.

DAAWO: Maayarka Degmada Berbera Oo Ka Hadlay Khilaafka U Dhexeeya Isaga Iyo Warbaahinta Gobolka Saaxil.

(SLT-Hargeysa)-Maayarka degmada berbera Cabdishakuur Maxmuud Cidin ayaa ka hadlay khilaaf soo kala dhex galay isaga warbaahinta madax banaan ee ka hawl gasha gobolka

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Maayarka Degmada Berbera Oo Ka Hadlay Khilaafka U Dhexeeya Isaga Iyo Warbaahinta Gobolka Saaxil.

Bar-bilowga iyo Bu’da Halka Somaliland ka Socon La’dahay Sannadahan

Ummad kasta oo ku dhaqanka dastuurka iyo xeerarka sharci ee ay dhigtaan u rabbooba (u hoggaansama) waa hubanti inay himaladooda iyo horumar weyn

Posted in Articles | Comments Off on Bar-bilowga iyo Bu’da Halka Somaliland ka Socon La’dahay Sannadahan

Munaasibad Ballaadhan Oo Ay Ka Soo Qayb Galeen Sarakiishi Hoggaaminaysay Hawlgalkii Ay Gudaha Isugu Soo Tureen Ciidamaddii SNM Gobolada Dalka, Oo Hargaysa Lagu Qabtay. DAAWO+SAWIRRO

(SLT-Hargaysa) Munaasibad siweyn losoo agaasimay oo lagu xusaayay maalinta 31-May ee gudo galkii magaalooyinka Hargaysa iyo Burco ayaa lagu qabtay magaalada Hargaysa. Munaasibadan

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on Munaasibad Ballaadhan Oo Ay Ka Soo Qayb Galeen Sarakiishi Hoggaaminaysay Hawlgalkii Ay Gudaha Isugu Soo Tureen Ciidamaddii SNM Gobolada Dalka, Oo Hargaysa Lagu Qabtay. DAAWO+SAWIRRO

Yaa dulman? Yaa se dulmi-wade ah? (Q. 13aad) Qore: Maxamed Sharma’arke

3.     Askari: Askarigu waa mid ka mid ah xubnaha ugu muhiimsan ee tiirarka qarannimada ee dal walba. Marka si qumman loo adeegsado, askarigu

Posted in Articles | Comments Off on Yaa dulman? Yaa se dulmi-wade ah? (Q. 13aad) Qore: Maxamed Sharma’arke

DAAWO: Murrashaxa Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Prof Axmed Ismaaciil Samater Lagu Bedelayo Cabdiraxmaan Saylici.

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay warar sheegaya in Prof Axmed Ismaaciil Samater lagu badalayo Madaxweyne ku-xigeen Somaliland Cabdiraxmaan Saylici

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Murrashaxa Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Prof Axmed Ismaaciil Samater Lagu Bedelayo Cabdiraxmaan Saylici.

DAAWO: “Dadka Qaarkood Ayaa Waxay Dhibsadaan Erayga Mujaahid, Macnaha Mujaahid Wuxuu Yahay..”. Boobe Yuusuf Ducaale

(SLT-Hargeysa)-Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale xoghayihii hore warfaafinta Xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay si qoto dheer halgankii hubaysanaa ee SNM iyo wakhtigii uu ka

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Dadka Qaarkood Ayaa Waxay Dhibsadaan Erayga Mujaahid, Macnaha Mujaahid Wuxuu Yahay..”. Boobe Yuusuf Ducaale

Khasaaraha Ka Dhashay Laba Qarax Oo Ka Dhacay Maamul Goboleedka Puntland.

(SLT-Garoowe)-Wararka ka imaanaya waqooyi bari Soomaaliya ayaa sheegay in labo qarax lagu bartilmaameedsaday kolonyo ciidamada Puntland ah oo marayay buuraha Galgala maanta barqinkii.

Posted in Focus, News | Comments Off on Khasaaraha Ka Dhashay Laba Qarax Oo Ka Dhacay Maamul Goboleedka Puntland.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Waftiyo Ka Socda Dawladda Cuman Iyo Hay’adda MSF+SAWIRRO.

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland mudane Cali Maxamed Waran Cadde ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaadhan oo ka socday Madaxtooyada Dawlada Cumaan. Waftidan oo

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Waftiyo Ka Socda Dawladda Cuman Iyo Hay’adda MSF+SAWIRRO.