Monthly Archives: April 2016

Masuulliyiin Ka Tirsan Somaliland Oo La Kulmay Hoggaamiyaha Xibsiga Social Demogratic SDP Ee Findland‏.

(SLT-Helsink)-Guddomiyaha Gudigga Ictiraaf Raadinta Somaliland ee Finland Marwo Saamiya Muuse, ayaa dalkaas ku soo dhawaysay Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama iyo La-taliyaha Madaxweynaha

Posted in Focus, News | Comments Off on Masuulliyiin Ka Tirsan Somaliland Oo La Kulmay Hoggaamiyaha Xibsiga Social Demogratic SDP Ee Findland‏.

“Nin Gaal Ah Oo Swedish Ah, Ayaa Habeen Walba Yidhaa Gabadh Hala ii Keeno, Habeen Walbana Gabadh Ayuu Qaataa” Sheekh Aadan-Siiro

(SLT-Hargeysa)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa isbarbar-dhigay Sababihii keenay in Muslimiintu ku jabaan Dagaalkii UXUD iyo Sababaha Somaliland u horseedaya Mushkiladaha

Posted in Focus, News | Comments Off on “Nin Gaal Ah Oo Swedish Ah, Ayaa Habeen Walba Yidhaa Gabadh Hala ii Keeno, Habeen Walbana Gabadh Ayuu Qaataa” Sheekh Aadan-Siiro

Shirkada Dhismayaasha Ee Tayo Construction And Contracting Company

(SLT-Burco) Shirkada Dhismayaasha Ee Tayo Construction And Contracting Company Tayo Construction And Contracting Company (TCC) Waa Shirkad Caalamiya Oo Ka Jirta Magaalada Burco

Posted in Articles | Comments Off on Shirkada Dhismayaasha Ee Tayo Construction And Contracting Company

“Cadaabka Tahriibka Dadku Waxay U Marayaan Aad Gaadhaan Yurub” Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.

(SLT-Hargeysa)-Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in dadka jooga dalku qeyb ka yihiin sababaha abuura dhibaatooyinka dhalinyaradu kala kulmaan tahriibka, isla markaana

Posted in Focus, News | Comments Off on “Cadaabka Tahriibka Dadku Waxay U Marayaan Aad Gaadhaan Yurub” Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.

Khasaare Xooggan Oo Ka Dhashay Dagaal Dhexmaray Ma-gafayaal Ka Soo Kala Jeeda Dalalka Masar Iyo Liibiya.

(SLT-Qaahira)-Ugu yaraan 12 qof, ayaa ku geeriyooday dagaal xoogan oo dhexmaray kooxo ma-gafayaal ah oo u kala dhashay dalalka Masar iyo Liibiya ee

Posted in Focus, News | Comments Off on Khasaare Xooggan Oo Ka Dhashay Dagaal Dhexmaray Ma-gafayaal Ka Soo Kala Jeeda Dalalka Masar Iyo Liibiya.

Somaliland: AU Snores as EU Runs. By Jamal Ali Hussein (Presidential Candidate of UCID Party, Former CEO of Citibank East Africa Tanzania).

IT was last January 28 when I boarded my plane from New York to London on my way to South Africa. I was

Posted in Articles | Comments Off on Somaliland: AU Snores as EU Runs. By Jamal Ali Hussein (Presidential Candidate of UCID Party, Former CEO of Citibank East Africa Tanzania).

Diwaan-gelinta Codbixiyeyaasha Oo Saaka Ka Bilaamatay Gobolka Maroodi-jeex Iyo Madaxwaynaha Somaliland Oo Is Diwaangeliyay +SAWIRRO

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynuhu markii uu gaadhay xaruntii layska diwaangelinaayey oo ahayd hay’adda shaqaalaha Dawlada waxa ku sii sugnaa oo ku sugaayey asxaabta qaranka, ka dibna

Posted in Focus, News | Comments Off on Diwaan-gelinta Codbixiyeyaasha Oo Saaka Ka Bilaamatay Gobolka Maroodi-jeex Iyo Madaxwaynaha Somaliland Oo Is Diwaangeliyay +SAWIRRO

Kommishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland waa inaynu siinaa kalsooni buuxda hadaynu nahay shacabka, xukuumada, iyo Xusbiyada Somalilandba.

Maalmahan waxaan warbaahinta ka maqlayey arrimo ku saabsan gudida Kommishanka Doorashooyinka Qaranka Soomaliland, oo ay dadyow gaar ahi ku durayeen inay qaar ka

Posted in Articles | Comments Off on Kommishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland waa inaynu siinaa kalsooni buuxda hadaynu nahay shacabka, xukuumada, iyo Xusbiyada Somalilandba.

Xilka Qaadistii Wasiirka Boosaha Iyo Taliyaha Ciidamada Badda Oo Ka Dhalatay Amardiido Ay Ka Sameeyen In Badda Berbera Laga Saaro Markabka Sida Xadhiga Fibre optic

(SLT-Hargaysa)-Wasiirkii Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamad Jaamac Abgaal iyo Taliyihii Ciidanka Badda Maxamad Xuseen Xiirane ayuu xalay  Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed  Siilaanyo xilalkii

Posted in Focus, News | Comments Off on Xilka Qaadistii Wasiirka Boosaha Iyo Taliyaha Ciidamada Badda Oo Ka Dhalatay Amardiido Ay Ka Sameeyen In Badda Berbera Laga Saaro Markabka Sida Xadhiga Fibre optic

“Anagu Inaanu Soomaaliya La Hadalno Meel Adag Ayaanu Iska Taagnay, Mawqif Adagna Waanu Ka Lahayn” Axmed Yuusuf Yaasiin.

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay doorka ay ku leeyihiin Deeq bixiyayaashu Doorashooyinka Somaliland, waxaanu sheegay in

Posted in Focus, News | Comments Off on “Anagu Inaanu Soomaaliya La Hadalno Meel Adag Ayaanu Iska Taagnay, Mawqif Adagna Waanu Ka Lahayn” Axmed Yuusuf Yaasiin.