Monthly Archives: April 2016

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Debadda Kenya.

(SLT-Nairobi) Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ahana Murashaxa Jagada Madaxweynaha Xisbigaas, Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan Wasiirka arrimaha debada Somaliland iyo Safiirka Kenya u

Posted in Focus, News | Comments Off on Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Debadda Kenya.

Madaxweynaha Somaliland Oo Hanbalyo U Diray Shaqaalaha Munaasibada Xuska Maalinta Shaqaalaha Oo Bari Ku Beegaan Awgeed.

(SLT-Hargaysa) Madsxweynaha Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa dhanbaal Hanbalyo ah u diray shaqaalaha adduunka gaar ahaan shaqaalaha Jamhuuriyadda Somaaliland, munaasibada maalinta

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Somaliland Oo Hanbalyo U Diray Shaqaalaha Munaasibada Xuska Maalinta Shaqaalaha Oo Bari Ku Beegaan Awgeed.

DAAWO: Guddida Abaaraha Ee Heer Qaran Oo Kaalmooyin Gaadhsiiyay Gobolada Bariga Somaliland.

(SLT-Burco)-Guddida abaaraha ee heer qaran ayaa kaalmo kale duwan gaadhsiiyay gobolada bariga Jamhuuriyadda Somaliland ee ay saamaysaty abaartii baaxada lahay, Hoos ka DAAWO

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Guddida Abaaraha Ee Heer Qaran Oo Kaalmooyin Gaadhsiiyay Gobolada Bariga Somaliland.

Kas-Darran! W/Q: Mohamed Hassan Daacad

Maalin maalmaha ka mid ah uun barashadoodu ahayd,waxaana dhex-maray jawi-degan,wanaag iyo xushmadina ay ku dheehnayd.Hadda sawir fiican labadooduba kama bixin-karaan sidii ay maalintaas

Posted in Articles | Comments Off on Kas-Darran! W/Q: Mohamed Hassan Daacad

DAAWO: “Doorkan Doorashadu Waa Doorkaygii Muran Kuma Jirto” Guddoomiyaha Xisbiga UCID faysal Cali Waraabe.

(SLT-Hargeysa)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay Wehelinayeen qaar ka mid ah saraakiisha sare ee Xisbiga Ucid ayaa waxaa uu iska

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: “Doorkan Doorashadu Waa Doorkaygii Muran Kuma Jirto” Guddoomiyaha Xisbiga UCID faysal Cali Waraabe.

DAAWO: Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Soo Af-jaray Khilaaf Ka Taagnaa Dhul Beereed Ku Yaalla Banka Wajaale.

(SLT-Wajaale)-Badhasaabka gobolka gabileya Xamse Maxamed Cabdillahi ayaa si rasmi ah u soo afjaray xilaaf ka taagnaa dhul beereed ku yaalla degmada tog wajaale,

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Soo Af-jaray Khilaaf Ka Taagnaa Dhul Beereed Ku Yaalla Banka Wajaale.

DAAWO: Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Dadwaynaha Gobolka Maroodi-jeex Ugu Baaqay Inay Diwaan-galiyaanta U Soo Baxaan.

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaano ka tirsan mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaa dadweynaha gobolka maroodijeex ugu baaqay inay si dhammaystiran ugu soo baxaan diiwaangelinta Cidbixiyaha oo maanta

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Dadwaynaha Gobolka Maroodi-jeex Ugu Baaqay Inay Diwaan-galiyaanta U Soo Baxaan.

Silsiladdii Xaydha Qalinkii Shaafici Qaasim Nuur.

Soomaalidu waa ummad suugaanta quudata, gabayga iyo gabyaaguna waxay noloshooda kaga jireen meel sare.   Raggii ay Soomaalidii hore qaddarin jirteyna waxa ka

Posted in Articles | Comments Off on Silsiladdii Xaydha Qalinkii Shaafici Qaasim Nuur.

CAYDHI CALMAANIYADDA! QALINKII: GUULEED MAXAMED YAASIIN (DALXA)

HOR-DHAC: Guud ahaan geyiga Soomaalida waxa si xooggan looga dareemayaa raadka mabda’ xun oo soo kordhay. Mabda’aas waxa hor kacaya dad diin laawayaal

Posted in Articles | Comments Off on CAYDHI CALMAANIYADDA! QALINKII: GUULEED MAXAMED YAASIIN (DALXA)

Shirkadda Kenya Airways Oo Joojisay Duulimaadyo Ay Ku Tagi Lahayd Meelo Kala Duwan, Gadood Ay Sameeyeen Shaqaalaheedu Awgeed.

(SLT-Nairobi)-Maamulka shirkadda diyaaradaha  ee Kenya Airways ayaa ku dhawaaqay in ay baajiyeen duulimaadyo fara badan oo ay diyaaradda ku tagi lahayd meelo kala

Posted in Focus, News | Comments Off on Shirkadda Kenya Airways Oo Joojisay Duulimaadyo Ay Ku Tagi Lahayd Meelo Kala Duwan, Gadood Ay Sameeyeen Shaqaalaheedu Awgeed.