Monthly Archives: March 2016

DAAWO: Ganacsatada Magaalada Muqdisho Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Ku Dhaqan Somaliland.

(SLT-Hargeysa)-Ganacsatada ku dhaqan Magaalo Madaxda dalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in loo gurmadu dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku dhulka Jamhuuradda Somaliland, Hoos

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Ganacsatada Magaalada Muqdisho Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Ku Dhaqan Somaliland.

“Cabdiraxmaan Cirro Muu Oggalaan In Diiwaan-gelinta La Hakiyey, Muuse Biixi Iyo Faysal-na Wanjal Been Ah Ayey Ka Sameeyeen” Axmed Muumin Seed

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiye ku xigeenka  1aad ee xisbiga WADDANI Md.Axmed Muumin Seed, ayaa beeniyey in guddoomiyaha xisbigaas Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) uu oggalaaday go’aankii madaxweyne Siilaanyo

Posted in Focus, News | Comments Off on “Cabdiraxmaan Cirro Muu Oggalaan In Diiwaan-gelinta La Hakiyey, Muuse Biixi Iyo Faysal-na Wanjal Been Ah Ayey Ka Sameeyeen” Axmed Muumin Seed

Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Abaaraha Dalka, Hakinta Diwaan-galinta Codbixiyeyaasha Iyo Arrimo Kale.

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shacbiga u jeediyey khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa, taas oo uu kusoo beegay, kagana

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Abaaraha Dalka, Hakinta Diwaan-galinta Codbixiyeyaasha Iyo Arrimo Kale.

DAAWO: Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Taageeray Hakinta Diwaan-galinta Codbixiyaasha.

(SLT-Gabiley)-Waxgaradka iyo Cuqaasha gobolka Gabilay ayaa taageero u muujiyay go’aankii lagu hakiyay diwaan-galinta codbixiyaasha waxaana ay ku tilmaameen talaabo la qaaday wakhtigii ku

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Taageeray Hakinta Diwaan-galinta Codbixiyaasha.

Itoobiya Oo Xayirtay Dhaqdhaqaaqa Af-hayeenka Baarlamaanka Dalkaasi Iyo Maayarka Addis Ababa.

(SLT-Addis Ababa)-Afhayeenka baarlamanka Itoobiya, Cabdulla Gemedha, ayaa la sheegay in dhaqdhaqaaqiisa la xanibay islamarkaana si sir ah loola socdo. Warbixintan oo lagu baahiyey

Posted in Focus, News | Comments Off on Itoobiya Oo Xayirtay Dhaqdhaqaaqa Af-hayeenka Baarlamaanka Dalkaasi Iyo Maayarka Addis Ababa.

Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Is-miidaamin Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.

(SLT-Gaakacyo)-Ugu yaraan lix ruux oo uu ku jiro mas’uul maamulka Puntland ka tirsanaa ayaa ku dhintay qarax Ismiidamin ah oo saaka ka dhacay

Posted in Focus, News | Comments Off on Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Is-miidaamin Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.

DAAWO: Sheekh Maxamed Aadan Oo Ka Warbixiyay Xaaladaha Adag Ee Uu Ku Soo Arkay Kormeer Uu Ku Tagay Gobolada Bariga Somaliland.

(SLT-Hargeysa)-Sheekh Maxamed Aaadan oo kamida gudidii uu madaxwaynaha Somaliland u magacaabay abaraha ayaa ka warbixiyay xaalado adag oo abaareed oo uu kusoo arkay

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Sheekh Maxamed Aadan Oo Ka Warbixiyay Xaaladaha Adag Ee Uu Ku Soo Arkay Kormeer Uu Ku Tagay Gobolada Bariga Somaliland.

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Muwaadiniin U Dhashay Dalka Turkiga Oo Lagu Dilay Soomaaliya.

(SLT-Hargeysa)-Koox hubeysan ayaa shalay galab laba qof oo Turki ah ku dilay magaaladda Muqdisho, halka shan kalena ay ku dhaawacmeen weerarkaasi lagu bartilmaameedsaday 

Posted in Focus, News | Comments Off on Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Muwaadiniin U Dhashay Dalka Turkiga Oo Lagu Dilay Soomaaliya.

DAAWO: Komishanka Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Nuxurka Warqad Uu Madaxwayne Siilaanyo U Gudbiyay.

(SLT-Hargeysa)-Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa ka hadlay nuxurka warqad uu Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo u gudbiyay, Hoos ka DAAWO Warkaa Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Komishanka Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Nuxurka Warqad Uu Madaxwayne Siilaanyo U Gudbiyay.

Nuxurka Warqad Uu Shalay Madaxwayne Siilaanyo U Qoray Guddida Doorashooyinka Qaranka.

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay warqad qoraal ah u gudbiyay guddiga doorashooyinka qaranka, taas oo uu kaga dalbaday inay hirgeliyeen

Posted in Focus, News | Comments Off on Nuxurka Warqad Uu Shalay Madaxwayne Siilaanyo U Qoray Guddida Doorashooyinka Qaranka.