Monthly Archives: March 2016

DAAWO: Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Abaaraha Dalka Ku Habsaday, Dardaaran-na U Jeediyey Bulshada Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta si qoto dheer uga hadlay abaaraha dalka ka jira, diiwaangalinta codbixiyayaasha iyo doorashooyinka dalka ku

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Abaaraha Dalka Ku Habsaday, Dardaaran-na U Jeediyey Bulshada Somaliland

Khudbadihii Askarta, Q…1aad, W/Q: Cali Cabdi Coomay.

Waa falanqayn ku saabsan khudbadihii bilowgii hore ay jeediyeen Madaxweyneyaashii Askarta ahaa, ee Soomaalida u talin jiray. Hadal macaanida khudbadahooda iyo qaadhaadhka dacarta

Posted in Articles | Comments Off on Khudbadihii Askarta, Q…1aad, W/Q: Cali Cabdi Coomay.

Abaaruhu Ma Inoo Horseedi Doonaan Horumarka iyo Isku-duubnida Bulshada?

Waxa aynu ka wada dharagsanahay wararka dhiilada leh ee inaga soo gaadhaya gobolada, degmooyinka iyo guud ahaan deegaanada dalka, ha ugu badnaadaan jiidaha

Posted in Articles | Comments Off on Abaaruhu Ma Inoo Horseedi Doonaan Horumarka iyo Isku-duubnida Bulshada?

Togdheer Oo Siweyn Looga Tageeray Murrashaxnimada Golaha Wakiilada Ee Saxafi Muniir Axmed Cigaal.+SAWIRRO

  (SLT-Burco)Gobolka Togdheer oo kamid ah Gobolada ugu saamaynta badan Somaliland dhinaca siyaasadda, ayaa siweyn looga tageeray Murrashaxnimada Wariye Muniir Axmed Cigaal, oo

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Togdheer Oo Siweyn Looga Tageeray Murrashaxnimada Golaha Wakiilada Ee Saxafi Muniir Axmed Cigaal.+SAWIRRO

Milateriga Turkiga Oo Beeniyay Inay Qorsheynayaan Afgambi Ka Dhan Ah Madaxweyne Erdogan

(SLT-Ankara)Milateriga Turkiga ayaa si carro leh u beeniyay warar soo baxayay oo sheegayay inuu socdo qorshe la doonayo in lagu afgambiyo Madaxweynaha Turkiga

Posted in Focus, News | Comments Off on Milateriga Turkiga Oo Beeniyay Inay Qorsheynayaan Afgambi Ka Dhan Ah Madaxweyne Erdogan

Najat Belkacem: Adhi Jirtii Reer Marooko ee Noqotay Wasiirka Waxbarashada Faransiiska

Haweenay la yidhaa Najat Belkacem, ayaa noqotay gabadhii ugu horraysay ee muslim ah oo xil wasiirnimo ka qabata dalka Faransiiska, iyadoo loo magacaabay

Posted in Articles | Comments Off on Najat Belkacem: Adhi Jirtii Reer Marooko ee Noqotay Wasiirka Waxbarashada Faransiiska

Qofkii Muddan, Waa in La Maamuuso oo la Muuneeyey

Qofkii Muddan, Waa in La Maamuuso oo la Muuneeyey ————————————————————————- Shallay Waxaa la soo gebagabeeyey Kulan lagu naaqishayey Siyaasada Waxbarashada Qarranka Somaliland. Xafladii

Posted in Articles | Comments Off on Qofkii Muddan, Waa in La Maamuuso oo la Muuneeyey

DAAWO: Waftigii Gurmadka Abaaraha Ee Uu Hoggaaminayay Madaxwayne Ku-xigeen Oo Ku Soo Guryo Noqday Boorama Kana Warbixiyay Baaxada Abaarta.

(SLT-Boorama)-Waftigii balaadhana ee uu hogaaminayay madaxwayne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici”Ayaa kusoo kusoo guryo noqday magaalada borama ee xarunta gobolka

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Waftigii Gurmadka Abaaraha Ee Uu Hoggaaminayay Madaxwayne Ku-xigeen Oo Ku Soo Guryo Noqday Boorama Kana Warbixiyay Baaxada Abaarta.

DAAWO: Cuqaasha, Odayaasha Iyo Wax Garadka Beesha Abokor Axmed Oo Kamid Ah Beelaha Habar Jeclo, Oo Si Midaysan U Tageeray Murrashax Muniir Axmed Cigaal.

(SLT-Burco) Beesha Abokor Axmed Faarax, oo kamid ah Beelaha Jabarjeclo, ayaa shir ballaadhan oo ay ku qabteen Cuqaasha, Odaayasha iyo Wagaradku waxay si

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: Cuqaasha, Odayaasha Iyo Wax Garadka Beesha Abokor Axmed Oo Kamid Ah Beelaha Habar Jeclo, Oo Si Midaysan U Tageeray Murrashax Muniir Axmed Cigaal.

 Falaqayn Sharci: Muranka UCID iyo Jamaal Cali Xuseen

Waxa beryahan soo xoogaystay muran sharci oo ku saabsan in Jamaal Cali Xuseen uu u yahay murashax Xisbiga UCID iyo in kale. Qoraalkan

Posted in Articles | Comments Off on  Falaqayn Sharci: Muranka UCID iyo Jamaal Cali Xuseen