Monthly Archives: February 2016

DAAWO: Shirkii Magaalada Berbera Uga Socday Somaliland Iyo Itoobiya Oo La Soo Gaba Gabeeyey Iyo Nuxurka Qodobada Laga Soo Saaray.

(SLT-Berbera)-Shirkii Magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil uga socday Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya ayaa maanta si rasmi loo soo gabo gabeeyay waxaana laga

Posted in News | Comments Off on DAAWO: Shirkii Magaalada Berbera Uga Socday Somaliland Iyo Itoobiya Oo La Soo Gaba Gabeeyey Iyo Nuxurka Qodobada Laga Soo Saaray.

DAAWO: Tv-ga Caalamiga Ah Ee TRT WORLD Oo Baahiyay Barnaamij Si Weyn Loogu Ammaanay Dawladnimada Somaliland.

(SLT-Hargaysa) Telefeeshinka Caalamiga ah ee TRT WORLD, ayaa barnaamijka caanka ah ee “The News Makers” oo ka baxa Tv-gaas lagagana hadlaayay Mustaqbalka Dalkaasi Soomaaliya

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Tv-ga Caalamiga Ah Ee TRT WORLD Oo Baahiyay Barnaamij Si Weyn Loogu Ammaanay Dawladnimada Somaliland.

DAAWO: Marxuum Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare Oo Aasqaran Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa

(SLT-Hargaysa) Alle hawnaxariiste waxaa Maanta Aasqaran Magaalada Hargaysa loogu sameeyay Marxuum Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare oo shalay ku geeriyooday Magaalada Hargaysa. Aaska Marxuumka oo

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Marxuum Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare Oo Aasqaran Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa

Midawga Afrika Oo Canbareeyay Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Baydhabo.

(SLT-Muqdisho)Ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa howl galka AMISOM Amb. Francisco Caetano Madeira ayaa si xoogan u cambaareeyay qaraxyadii shalay Al-Shabaab

Posted in News | Comments Off on Midawga Afrika Oo Canbareeyay Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Baydhabo.

DAAWO: Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Ku Sugan Jiida Hore Oo Digniin U Diray Maamul Goboleedka Puntland.

(SLT-Laascaanood)Ciidamada qaran Jamhuuradda Somaliland ayaa digniin kama dambays ah u diray Maamulka Goboleedka Puntland oo ay sheegeen in ay ku soo xadgudbeen dhulka

Posted in News | Comments Off on DAAWO: Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Ku Sugan Jiida Hore Oo Digniin U Diray Maamul Goboleedka Puntland.

DAAWO: Xisbiga KULMIYE Oo Ka HadlayXidhiidho Ay La Sameeyeen Siyaasiyiinta Garabka Isbaahaysiga Dimuquraadi Doonka KULMIYE.

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE ayaa ka hadlay Siyaasiyiinta garabka Isbaahaysiga Dimuquraadi doonka KULMIYE iyo xidhiidhka ay la sameeyeen. Xoghayaha guud ee

Posted in News | Comments Off on DAAWO: Xisbiga KULMIYE Oo Ka HadlayXidhiidho Ay La Sameeyeen Siyaasiyiinta Garabka Isbaahaysiga Dimuquraadi Doonka KULMIYE.

Maxamed Cabdiraxman Gadhyare – Qalbigii aan Xuduudda Laheyn.

Iminka ayaan heley warka sheegaya in Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare Ilaahii lahaa qaatey. Ilaahow u naxariiso. Maxamed Cabdiraxman Gadhyare – Qalbigii aan Xuduudda Laheyn.

Posted in Articles | Comments Off on Maxamed Cabdiraxman Gadhyare – Qalbigii aan Xuduudda Laheyn.

“Xisbiga UCID Noqon Maayo Mid Loo Sadqeeyo KULMIYE Siduu Ku Guulaysan Lahaa” Jamaal Cali Xuseen

(SLT-Hargeysa)-Murashaxa madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay khilaafkii siyaasaddeed ee dhawaan soo kala

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on “Xisbiga UCID Noqon Maayo Mid Loo Sadqeeyo KULMIYE Siduu Ku Guulaysan Lahaa” Jamaal Cali Xuseen

Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabis Isku-bedel Iyo Xilka Qaadis Ku Sameeyay Masuuliyiin Xilal Ka Hayay Laamaha Kala Duwan Ee Xukuumadiisa.

(SLT-Hargeysa)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa isku badal xil ka qaadis iyo magacaabis wuxuu ku sameeyay masuuliyiin kala duwan

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabis Isku-bedel Iyo Xilka Qaadis Ku Sameeyay Masuuliyiin Xilal Ka Hayay Laamaha Kala Duwan Ee Xukuumadiisa.

DAAWO: “Ummadda Waxaan U Sheegayaa Inay Puntland Xadkeena U Soo Gaadhay 30-KM.

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in ay

Posted in News | Comments Off on DAAWO: “Ummadda Waxaan U Sheegayaa Inay Puntland Xadkeena U Soo Gaadhay 30-KM.