Monthly Archives: February 2016

Hoggaanka Xisbiga KULMIYE Iyo Garabka Siyaasiyiinta Isbaahaysiga Oo Is Dhaafsaday Hadalo Kala Durugsan.

(SLT-Hargaysa)Hogaanka xisbiga Kulmiye iyo Garabkii Isbaahaysiga dimuqoraadi doonka Kulmiye,  ayaa is dhaafsadey weedho kala duwan, isla markaana garabkii awooda badnaa ee Wasiiradda xuskuumadda

Posted in Focus, News | Comments Off on Hoggaanka Xisbiga KULMIYE Iyo Garabka Siyaasiyiinta Isbaahaysiga Oo Is Dhaafsaday Hadalo Kala Durugsan.

Fariinta Somalilandtoday Media Group: Walal In Alle Ku Naxariisto U Naxiiso Dadka Abaaruhu Saameeyeen Oo Halkan Wixii Aad Awoodo Ugu Dir.

(SLT-Hargaysa)Walaalkayga Muslinka Ahaw u gargaar walaalahaaga tabaalaysan ee Abaaruhu sameeyeen si adna ALLE kuugu naxariisto oo ugu dir wixii aad awoodo Halkaa..

Posted in English, Focus, News | Comments Off on Fariinta Somalilandtoday Media Group: Walal In Alle Ku Naxariisto U Naxiiso Dadka Abaaruhu Saameeyeen Oo Halkan Wixii Aad Awoodo Ugu Dir.

DAAWO: Jiif Caaqilka Soo Jireenka Ah Ee Degmada Ceel-Afweyn Oo Loo Doortay Faysal Abokor Xasan Dhunkaal

(SLT-Ceel-afweyn) Jiif Caaqilka soo jireenka ah ee Degmada Ceel-afweyn ayaa loo doortay Jiif Caaqil Faysal Abokor Xasan Dhunkaal oo noqon doona Caaqilka guud

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: Jiif Caaqilka Soo Jireenka Ah Ee Degmada Ceel-Afweyn Oo Loo Doortay Faysal Abokor Xasan Dhunkaal

Madaxweyne Silaanyo Oo Asiibay Magacaabista Danjiraha Somaliland U Fadhiyi Doona Dalka Itoobiya

Hargeysa (Somalilandtoday)-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Safiirka dalka Itoobiya u fadhiyi doona Somaliland u magacaabay Aadan Muuse Jibriil oo ah masuul

Posted in Advertise, News | Comments Off on Madaxweyne Silaanyo Oo Asiibay Magacaabista Danjiraha Somaliland U Fadhiyi Doona Dalka Itoobiya

DAAWO: Ganacsade Soomaali Ah Oo Ku Guulaystay Iibsiga Dhisme Taariikhi Ah Oo Ku Yaala Magaalada Minneapolis Ee Dalka Maraykanka.

(SLT-Minneapolis)Ganacsade Somalia ah oo lagu Magacaabo, Khadar Aadan Jaamac ayaa ku guulaystay iibsiga dhisme wayn oo ku yaalla Waddada Ganacsiga ee Lake Street

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Ganacsade Soomaali Ah Oo Ku Guulaystay Iibsiga Dhisme Taariikhi Ah Oo Ku Yaala Magaalada Minneapolis Ee Dalka Maraykanka.

Xildhibaan Cartan Oo Golaha Wakiiladda Ku Eedeyey Inay Carqalad Ku Yihiin Qabsoomidda Doorashooyinka Dalka.

(SLT-Hargaysa)Xildhibaan Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland,  ayaa ku ee deeyay mudanayaasha golahaasi in ay carqaladaynayaan qabsoomidda Dooorashooyinka

Posted in Focus, News | Comments Off on Xildhibaan Cartan Oo Golaha Wakiiladda Ku Eedeyey Inay Carqalad Ku Yihiin Qabsoomidda Doorashooyinka Dalka.

Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Agab Ciyaareed Ku Wareejiyay Ciyaartoyda Qorilugud Iyo Wadaamo-goo.

(SLT-Burco) Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Degaanka Burco, ayaa agab dhar Ciyaareed ku wareeyaya xululka kubada cagta ee

Posted in News | Comments Off on Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Agab Ciyaareed Ku Wareejiyay Ciyaartoyda Qorilugud Iyo Wadaamo-goo.

Soomaalida iyo Ka War Hayntooda Aduunka 1854-1855..W/QAbdiqani Abdirahman Haji Mohamoud (Shariif).

Sida ku cad buuga uu qoray ninka la dhaho James L.Newman ee  la mgaca baxay JIDADKA AAN GUULLANYAN (Paths Without Glory) uu kana qoray socdaaladii

Posted in Articles | Comments Off on Soomaalida iyo Ka War Hayntooda Aduunka 1854-1855..W/QAbdiqani Abdirahman Haji Mohamoud (Shariif).

Sheekh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diraya Marxuum Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare.

Sheekh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diraya Marxuum Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargaysa. Ilaahay

Posted in Articles | Comments Off on Sheekh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diraya Marxuum Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare.

Miyaa Hoosba Loo Dayey… W/Q Abdi Yuusuf

Aduunyada waxaa jira waxyaabo kaa yaabiya ama ku xiiso galiya, sidoo kale waxaad arkaysa wax ku hoos yaala balse aanad dareensanayn inuu aqoon

Posted in Articles | Comments Off on Miyaa Hoosba Loo Dayey… W/Q Abdi Yuusuf