Monthly Archives: January 2016

Boqortooyadda Sucuudiga Oo Shuruudo Ku Xidhay Shaqaale Ay Somaliya Ka Qaadanayso.

(SLT-Riyaad)-Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa go’aankii Dowlada Boqortooyada Sacuudiga ku shaacisay in shaqaale ay ka qaadaneyso Somalia kuwaasi oo ka

Posted in Focus, News | Comments Off on Boqortooyadda Sucuudiga Oo Shuruudo Ku Xidhay Shaqaale Ay Somaliya Ka Qaadanayso.

DAAWO: Waftigii Madaxweynaha Oo Gaadhay Burco Iyo Afhayeenka Madaxtooyada Oo Faah Faahin Ka Bixiyay U Jeedada Safarka.+SAWIRO

(SLT-Burco)-Waftigii balaadhan ee hogaaminayay Madaxaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa gaadhay Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, waxaana halkaa si

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: Waftigii Madaxweynaha Oo Gaadhay Burco Iyo Afhayeenka Madaxtooyada Oo Faah Faahin Ka Bixiyay U Jeedada Safarka.+SAWIRO

Faalo Ku Saabsan Kacdoonka Waddamada Carabta…W/Q:- Garyaqaan Mubaarig Cabdi Ismaaciil

kacdoonada carab ka soda waa qaar wakhtiyo iyo marxalado kala duwan ku bilaabmey ,ha noqoto aragti ay isku hayaan laba dhinac ,dano shisheeeye

Posted in Articles | Comments Off on Faalo Ku Saabsan Kacdoonka Waddamada Carabta…W/Q:- Garyaqaan Mubaarig Cabdi Ismaaciil

Nuxurka Kullan Dhex Maray Wefti Ka Socda Hay’adda Horumarinta Dalka Denmark Iyo Hoggaanka Xisbiga WADDANI.

(SLT-Hargeysa)-Hoggaanka Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha aqalka Wakiilada Somaliliand ahna guddoomiyaha Xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro,ayaa maanta Xafiiska

Posted in Focus, News | Comments Off on Nuxurka Kullan Dhex Maray Wefti Ka Socda Hay’adda Horumarinta Dalka Denmark Iyo Hoggaanka Xisbiga WADDANI.

Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Shahaadada Master-ta Lagu Guddoonsiinayay Arday Ka Dhamaystay Jaamacad Abaarso Tech.

(SLT-Hargeysa)-Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuradda Somaliland Mud. Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad balaadhan oo shahaadada Master-ta lagu guddoonsiinayay arday ka

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Shahaadada Master-ta Lagu Guddoonsiinayay Arday Ka Dhamaystay Jaamacad Abaarso Tech.

DAAWO: Jaaliyada Somaliland Ee Sweden Oo Aasaasay Urur La Dagaalami Doona Qabyaalada Ragaadisay Dalka.

(SLT-Sweden)-Jaaliyada Somaliland ee Dalka Sweden ayaa aasaasay urur la dagaalami doona Qabyaalada. Xafladii Aasaaska ururkaas Hoos Ka DAAWO. Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Jaaliyada Somaliland Ee Sweden Oo Aasaasay Urur La Dagaalami Doona Qabyaalada Ragaadisay Dalka.

Mid Ka Mid Wariyaasha Adduunka Ugu Caansanaa Oo Geeriyooday.

(SLT-London)-Warye Terry Wogan oo ka mid ahaa wariyeyaasha ugu waaweyn ee dalka Britain sanaddo badan ayaa geeriyooday. Mr. Wagon ayaa waxaa uu jiray

Posted in Focus, News | Comments Off on Mid Ka Mid Wariyaasha Adduunka Ugu Caansanaa Oo Geeriyooday.

DAAWO: Madaxweynaha Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Berbera Laguna Soo Dhaweeyay.

(SLT-Berbera) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wafti uu hoggaaminaayo oo ku sii jeeda Gobolada Bari, ayaa gaadhay Magaalada Berbera oo lagu soo dhaweeyay. Soo

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Madaxweynaha Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Berbera Laguna Soo Dhaweeyay.

Tufaaxii  aan tirsaday:   waxa  qoray  Cumar Seerbiya

Galab ayey qoraxdu iigu dhacday magaalada Boorama ma rabo in u hooydo magaalada oo ujeedkayguna muu ahayn markii horeba , waxaan ahay nin

Posted in Articles | Comments Off on Tufaaxii  aan tirsaday:   waxa  qoray  Cumar Seerbiya

Dawladda Kenya Oo Loogu Baaqay In Ciidankeeda Ay Kala Baxdo Somalia.

(SLT-Nairobi)-Xildhibaanada Kenya qaarkood ayaa u soo jeediyay dawlada Kenya inay qaadato go’aanka ah inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya maadaama ay dhibaato badan kala

Posted in Focus, News | Comments Off on Dawladda Kenya Oo Loogu Baaqay In Ciidankeeda Ay Kala Baxdo Somalia.