Monthly Archives: January 2016

Wasiir Warancadde Oo Ka Jawaabay Eedaymihii Ka Soo Yeedhay Taliyaha Laanta Socdaalka Somalia

Muqdisho (Somalilandtoday)- Taliyaha Laanta Socdaalka dalka Somalia Jeneraal Cabdillaahi Gaafow Maxamuud ayaa ku dooday inuu hayo warqad codsi ah oo uu wasiirka arrimaha

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiir Warancadde Oo Ka Jawaabay Eedaymihii Ka Soo Yeedhay Taliyaha Laanta Socdaalka Somalia

Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Itoobiya Oo Soo Dhaweyn Casho Sharaf Ah U Sameeyay Orodyahanada Mo Farah Iyo Jamac Karaciin.

(SLT-Addis-ababa) Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya Maxamuud Aadan Jaamac ayaa soo dhaweyn iyo casho sharaf u sameeyay orodyahanada caanka ah ee

Posted in Focus, News | Comments Off on Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Itoobiya Oo Soo Dhaweyn Casho Sharaf Ah U Sameeyay Orodyahanada Mo Farah Iyo Jamac Karaciin.

Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Oo Dhagax Dhigay Xarunta Wasaaradda Ee Gobolka Saraar

(SLT-Caynaba) Wasiiru Dawlaha Waxbarashada  Axmed Nuur Faahiye ayaa dhagax dhigay xarunta Wasaarada ee Gobolka Saraar. Dhagax dhiga xarunta  Waxbarashada oo laga dhisi doono

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Oo Dhagax Dhigay Xarunta Wasaaradda Ee Gobolka Saraar

DAAWO: Urur Lagu Magacaabo Samo-Talis Oo Ay Ku Midoobeen Mujahidiintii SNM Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Burco.

(SLT-Burco)Urur Samo Talis loo bixiyay oo ay ku midoobeen Mujahidiintii ururkii xaqu dirirka ahaa ee SNM, ayaa lagaga dhawaaqay xarunta Gobolka Togdheer ee

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Urur Lagu Magacaabo Samo-Talis Oo Ay Ku Midoobeen Mujahidiintii SNM Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Burco.

DAAWO: Xisbiga WADANI Oo Shacbiga Togdheer Ku Ammaanay U Soo Bixidii Diwaan-galinta.

(SLT-Burco)Xisbiga WADANI ayaa ku hanbalyeeyay Shacbiga Gobolka Togdheer hanaankii ay ugu soo baxeen Diwaan-galinta oo wajigeedi labaad soo gebo gaboobmay, sidoo kalena ugu

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xisbiga WADANI Oo Shacbiga Togdheer Ku Ammaanay U Soo Bixidii Diwaan-galinta.

DAAWO: Taliyaha Laanta Socdaalka Soomaaliya Oo Sheegay In Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL U Soo Qoray Warqad Codsiya.

(SLT-Muqdisho) Taliyaha Laanta Socdaalka dalka Soomaaliya Gen: Cabdillaahi Gafow Maxamuud ayaa sheegay in Wasiirka arrimaha gudaha JSL Cali Maxamed Warancadde uu warqad codsiya

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Taliyaha Laanta Socdaalka Soomaaliya Oo Sheegay In Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL U Soo Qoray Warqad Codsiya.

Soomaalida Riddawday! W/Q: Maxamed Fu’aad Xasan Dhago-cadde

Waa dhalinyar luntay, waa dad diin laaweyaal ah, waa kooxo caqli ku filan oo ay samaanta iyo xumaanta ku kala gartaan ku jirin,

Posted in Articles | Comments Off on Soomaalida Riddawday! W/Q: Maxamed Fu’aad Xasan Dhago-cadde

Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Oo Magaalada Addis-ababa Kula Kulmay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.

(SLT-Addis-ababa) Madaxweynaha dalkaasi  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa kula kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Posted in Focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Oo Magaalada Addis-ababa Kula Kulmay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.

qalbigu waa maxey?, maxaa keena xanuunada qalbiga, iyo cafimaadka. by; fuaad qawdhan arimaha bulshada london

1) Qaluubta , axwaashooda iyo noocyadooda: Waa maxay qalbigu? Qalbigu waa cad yar oo ku yaala korka dhiniciisa bidix ee laabta ( wadanah),

Posted in Articles | Comments Off on qalbigu waa maxey?, maxaa keena xanuunada qalbiga, iyo cafimaadka. by; fuaad qawdhan arimaha bulshada london

Soo Dhawaynta Murrashax Jamaal Cali Xuseen Oo Si Wayn Looga Dareemayo Dalka Canad.

(SLT-Toronto)-Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan. Jamaal Cali Xuseen oo muddooyinkii uu danbeyey safar shaqo ku joogay dalka Maraynkanka kulamana la yeeshay Madaxda

Posted in Focus, News | Comments Off on Soo Dhawaynta Murrashax Jamaal Cali Xuseen Oo Si Wayn Looga Dareemayo Dalka Canad.