Monthly Archives: December 2015

Dhalan-Guurka Nolosha Soomaalida Geeska Afrika, W/Q: Cali Cabdi Coomay

Bal dhuux oo dhugo dhammaan is-bedelladan hoose ee adhaxda jabiyey bulshooyinka Soomaalida ah ee ku dhaqan Geeska Afrika iyo sida aan dareen badan

Posted in Articles | Comments Off on Dhalan-Guurka Nolosha Soomaalida Geeska Afrika, W/Q: Cali Cabdi Coomay

DAAWO: Wiilyar Oo Lagu Afduubay Magaalada Hargeysa Oo Ka Warbixiyay Sidii Loo Afduubay Iyo Cida Afduubtay

(SLT-Hargaysa) Wiilkan aad ka arki doontaan Muqaalka, waxaa lagu afduubay Magaalada Hargaysa ee Caasimada Somaliland, arrintan oo ugub ku ah dalka. Hoos Ka

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Wiilyar Oo Lagu Afduubay Magaalada Hargeysa Oo Ka Warbixiyay Sidii Loo Afduubay Iyo Cida Afduubtay

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Xukuumadda Ugu Baqaay Inay Talaabo Ka Qaado Hay’adaha Qaramada Midoobay.

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ugu baaqay Xukuumadda Somaliland inay talaabo ka qaado hay’adaha Qaramada Midoobay ee

Posted in Focus, News | Comments Off on Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Xukuumadda Ugu Baqaay Inay Talaabo Ka Qaado Hay’adaha Qaramada Midoobay.

DAAWO: Kaydka Qadiimiga Ah Ee Radio Hargaysa Oo Qalab Casri Ah Loogu Deeqay.

(SLT-Hargeysa)-Agaasimaha guud ee wasaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Md. Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase) ayaa maanta ka gudoomay shirkadda Personal computer qalab  ay ugu

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Kaydka Qadiimiga Ah Ee Radio Hargaysa Oo Qalab Casri Ah Loogu Deeqay.

JABUUTI: Wasiirkii Hore Ee Diinta Iyo Awqaafta Oo Xabsiga La Dhigay Isaga Oo Dhaawac Ah.

(SLT-Jabuuti)-Dowladda Djibouti ayaa shalay xabsiga dhigtay wasiirkii hore ee Diinta iyo Awqaafta Xaamud Cabdi Suldaan oo dhawaan ku dhaawacmay rabshadihii ka dhacay Dhjibouti.

Posted in Focus, News | Comments Off on JABUUTI: Wasiirkii Hore Ee Diinta Iyo Awqaafta Oo Xabsiga La Dhigay Isaga Oo Dhaawac Ah.

Xisbiga WADANI Oo Magacaabay Guddida Heer Qaran Ee Diwaangalinta Codbixiyaasha.

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa manta magacaabay gudida diiwaangelinta xisbiga ee Heerqaran. Sidaana waxaa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray xisbigu oo

Posted in Focus, News | Comments Off on Xisbiga WADANI Oo Magacaabay Guddida Heer Qaran Ee Diwaangalinta Codbixiyaasha.

DAAWO: Xukuumada Somaliland Oo Mabnuucday Xafladaha Xuska Sannadka Cusub Ee 2016.

(SLT-Hargeysa)-Xukuumada Somaliland ayaa mabnuucday xaflado laga sameeyo ama loogu dabaal dego sannad cusub ee 2016, sidaana waxaa shaaciyay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Diinta

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xukuumada Somaliland Oo Mabnuucday Xafladaha Xuska Sannadka Cusub Ee 2016.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Iyo Musharrax Jamaal Cali Xuseen Oo Dhamaystay Khilaafkoodi. +DAAWO

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe iyo Musharraxa Xisbiga Jamaal Cali Xuseen ayaa shaaciyay inay dhammaysteen khilaafkii kala irdheeyay. Sidaana waxay ku

Posted in Focus, News | Comments Off on Guddoomiyaha Xisbiga UCID Iyo Musharrax Jamaal Cali Xuseen Oo Dhamaystay Khilaafkoodi. +DAAWO

Wasiirka Qorshaynta Somaliland Oo Rer Hargaysa Ugu Bushaareeyay Inay Biyo Kufilan Helidoonan.

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland, Cali Salaan Jirde (Cali Shoonbe) ayaa ugu bushaareeyay shacbiga rer Hargaysa inay heli doonaan biyo ku filan. Wasiirka oo

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiirka Qorshaynta Somaliland Oo Rer Hargaysa Ugu Bushaareeyay Inay Biyo Kufilan Helidoonan.

Sicir Bararka Maxaa Keena Daweeyntiisu Se Maxay Tahay? Sicirbararka (Inflation)

Waxa beryahanba dalka ka taagnaa sicir barar kolba kolka ka dambeysa sii kordhayey. Waana mid aynu wax la wadaagno adduunka, wax badanina ay

Posted in Articles | Comments Off on Sicir Bararka Maxaa Keena Daweeyntiisu Se Maxay Tahay? Sicirbararka (Inflation)