Monthly Archives: December 2015

DUBAI: Dab Baaxad Leh Oo Ka Kacay Dhismaha Ugu Dheer Adduunka Ee Burji Khaliifa. DAAWO

(SLT-Dubai)-Dab aad u holcaya ayaa ka kacay meherad ganacsi oo ku taalla badhtamaha magaalada Dubai kuna dhegan daarta adduunka ugu dheer ee Burji

Posted in Entertainment | Comments Off on DUBAI: Dab Baaxad Leh Oo Ka Kacay Dhismaha Ugu Dheer Adduunka Ee Burji Khaliifa. DAAWO

DUBAI: Dab Xoogan Oo Qabsaday Huteelka The Address Oo U Dhaw Dhismaha Adduunka Ugu Dheer Ee Burji Khaliifa.+SAWIRO

(SLT-Dubai) Dab xoogan ayaa qabsaday Hutel dheer oo ku yaal badhtamaha magaalada Dubai ee dalka Isu taga Imaaraadka Carabta. Hutelkan oo lagu magacaabo The

Posted in Focus, News | Comments Off on DUBAI: Dab Xoogan Oo Qabsaday Huteelka The Address Oo U Dhaw Dhismaha Adduunka Ugu Dheer Ee Burji Khaliifa.+SAWIRO

Hambalyo Meher Oo Ku Socota Al-ustaad Abdirahman Sacad

Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo hawlwadeenada kale ee Kulliyadda dhaqaalaha iyo siyaasadda ee jaamacadda Hargeysa waxay halkan hambalyo kal iyo laab ah uga dirayaan

Posted in Articles | Comments Off on Hambalyo Meher Oo Ku Socota Al-ustaad Abdirahman Sacad

Bahda Somalilandtoday Media Group: Waxay Akhristayaashooda Leeyihiin Sannad Wanaagsan. +Xulashada Heesta Sannadka Iyo Proff. A. Samatar

(SLT-Hargaysa) Bahada Somalilandtoday Media Group, oo kala ah Shabakada wararka ee caalamiga ah www.somalilandtoday.com iyo Wargayska Somalilandtoday oo ah maalin-le Madax banaan oo

Posted in Focus, News | Comments Off on Bahda Somalilandtoday Media Group: Waxay Akhristayaashooda Leeyihiin Sannad Wanaagsan. +Xulashada Heesta Sannadka Iyo Proff. A. Samatar

TOGDHEER: Heerka Sicir Bararka Oo Maraya Halkii Ugu Saraysay Iyo Baaqa Bulshada

(SLT-Burco)- Dadwaynaha gobolka Togdheer ayaa walaac wayn ka muujiyey sicir barar aad u daran oo gobolka Togdheer ka taagan waxaanay baaq iyo cabashayo

Posted in Focus, News | Comments Off on TOGDHEER: Heerka Sicir Bararka Oo Maraya Halkii Ugu Saraysay Iyo Baaqa Bulshada

Guddoomiyaha KULMIYE Ahna Musharraxa Xisbiga Oo Hanbalyo U Diray Sannadka Cusub Shacbiga Somaliland Iyo Shucuubta Islaamka.

(SLT-Hargaysa)Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah hay’adaha xisbiga iyo taageerayaasha xisbiga waxa uu hambalyo

Posted in Focus, News | Comments Off on Guddoomiyaha KULMIYE Ahna Musharraxa Xisbiga Oo Hanbalyo U Diray Sannadka Cusub Shacbiga Somaliland Iyo Shucuubta Islaamka.

Radio Hargaysa Oo Ah Ilaacada Ugu Da’da Weyn Soomaalida Oo Heshay Qalab Sahlaaya Baahinta Barnaamijyadi 1960-maadki.+SAWIRO

(SLT-Hargaysa) Ilaacada Radio Hargaysa oo ah Maqal baahiyaha ugu da’da weyn Warbaahinta Soomaalida lana furay xiligii maxmiyadi Boqortooyada Ingiriisku ka talinaysay dhulka Somaliland,

Posted in Focus, News | Comments Off on Radio Hargaysa Oo Ah Ilaacada Ugu Da’da Weyn Soomaalida Oo Heshay Qalab Sahlaaya Baahinta Barnaamijyadi 1960-maadki.+SAWIRO

Guddoomiye Cirro Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Shucuubta Caalamka Ku Hambalyeeyey Curashada Sanadka Cusub Ee Miilaadiga 2016

(SLT-Hargaysa)Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Ahn Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro,isagoo ku haddlaya Magacisa ka Shir- Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Ka

Posted in Focus, News | Comments Off on Guddoomiye Cirro Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Shucuubta Caalamka Ku Hambalyeeyey Curashada Sanadka Cusub Ee Miilaadiga 2016

Haddaan noolaado! W.Q: Barkhad M. Kaariye

Qof waliba degdeggiisa wuxuu u egyahay mid ku socda ballan uu ka habsaamay ama shaqo laga sugayo. Dadku waxay u wada muuqdaan kuwo

Posted in Articles | Comments Off on Haddaan noolaado! W.Q: Barkhad M. Kaariye

Halgankii Tukayaasha bogaadshay, hal na aan ka cesho Hadimadii Turqayaasha

Sida ladhka sare kaa ga muuqata, qoraalkani waa laba mowduuc oo midi bogaadin yahay mid na falanqayn. Waa bogaadin aan bogaadinayo buugga Halgankii

Posted in Articles | Comments Off on Halgankii Tukayaasha bogaadshay, hal na aan ka cesho Hadimadii Turqayaasha