Monthly Archives: November 2015

Wasiirka Wasaaradda Macdan Iyo Tamarta Somaliland Oo Ka Hadlay Nuxurka Marti Qaad Uu Ka Helay Waddanka Talyaaniga.

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale ayaa faah-faahiyay socdaal uu ku tagay dalka Talyaaniga waxaan uu sheegay in ay martiqaad

Posted in Focus, News | Comments Off on Wasiirka Wasaaradda Macdan Iyo Tamarta Somaliland Oo Ka Hadlay Nuxurka Marti Qaad Uu Ka Helay Waddanka Talyaaniga.

DAAWO: Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Oo Ah Ka Hadlay Khilaafka U Dhexeeya Guddoomiyaha Iyo Murrashaxiinta Xisbiga UCID

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ah Xildhibaanka Kaliya ee golaha wakiilada ugu jira Xisbiga Macaaradka ah ee Ucid ayaa ka hadlay khilaafka ka

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Oo Ah Ka Hadlay Khilaafka U Dhexeeya Guddoomiyaha Iyo Murrashaxiinta Xisbiga UCID

DAAWO: Gudida Daba-galka Hantida Qaranka Oo Sheegay In Wasiir Cukuse Ka Raaligaliyay Hadalo Uu Hore Warbaahinta Ugu Mariyay Iyo Guddida Oo Qirtay In Aanay Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wasiirka Toona Ku Eedayn Musuq Maasuq.

(SLT-Hargeysa)-Gudida Ilaalinta Iyo Dabagalka Hantida Qaran ee golaha wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay in Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi galinta Somaliland Md. 

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on DAAWO: Gudida Daba-galka Hantida Qaranka Oo Sheegay In Wasiir Cukuse Ka Raaligaliyay Hadalo Uu Hore Warbaahinta Ugu Mariyay Iyo Guddida Oo Qirtay In Aanay Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wasiirka Toona Ku Eedayn Musuq Maasuq.

Askarigii Sheekha Nagu Noqday….W/Q:- Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare).

Mar keliya ayaa waxa agtayada soo joogsaday baabuur Laankuruusar ah. Waxa saaran guddoomiyaha gobolka Togdheer. Waxa aanu ahayn saddex nin oo dhalinyaro ah

Posted in Articles | Comments Off on Askarigii Sheekha Nagu Noqday….W/Q:- Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare).

Agaasimihii Bulsho TV Cabdirashiid Nuur Wacays Iyo Wariye Siciid Khadar Cabdillahi Oo Xabsiga La Dhigay.

(SLT-Hargeysa)-Agaasimihii Bulsho Tv Rashiid Nuur Wacays Iyo Wariye Saciid Khadar Cabdilaahi Oo Xabsiga La Dhigay Ee Magallada Hargeisa. Xadhigan Labada Wariye Ayay Ka

Posted in Focus, News | Comments Off on Agaasimihii Bulsho TV Cabdirashiid Nuur Wacays Iyo Wariye Siciid Khadar Cabdillahi Oo Xabsiga La Dhigay.

Baradho Kaga Difaac Calooshaada Kansarka Hassan Maal

Cilmi-baadhayaasha Jaamacadda Zhejiang ee Shiinaha oo dib-u-eegid ku sameeyey, 76 baadhitaan oo ku saabsanaa nidaamka cuntada, ayaa ogaadey, in baradhada lagu kariyo Uumigu

Posted in Articles | Comments Off on Baradho Kaga Difaac Calooshaada Kansarka Hassan Maal

DAAWO: Maamulka Gobolka Togdheer Oo Kormeer Sheqo Ku Tagay Degmada Qoryaala

(SLT-Qoryaala)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka gobolka togdheer oo ay weheliyaan Maayarka Magaalada Burco Taliye ku-xigeen qaybta Magaalada Burco saaka gaadhay Dagmada

Posted in Focus, News | Comments Off on DAAWO: Maamulka Gobolka Togdheer Oo Kormeer Sheqo Ku Tagay Degmada Qoryaala

“Cirro Isagaa Igu Kibray, Isagoo La Aqoon baan Dusha ka saaray Somaliland Oo Dhan, Tolkiina Cod Imuu Siin” Faysal Cali Waraabe

(SLT-Hargeysa)-Iyadoo dhawaan uun ay ahayd ka dib markii uu si toos ah usoo ifbaxay khilaaf baahsan oo u dhexeeya masuuliyiinta sar-sare ee xisbiga

Posted in Advertise, Focus, News | Comments Off on “Cirro Isagaa Igu Kibray, Isagoo La Aqoon baan Dusha ka saaray Somaliland Oo Dhan, Tolkiina Cod Imuu Siin” Faysal Cali Waraabe

Eng Faysal Ali Waraabe waxan ugu baaqaayaa inuu ixtiraamo heshiishkii dhex maray Aqoonyahan Jamal Ali Hussein

Marka hore waxan halkan ka salaamaya dhaman shacab weynaha reer Somaliland gaar ahaana , taageerayaasha xisbiga cadaalada iyo daryeelka jsl ee UCID ,

Posted in Articles | Comments Off on Eng Faysal Ali Waraabe waxan ugu baaqaayaa inuu ixtiraamo heshiishkii dhex maray Aqoonyahan Jamal Ali Hussein

Dhaxalkii askariga! (Qaybtii 3aad)

Qaybtanna waxa ay ka sii socon doontaa halkii ay inoo joogtay qaybtii hore. Iyada oo aan la kala reebin, ayaan-darrooyinkaas dalka ka dhacday

Posted in Articles | Comments Off on Dhaxalkii askariga! (Qaybtii 3aad)